# wararka (news sources) — RSS Amplifier

Recent posts from the 2 feeds in the RSS Amplifier directory that cover wararka.

Page: <https://rssamplifier.com/topics/wararka/news>  
Feed: <https://rssamplifier.com/topics/wararka/news.md>

---

## [Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?](https://shabellemedia.com/maxaa-looga-hadlay-shirka-gollaha-wasiiradda-xukuumadda-federaalka-soomaaliya/)

_2026-08-20 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

Muqdisho, Khamiis, 20 Agoosto 2026: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo manta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo la xiriira dhaqaalaha, amniga iyo difaaca dalka. Kulanka Golaha oo uu shir-guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo…

## [Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka](https://shabellemedia.com/midowga-culimada-soomaaliyeed-oo-dowladda-ugu-baaqay-joojinta-duminta-guryaha-iyo-dhulalka/)

_2026-08-20 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MUQDISHO, Soomaaliya — Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed ayaa dowladda ugu baaqay inay joojiso tallaabo kasta oo lagu duudsinayo muwaadiniinta xuquuqdooda milkiyadeed, xilli ay isa soo tarayaan cabashooyinka la xiriira dhulalka iyo guryaha laga duminayo qaybo ka mid ah Muqdisho. Culimadu waxay kulan ku yeesheen Muqdisho, iyagoo ka hadlay cabashooyin ay sheegeen inay uga yimaadeen bulshada…

## [Somali Islamic Scholars Urge Government to Halt Property Demolitions in Mogadishu](https://shabellemedia.com/somali-islamic-scholars-urge-government-to-halt-property-demolitions-in-mogadishu/)

_2026-08-20 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MOGADISHU, Somalia — The Union of Somali Islamic Scholars has called on the government to halt actions that could deprive citizens of their property rights, amid growing complaints over the demolition and seizure of land and homes in parts of the capital, Mogadishu. The scholars held a meeting in Mogadishu to discuss complaints from residents \[…\]

## [Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo Dib u Eegay Howlaha Sharci-dejinta](https://shabellemedia.com/guddiga-joogtada-golaha-shacabka-oo-dib-u-eegay-howlaha-sharci-dejinta/)

_2026-08-20 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MUQDISHO, Soomaaliya — Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii kulankooda toddobaadlaha ah ku yeeshay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa, iyagoo dib u eegay howlaha sharci-dejinta iyo hindise-sharciyeedyada horyaalla guddiyada baarlamaanka. Kulanka waxaa shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac,…

## [Somali Parliament Committee Reviews Legislative Work Amid Political Tensions](https://shabellemedia.com/somali-parliament-committee-reviews-legislative-work-amid-political-tensions/)

_2026-08-20 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MOGADISHU, Somalia — The Standing Committee of Somalia’s House of the People held its weekly meeting on Thursday at the Villa Hargeisa parliamentary complex in Mogadishu, reviewing legislative work and the progress of bills before parliamentary committees. The meeting was chaired by House Speaker Abdulqadir Mohamed Nur Jamaac, accompanied by Second Deputy Speaker Abdullahi \[…\]

## [Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC](https://radiomuqdisho.so/soomaaliya-oo-dadaal-ku-bixineysa-horumarinta-iyo-matalaadda-hayadaha-eac/)

_2026-08-20 · Mohamed M Hassan · Radio Muqdisho_

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), iyo Agaasimaha Guud ee Arrimaha EAC, Maxamed Faatir, oo matalaya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay Kulan Gaar ah oo Golaha Wasiirrada EAC ku yeesheen magaalada Mombasa ee dalka Kenya. \[…\]

## [Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia](https://radiomuqdisho.so/shirka-sagaalaad-ee-maareeyayaasha-jinsiyadda-iyo-aqoonsiga-ee-jaamacadda-carabta-oo-lagu-qabtay-tunisia/)

_2026-08-20 · Mohamed M Hassan · Radio Muqdisho_

Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta, kaas oo lagu qabtay magaalada Tunis ee Jamhuuriyadda Tunisia, inta u dhaxeysay 19–20 Agoosto 2026. Shirka ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin casriyeynta nidaamyada aqoonsiga,…

## [Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Qaybqaadanaysa diyaarinta Warbixinta Waxqabadka Qaranka](https://radiomuqdisho.so/wasaaradda-arrimaha-dibadda-oo-ka-qaybqaadanaysa-diyaarinta-warbixinta-waxqabadka-qaranka/)

_2026-08-20 · Mohamed M Hassan · Radio Muqdisho_

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku sameeyay hawlaha ka socda Wasaaradda ee ku aadan diyaarinta Warbixinta Waxqabadka Qaranka ee Xukuumadda (DanQaran) 2022–2026. Intii uu waday kormeerku Xoghayaha Joogtada ah ayaa aad ugu kuurgalay horumarka laga sameeyay diyaarinta warbixinta iyo kaalinta Wasaaradda…

## [Doorashadda Maamulka HirShabeelle oo dib u dhac ku yimid \[War-Saxaafadeed\]](https://shabellemedia.com/doorashadda-maamulka-hirshabeelle-oo-dib-u-dhac-ku-yimid-war-saxaafadeed/)

_2026-08-20 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MUQDISHO – Gudiga doorashadda ayaa shaaciyay in dib u dhac uu ku yimid xiliga doorashadda maamulka HirShabeelle, taas oo ka filayay inay dhacdo 20 bisha August.

## [SoDMA iyo Culimada Soomaaliyeed oo ka wada hadlay diyaar-garowga fatahaadaha](https://shabellemedia.com/sodma-iyo-culimada-soomaaliyeed-oo-ka-wada-hadlay-diyaar-garowga-fatahaadaha/)

_2026-08-20 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MUQDISHO — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay Guddoomiyaha Golaha Sare ee Culimada Soomaaliyeed, Sheekh Aadan Abuukar Cusmaan (Sheekh Suufi Yare), iyo xubno ka tirsan culimada Soomaaliyeed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda bani’aadannimo ee Soomaaliya iyo sidii culimadu door muuqda uga…

## [CLI-first decentralized compute (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/sU7H1qDkQyGF)

_2026-08-20 · **Sponsored**_

Run and pay spare GPUs from the CLI — transcode, coinpay (DID+escrow), infernet (AI).

## [Somalia disaster agency chief meets religious leaders over flood preparedness](https://shabellemedia.com/somalia-disaster-agency-chief-meets-religious-leaders-over-flood-preparedness/)

_2026-08-20 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MOGADISHU, Somalia — The head of Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA), Mahmoud Moallim Abdulle, has met with the chairman of the Supreme Council of Somali Scholars, Sheikh Adan Abukar Osman, also known as Sheikh Sufi Yare, and other religious scholars to discuss humanitarian conditions and disaster preparedness. The meeting focused on the humanitarian \[…\]

## [Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Beijing kaga hadlay casriyeynta warbaahinta iyo AI](https://shabellemedia.com/wasiirka-warfaafinta-soomaaliya-oo-beijing-kaga-hadlay-casriyeynta-warbaahinta-iyo-ai/)

_2026-08-20 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

BEIJING — Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa magaalada Beijing khudbad ka jeediyay Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha, isaga oo ka hadlay horumarka Soomaaliya ee casriyeynta warbaahinta iyo caqabadaha ka dhashay isbeddellada degdegga ah ee tiknoolajiyadda. Wasiirka ayaa sheegay in Soomaaliya ay dadaal ugu jirto la…

## [Somalia minister highlights media modernization and AI at Africa-China forum](https://shabellemedia.com/somalia-minister-highlights-media-modernization-and-ai-at-africa-china-forum/)

_2026-08-20 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

BEIJING — Somalia’s Minister of Information, Culture and Tourism, Abdifatah Qasim Mohamud, has highlighted his country’s efforts to modernize its media sector and adapt to rapid technological change at the seventh Forum on China-Africa Media Cooperation in Beijing. Addressing the forum, the minister said Somalia was working to adapt its media institutions to new \[…\]

## [Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha](https://radiomuqdisho.so/wasiirka-warfaafinta-soomaaliya-oo-khudbad-ka-jeediyey-madasha-7-aad-ee-iskaashiga-warbaahinta-afrika-iyo-shiinaha/)

_2026-08-20 · Abdirahman Gacaltooyo · Radio Muqdisho_

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka jeediyay Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha oo ka socota magaalada Beijing. Wasiirka ayaa khudbaddiisa ku soo bandhigay horumarka ay Soomaaliya ka sameyneyso la qabsigacasriyeynta warbaahinta, caqabadaha…

## [Indian ambassador begins diplomatic mission in Somalia](https://shabellemedia.com/indian-ambassador-begins-diplomatic-mission-in-somalia/)

_2026-08-19 · @Shabelle · Shabelle Media Network_

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud received the diplomatic credentials of India’s ambassador, Dr. Adarsh Swaika, during a ceremony at the Presidential Palace in Mogadishu. Mohamud wished Swaika success during his tenure after hearing his plans and priorities for strengthening relations and cooperation between Somalia and India. Swaika conveyed greetings and a \[…\]

## [Somalia parliamentary speaker meets Saudi ambassador to strengthen bilateral ties](https://shabellemedia.com/somalia-parliamentary-speaker-meets-saudi-ambassador-to-strengthen-bilateral-ties/)

_2026-08-19 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s newly elected Speaker of the House of the People, Abdulkadir Mohamed Nur Jama, met with Saudi Arabia’s ambassador to Somalia, Ahmed Mohammed Almowallad, on Wednesday to discuss strengthening the longstanding ties and cooperation between the two countries. The Saudi ambassador congratulated Nur on his election as speaker during the meeting at \[…\]

## [Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Safiirka Sacuudiga, kana wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal](https://shabellemedia.com/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-la-kulmay-safiirka-sacuudiga-kana-wada-hadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dal/)

_2026-08-19 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MUQDISHO, Soomaaliya — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Axmed Maxamed Al-Mowallad, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal. Safiirka Sacuudiga ayaa ugu horreyn Guddoomiye Cabdulqaadir…

## [Somalia Senate Speaker chairs committee meeting on oversight and accountability](https://shabellemedia.com/somalia-senate-speaker-chairs-committee-meeting-on-oversight-and-accountability/)

_2026-08-19 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Senate Speaker Abdi Hashi Abdullahi on Wednesday chaired the second meeting of the Standing Committee of the Upper House during its eighth session, with discussions focusing on parliamentary priorities, oversight and accountability. The meeting reviewed ways to accelerate priority agendas for Senate sessions, organise committee proceedings and strengthen oversight of…

## [Guddoomiyaha Aqalka Sare oo shir-guddoomiyay kulan looga hadlay isla-xisaabtanka iyo korjoogteynta](https://shabellemedia.com/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-shir-guddoomiyay-kulan-looga-hadlay-isla-xisaabtanka-iyo-korjoogteynta/)

_2026-08-19 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MUQDISHO, Soomaaliya — Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa Arbacadii shir-guddoomiyay kulanka labaad ee Guddiga Joogtada ah ee Aqalka Sare, Kalfadhiga 8-aad, iyadoo diiradda lagu saaray dardargelinta howlaha Golaha, korjoogteynta iyo isla-xisaabtanka hay’adaha dowladda. Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay qaabaynta ajandayaasha iyo…

## [Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika](https://radiomuqdisho.so/soomaaliya-iyo-masar-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dal-iyo-amniga-geeska-afrika/)

_2026-08-19 · Abdirahman Gacaltooyo · Radio Muqdisho_

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku yeeshay, iyagoo diiradda saaray xoojinta xiriirka laba-geesoodka ah iyo isbeddelada amni ee ka dhacaya gobolka Geeska Afrika, wuxuuna dhiggiisa uga mahadceliyay taageerada joogtada ah ee dowladda Masar ay la garab taagan tahay Soomaaliya,…

## [Ship software peacefully (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/zNMV2Vyoiq0m)

_2026-08-19 · **Sponsored**_

Connect your repo and deploy instantly — Railway handles config, scaling, and monitoring.

## [Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya](https://radiomuqdisho.so/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-safiirka-sacuudiga-ee-soomaaliya/)

_2026-08-19 · Abdirahman Gacaltooyo · Radio Muqdisho_

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, H.E. Ahmed Mohammed Almowallad, waxaana ugu horreyn safiirka uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka ugu hambalyeeyey doorashadiisii xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka…

## [𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚](https://radiomuqdisho.so/%f0%9d%90%91%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%ac%f0%9d%90%ae%f0%9d%90%a5-%f0%9d%90%96%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%ac%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%ab%f0%9d%90%9e-%f0%9d%90%8a-2/)

_2026-08-18 · Mohamed M Hassan · Radio Muqdisho_

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday Soomaaliya, Dr. Adarsh Swaika. Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka iyo Danjiraha Magacaaban ayaa ka wada hadlay xiriirka soojireenka ah ee labada dal ee Soomaaliya iyo Hindiya iyo horumarinta iskaashiga ee dhinacyada ganacsigao, waxbarashada,…

## [Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed](https://radiomuqdisho.so/soomaaliya-oo-daahfurtay-sharciga-cadaaladda-dayarta-soomaaliyeed/)

_2026-08-18 · Mohamed M Hassan · Radio Muqdisho_

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci Lr. 48 ee 19 Janaayo 2026. Sharcigan ayaa loogu talagalay in lagu ilaaliyo xuquuqda, karaamada iyo danta ugu wanaagsan ee carruurta la kulma nidaamka cadaaladda, iyadoo loo sameeyay habraacyo gaar ah oo khuseeya qabashada, haynta, \[…\]

## [MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “FARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMO”](https://radiomuqdisho.so/madaxweyne-xasan-sheekh-farriinta-safarkeygu-waxa-ay-ahayd-nabad-iyo-midnimo/)

_2026-08-18 · Mohamed M Hassan · Radio Muqdisho_

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga iyo wafdigiisa ayaa tilmaamay in farriinta safarkiisa Galmudug uu xambaarsanaa ay ahayd xoojinta nabadda iyo midnimada dadka Soomaaliyeed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa bulshada la wadaagay warbixin ku saabsan horumarka iyo guulaha laga gaaray…

## [Somalia Receives Copies of Credentials from Four New Ambassadors](https://radiomuqdisho.so/somalia-receives-copies-of-credentials-from-four-new-ambassadors/)

_2026-08-18 · Mohamed M Hassan · Radio Muqdisho_

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the copies of credentials of four newly appointed Ambassadors to Somalia: H.E. Dr. Madou Diallo of the Republic of Mali, H.E. Danlami Ibrahim of the Federal Republic of Nigeria, H.E. Aqsa Nawaz of the Islamic Republic \[…\]

## [Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Wasaaradda Qorsheynta oo loogu soo bandhigay Warbixinta afarta sano ee dowladda](https://radiomuqdisho.so/wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-booqday-wasaaradda-qorsheynta-oo-loogu-soo-bandhigay-warbixinta-afarta-sano-ee-dowladda/)

_2026-08-18 · Mohamed M Hassan · Radio Muqdisho_

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa booqday xarunta Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beene-Beene). Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda u soo bandhigay…

## [Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub](https://radiomuqdisho.so/dowladda-soomaaliya-oo-ka-guddoontay-nuqullada-waraaqaha-aqoonsiga-afar-safiir-oo-cusub/)

_2026-08-18 · Mohamed M Hassan · Radio Muqdisho_

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee JFS Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ka guddoomay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar safiir oo cusub oo loo soo magacaabay Soomaaliya. Safiirrada cusub ee loo soo magacaabay Soomaaliaya ayaa kala ah Safiirka Jamhuuriyadda Mali Mudane Dr. Madou Diallo., Mudane Danlami Ibrahim oo ka socda Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria, Marwo \[…\]

## [Madaxweynaha JFS oo kormeeray Dugsiga Farsamada Gacanta Gaalkacyo](https://radiomuqdisho.so/madaxweynaha-jfs-oo-kormeeray-dugsiga-farsamada-gacanta-gaalkacyo/)

_2026-08-18 · Fardowso Xasan · Radio Muqdisho_

Gaalkacyo, Agoosto, 18, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay Dugsiga Farsamada Gacanta, Prof. Cadow ee magaalada Gaalkacyo. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa warbixin ka dhageystay maamulka dugsiga, isaga oo soo indha-indheeyay fasallada, goobaha tababarka, xafiisyada maamulka, guryaha deegaanka iyo qeybaha kala duwan ee xarunta,…

