Himilo – Cilmi baaris ay samaysay shirkadda Kaspersky, oo ay ka qayb galeen 7,200 qof, ayaa muujisay in in ka badan rubuc ka mid ah jiilka Gen Z ay sirdoonka macmalka ah (AI) ula macaamilaan sida saaxiib, iyagoo u adeegsada taageero shucuureed iyo arrimo gaar ah. Qiyaastii 27% ka mid ah Gen Z waxay sheegeen […]
Himilo – Dukaan buugaagta lagu iibiyo oo ku yaalla California ayaa dhawaan helay xirmo ay ku jireen buug la xaday 40 sano ka hor, qoraal raalli-gelin ah iyo $100. Dukaanka Booklegger ee magaalada Old Town Eureka ayaa sheegay in shaqaaluhu markii ay fureen xirmada ay ka heleen buugga The Unstrung Harp ee uu qoray Edward […]
Himilo – Maalinta caalamiga ah ee dhalinyarada ayaa la xusaa sanad walba 12 Agoosto. Munaasabadan gaarka ah ayaa lagu xusayaa kartida, waxqabadka, iyo wax ku biirinta dhalinyarada aduunka. Maalintani maaha kaliya in la muujiyo dhibaatooyinka soo wajaha dhallinyaradu laakiin sidoo kale waxay ku saabsan tahay u dabbaaldegga doorkooda la-hawlgalayaasha lama huraanka ah ee dhisidda mustaqbal […]
Himilo – Magaalada Kano ee waqooyiga Nayjeeriya waxaa lagu qabtay aroos wadareed ay ku midoobeen 1,500 lammaane, iyadoo maamulka gobolka uu sheegay in munaasabadda loogu talagalay in lagu caawiyo qoysaska danyarta ah ee aan awoodin kharashaadka guurka, isla markaana lagu xoojiyo xasilloonida bulshada. Munaasabadda oo socotay laba maalmood ayaa waxaa maalgeliyay barnaamijka daryeelka bulshada ee…
Himilo – Daraasiin ka mid ah shaqaalaha caafimaadka ee ka qeyb qaadanaya la tacaalidda cudurka Ebola ee bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo ayaa Khamiistii mudaharaad ka dhigay magaalada Bunia ee gobolka Ituri, iyagoo ka cabanaya mushahar iyo gunnooyin aan la siin tan iyo markii cudurka lagu dhawaaqay bartamihii bishii May. Mudaharaadka ayaa saameeyay xarumo caafimaad oo […]