Blog
Puntland State Police PSP
Subscribe: .rss .atom .json .md
Live Last read 9 hours ago · last published 44 days ago · next check scheduled
news puntland booliska booliska puntland ciidanka ciidanka booliska ciidanka booliska puntland ayaa oo taliyaha guuto iyo Latest posts Ciidanka Booliska Puntland wuxuu ku wargelinayaa shacabka sharafta leh in qof kasta oo arka ama maqla cid looga shakisan yahay inay xiriir la leedahay kooxahaas naf-la-caariga ah, ay si degdeg ah ula soo xiriiraan ciidanka booliska Dowladda Puntland iyagoo wacaya lambarka gaaban ee 999,
Jul 8, 2026 · Police Media
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, S/Guuto Mumin Abdi Shire,ayaa magacaabay Taliyaha Howlgalinta gobolka Nugaal Warqad ka soo baxday Xafiiska Hoggaanka Ciidanka Booliska Puntland, oo tirsigeedu yahay HCB/X/07/2216/26, kuna taariikheysan 07/7/2026, ayaa lagu shaaciyey magacaabistan. Taliyaha Ciidanka Booliska, isagoo tixraacaya danta shaqada, baahida amni iyo hufnaanta howlaha ciidanka, wuxuu 1,…
Jul 8, 2026 · Police Media
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Mumin Cabdi Shire, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka Horumarinta Hoggaanka Dambi-baarista (CID) Puntland. Shirka waxaa ka qayb galay Hoggaanka CID Puntland, G/sare Maxamuud Cabdi Xakiim Hogaanka Howlaha G/sare Cabdirisaaq Darwiish,Hoggaan Ku-xigeenka 2-aad ee CID, G/sare Abshir Xuseen Siciid madaxda waaxyaha Hoggaanka , iyo Taliyeyaasha…
Jul 7, 2026 · Police Media
Godod June 26, 2026: Taliye Ku-xigeenka 2-aad ee Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Cabdiqaadir Jaamac Dirir, ayaa maanta si rasmi ah u furay tababarka Dufcadda 12-aad ee Feyr-celinta Ciidanka Booliska Puntland. Mas’uuliyiintii ka qayb-gashay munaasabadda ayaa markii ay gaadheen Dugsiga Tababarka ee Godod waxaa si diirran ugu soo dhaweeyey Taliyaha Dugsiga Tababarka, G/Sare Cabdi Aadan […]
Jul 7, 2026 · Police Media
Garowe:- Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Muumin Cabdi Shire, ayaa guddoomiyay shirkii Khamiislaha ahaa ee Taliska Ciidanka Booliska, kaas oo ay warbixino ku soo bandhigeen hoggaannada iyo laamaha kala duwan ee ciidanka. Shirka waxaa ka qayb galay Taliye kuxigeenka 1aad ee Booliska Puntland Sarreeye Caydiid Axmed Nuur,Hogaanada waxaana diiradda lagu saaray xaaladda amniga…
Jul 7, 2026 · Police Media
Garoowe, 04 July 2026:Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire,ayaa magacaabay Taliyaha Guutada Birmadka booliska DPL,Taliyaha ururka 1aad iyo Taliyaha Ururka 2aad. Warqad ka soo baxday Xafiiska Hoggaanka Ciidanka Booliska Puntland, oo tirsigeedu yahay HCB/X/04/2213/26, kuna taariikheysan 04/7/2026, ayaa lagu shaaciyey magacaabistan. Taliyaha Ciidanka Booliska, isagoo…
Jul 7, 2026 · Police Media
Hoggaanka Ilaalinta Canshuuraha Dowladda Puntland, G/Sare Cabdiwaaxid Cabdalle Warsame, Kaaliyaha Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland G/Sare Axmed Cabdi Sugulle, iyo Taliyaha CID-da Gobolka Bari Dhamme Maxamed Siciid Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay Dekedda magaalada Boosaaso. Kormeerka oo ujeedkiisu ahaa u kuurgalidda habsami u socodka shaqada dekedda, ayaa waxaa masuuliyiinta ku soo…
Jul 7, 2026 · Police Media
Gaalkacyo, March 14, 2026: Taliye Ku-xigeenka 2-aad ee Ciidanka Booliska Puntland, Cismaan Cigge, ayaa maanta shir-guddoomiyay Shirka Amniga Guud ee Gobolka Mudug oo ka qabsoomay magaalada Gaalkacyo. Kulanka waxaa ka qayb galay Guddoomiyaha Gobolka Mudug, mudane Faysal Sheekh Cali (Jifo-jabsade), Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Mudug, mudane Maxamed Xasan Xuseen (Wallore), saraakiisha kala duwan ee…
Mar 12, 2026 · Police Media
March 2026: Taliye ku-xigeenka labaad ee Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye guuto Cismaan Maxamuud Ciise ayaa furay tababar dib-u-xoojin (refresh training) ah oo loo qabtay ciidanka booliska qaybaha gobollada Mudug, Nugaal iyo Haylaan. Tababarkan ayaa diiradda lagu saaraya dib-u-xoojinta aqoonta iyo xirfadaha aasaasiga ah ee shaqada booliska, si loo kordhiyo tayada iyo hufnaanta hawlaha ay…
Mar 5, 2026 · Police Media
Gaalkacyo: Taliye ku xigeenka qaybta booliiska gobalka Mudug, Gaashaanle Dhexe, Cabdi Siciid Xuseen Jamac (Koomaad) iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Mudug, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha, Mudane Mohamed Hasan Hussein (Wallore), oo ay wehliyaan Duqa Degmada Gaalkacyo, Taliyaha Howlgalinta Gobolka iyo saraakiil kale oo ka tirsan laamaha amniga gobolka iyo degmada, ayaa caawa kormeer amni ku sameeyay…
Feb 21, 2026 · Police Media
← Prev ✦ Random Next → Visit ↗ Feed Kagi ↗