RSS Amplifier

Blog

Office of the Prime Minister of Somalia — News

Latest news and press releases from the Office of the Prime Minister of Somalia.

opm.gov.soSource feed ↗10 posts

Live Last read · last published · next check

Latest posts

Hadal-jeedinta Mudane Xamsa Cabdi Barre, R/W JFS, Shirweynaha 2-aad ee Qaran ee Maalgashiga Nidaamka Beeraha & Cunnada Soomaaliya — NAFIS 2026, 11 Agoosto 2026, Hotel Jazeera, Muqdisho

Beeruhu Waa Mustaqbalka Dhaqaalaha Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay wafdi ka socda Dowladda Qatar

Ra’iisul Wasaare Xamsa

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮 𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐈𝐬𝐭𝐚𝐫𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐝𝐡𝐞𝐱𝐠𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐆𝐞𝐞𝐬𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮 𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐮𝐛𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐁𝐞𝐞𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐍𝐢𝐝𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐜𝐮𝐧𝐭𝐚𝐝𝐚 𝐮𝐮 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐮 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐞𝐞𝐧𝐧𝐚

RW Xamsa

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛 𝐭𝐢𝐫𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝-𝐠𝐮𝐮𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢 𝐁𝐚𝐫𝐢

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛 𝐭𝐢𝐫𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝-𝐠𝐮𝐮𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢 𝐁𝐚𝐫𝐢

Dowladda Ayaa Si Dhammeystiran u Qalabeysay Isbitaalka Martiini Ee Loo Asteeyay Daweynta Bukaannada COVID19

Muqdisho, Talaado, April 21, 2020— Dowladda Soomaaliya oo ku dadaaleysa in sida ugu habboon uguna dhaqsaha badan loo xakameeyo cudurka CODIV-19, ayaa qalabkii caafimaad ee loo baahnaa u dhammeystirtay isbitaalka Martiini

Dowladda Oo Wax Ka Bedeshay Bandawga Qeybta Ka Ah Dadaallada Lagu Xakameynayo Faafitaanka COVID-19

Muqdisho, Arbaco, April 22, 2020— Laga bilaabo habeenka ugu horreeya ee bisha Ramadaan, Bandowga xilliyadda habeenkii saarnaa magaalada Muqdisho ayaa muda hal saac ah laga soo horumariyay xilligii hore. Bandawga waxuu bi

Dowladda Oo Shaaciyay Inay Kordheen Tirada Xaaladaha Iyo Dadka Ugu Geeriyooday COVID-19

Muqdisho, Khamiis, April 23, 2020— Dowladda Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay in laba ruux oo kamid ah dadkii laga helay cudurka COVID-19 ay geeriyoodeen, 42 xaaladood oo cusubna ay soo kordheen kadib baaritaanno lagu sa

Ra’iisul Wasaare Khayre: Qalab Caafimaad Oo Dibdda Aan Ka Dalbannay Ayaa Dhawaan Dalka Soo Gaaraya, Waxaana Loo Qaybinayaa Dowlad Gobaleedyada

Muqdisho, Khamiis, April 23, 2020— Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlay dadaallada lagu xakameynayo cudurka COVID-19 ee dalkeenna ku faafaya, ayaa caddeeyay in mad

Dowladda Oo Diyaarisay Qorshe Lagu Yareynayo Saamaynta Cudurka COVID-19 Uu Ku Yeelanayo Waxbarashada

Muqdisho, Khamiis, April 23, 2020— Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka jawaabaysa saamaynta uu cudurka COVID-19 ku yeeshay habsami u socodka waxbarashada ayaa diy