# Radio Himilo

Posts from Radio Himilo, via the RSS Amplifier directory.

Page: <https://rssamplifier.com/radiohimilo-so>  
Feed: <https://rssamplifier.com/radiohimilo-so.md>

---

## [Daraasad: Dhallinyarada &#8220;Gen Z&#8221; waxay AI ula dhaqmaan sida saaxiib](https://radiohimilo.so/daraasad-gen-z-waxay-ai-ula-dhaqmaan-sida-saaxiib/)

_2026-08-20 · Himilo Radio_

Himilo – Cilmi baaris ay samaysay shirkadda Kaspersky, oo ay ka qayb galeen 7,200 qof, ayaa muujisay in in ka badan rubuc ka mid ah jiilka Gen Z ay sirdoonka macmalka ah (AI) ula macaamilaan sida saaxiib, iyagoo u adeegsada taageero shucuureed iyo arrimo gaar ah. Qiyaastii 27% ka mid ah Gen Z waxay sheegeen \[…\]

## [Buug la xaday 40 sano ka hor oo dib loogu celiyay dukaankii, iyadoo raalli-gelin iyo $100 lagu lifaaqay](https://radiohimilo.so/buug-la-xaday-40-sano-ka-hor-oo-dib-loogu-celiyay-dukaankii-iyadoo-raalli-gelin-iyo-100-lagu-lifaaqay/)

_2026-08-18 · Himilo Radio_

Himilo – Dukaan buugaagta lagu iibiyo oo ku yaalla California ayaa dhawaan helay xirmo ay ku jireen buug la xaday 40 sano ka hor, qoraal raalli-gelin ah iyo $100. Dukaanka Booklegger ee magaalada Old Town Eureka ayaa sheegay in shaqaaluhu markii ay fureen xirmada ay ka heleen buugga The Unstrung Harp ee uu qoray Edward \[…\]

## [Casharka Tafsiirka Maay 66aad](https://radiohimilo.so/casharka-tafsiirka-maay-66aad/)

_2026-08-15 · Himilo Radio_

[Listen](https://radiohimilo.so/wp-content/uploads/2026/08/Casharka-Tafsiirka-Maay-66aad.mp3)

## [Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada](https://radiohimilo.so/maalinta-caalamiga-ah-ee-dhallinyarada/)

_2026-08-13 · Himilo Radio_

Himilo – Maalinta caalamiga ah ee dhalinyarada ayaa la xusaa sanad walba 12 Agoosto. Munaasabadan gaarka ah ayaa lagu xusayaa kartida, waxqabadka, iyo wax ku biirinta dhalinyarada aduunka. Maalintani maaha kaliya in la muujiyo dhibaatooyinka soo wajaha dhallinyaradu laakiin sidoo kale waxay ku saabsan tahay u dabbaaldegga doorkooda la-hawlgalayaasha lama huraanka ah ee dhisidda mustaqbal \[…\]

## [Arday muddo saddex toddobaad ah loo carbinaayo suuqa shaqada](https://radiohimilo.so/arday-muddo-saddex-toddobaad-ah-loo-carbinaayo-suuqa-shaqada/)

_2026-08-10 · Himilo Radio_

## [Nigeria: 1,500 lammaane oo aroos wadareed loogu qabtay gobolka Kano](https://radiohimilo.so/nigeria-1500-lammaane-oo-aroos-wadareed-loogu-qabtay-gobolka-kano/)

_2026-08-09 · Himilo Radio_

Himilo – Magaalada Kano ee waqooyiga Nayjeeriya waxaa lagu qabtay aroos wadareed ay ku midoobeen 1,500 lammaane, iyadoo maamulka gobolka uu sheegay in munaasabadda loogu talagalay in lagu caawiyo qoysaska danyarta ah ee aan awoodin kharashaadka guurka, isla markaana lagu xoojiyo xasilloonida bulshada. Munaasabadda oo socotay laba maalmood ayaa waxaa maalgeliyay barnaamijka daryeelka bulshada ee…

## [Wiil 18 jir ah oo noqday borofisarkii jaamacadeed ee ugu da’da yaraa dunida](https://radiohimilo.so/wiil-18-jir-ah-oo-noqday-borofisarkii-jaamacadeed-ee-ugu-dada-yaraa-dunida/)

_2026-08-08 · Himilo Radio_

Himilo – Nathan Thomas, oo hadda 21 jir ah, ayaa Guinness World Records ku mutay inuu noqday borofisarkii jaamacadeed ee ragga ugu da’da yaraa abid, kaddib markii uu waxbarid ka bilaabay Miami Dade College ee gobolka Florida bishii Agoosto 2023, isagoo jiray 18 sano iyo 346 maalmood. Thomas oo ahaa ilmo hibadiisu sareyso dhinaca injineernimada \[…\]

## [Casharka Tafsiirka Maay 65aad](https://radiohimilo.so/casharka-tafsiirka-maay-65aad/)

_2026-08-08 · Himilo Radio_

[Listen](https://radiohimilo.so/wp-content/uploads/2026/08/Casharka-Tafsiirka-Maay-65aad.mp3)

## [Shaqaale caafimaad oo ka mudaharaaday mushahar la&#8217;aan, iyadoo Ebola ku sii fidayo Bariga Congo](https://radiohimilo.so/shaqaale-caafimaad-oo-ka-mudaharaaday-mushahar-laaan-iyadoo-ebola-ku-sii-fidayo-bariga-congo/)

_2026-08-06 · Himilo Radio_

Himilo – Daraasiin ka mid ah shaqaalaha caafimaadka ee ka qeyb qaadanaya la tacaalidda cudurka Ebola ee bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo ayaa Khamiistii mudaharaad ka dhigay magaalada Bunia ee gobolka Ituri, iyagoo ka cabanaya mushahar iyo gunnooyin aan la siin tan iyo markii cudurka lagu dhawaaqay bartamihii bishii May. Mudaharaadka ayaa saameeyay xarumo caafimaad oo \[…\]

## [Find it on Amazon (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/z7Lf9rnPMP28)

_2026-08-06 · **Sponsored**_

Open the Amazon product listing to see details and availability

## [Jaamacadda Muqdisho oo ku dhawaad 90 qareen maamuustay](https://radiohimilo.so/jaamacadda-muqdisho-oo-ku-dhawaad-90-qareen-maamuustay/)

_2026-08-05 · Himilo Radio_

