# warar (news sources) — RSS Amplifier

Recent posts from the 2 feeds in the RSS Amplifier directory that cover warar.

Page: <https://rssamplifier.com/topics/warar/news>  
Feed: <https://rssamplifier.com/topics/warar/news.md>

---

## [Farmaajo iyo Sheekh Shariif oo Kulan Yeeshay](https://raxanreeb.com/farmaajo-iyo-sheekh-shariif-oo-kulan-yeeshay/)

_2026-08-21 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Muqdisho (Raxanreeb Online): Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kulan yeeshay. Labada masuul ayaa kulankooda kaga wada hadlay xaaladda siyaasadeed iyo guud ahaan xaaladda Soomaaliya, iyadoo la filayo in ay is-weydaarsadeen aragtiyo ku saabsan marxaladda uu dalku ku jiro. Kulankan ayaa kusoo beegmaya xilli…

## [DEG-DEG: Ciidamada PMPF oo La Wareegay Xerada Bardadheere](https://raxanreeb.com/deg-deg-ciidamada-pmpf-oo-la-wareegay-xerada-bardadheere/)

_2026-08-21 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Puntland (Raxanreeb Online): Ciidamada PMPF ayaa la wareegay xerada Bardadheere, oo la sheegay inay ku taallo deegaan ay degaan reer Bicidyahan. Wararka laga helayo deegaanka ayaa sheegaya in tallaabadan ay qeyb ka tahay qorshe la xiriira dib-u-habeyn iyo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ka socda deegaannada Puntland. Xogaha hordhaca ah ayaa sidoo kale tilmaamaya in Madaxweyne Siciid... The post DEG-DEG:…

## [Cirro: Somaliland Waxay Doonaysaa Door Istiraatiiji ah oo La Mid ah Jabuuti](https://raxanreeb.com/cirro-somaliland-waxay-doonaysaa-door-istiraatiiji-ah-oo-la-mid-ah-jabuuti/)

_2026-08-21 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Hargeysa (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa sheegay in Somaliland ay doonayso inay yeelato door istiraatiiji ah oo gobolka ah, gaar ahaan dhinacyada amniga iyo ilaalinta marin-biyoodka Badda Cas. Cirro oo la hadlay wargeyska The Economist ayaa sheegay in Somaliland ay diyaar u tahay inay oggolaato in dalal shisheeye ay saldhigyo millatari...…

## [DEG-DEG: Shaqaale Turki ah oo ka tirsan SADAT oo lagu arkay Soomaaliya](https://raxanreeb.com/deg-deg-shaqaale-turki-ah-oo-ka-tirsan-sadat-oo-lagu-arkay-soomaaliya/)

_2026-08-21 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Shabeellaha Dhexe (Raxanreeb Online): Xog laga helayo ilo amni ayaa sheegaysa in xubno la sheegay inay ka tirsan yihiin shirkadda amniga gaarka loo leeyahay ee Turkiga SADAT lagu arkay qaybo ka mid ah koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe. Sida ay sheegayaan ilaha, xubnahan ayaa lagu arkay deegaano ka tirsan koonfurta dalka, waxaana lagu... The post DEG-DEG: Shaqaale Turki ah…

## [Deni oo Kormeeray Hawlaha Biyo-saarka Magaalada Gaalkacyo](https://raxanreeb.com/deni-oo-kormeeray-hawlaha-biyo-saarka-magaalada-gaalkacyo/)

_2026-08-21 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Gaalkacyo, 21 Agoosto 2026 (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kormeeray goobaha ay biyuhu fariistaan ee bartamaha magaalada Gaalkacyo, halkaas oo ay ka socdaan hawlo lagu baneynayo dhulka iyo dumista dhismayaal si loo sameeyo marin-biyoodyo cusub. Goobaha shaqadu ka socoto ayaa horey loo calaamadeeyay kaddib markii injineerro ay baaritaanno ku…

## [DEG-DEG: Ciidamo Sheegtay inay Ka Tirsan Yihiin Waqooyi Bari oo La Wareegay Milxo](https://raxanreeb.com/deg-deg-ciidamo-sheegtay-inay-ka-tirsan-yihiin-waqooyi-bari-oo-la-wareegay-milxo/)

_2026-08-21 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Sanaag (Raxanreeb Online): Ciidamo sheegay inay ka tirsan yihiin Dowladda Waqooyi Bari ayaa la wareegay deegaanka Milxo ee gobolka Sanaag, oo kamid ah goobaha dahabka laga qodo ee gobolka. Ciidamadan ayaa la sheegay inay yihiin ciidamo kasoo jeeda deegaanka Milxo, kuwaas oo sheegay in laga bilaabo hadda arrimaha magaalada, amniga shacabka iyo khayraadka dahabka lagala... The post DEG-DEG: Ciidamo…

## [DFS oo Caddeysay Mowqifkeeda ku Aaddan Qubrus](https://raxanreeb.com/dfs-oo-caddeysay-mowqifkeeda-ku-aaddan-qubrus/)

_2026-08-21 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Muqdisho (Raxanreeb Online): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u caddeysay inay aqoonsan tahay madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Qubrus, iyadoo sheegtay in mowqifka rasmiga ah ee Soomaaliya uu yahay mid waafaqsan xeerarka caalamiga ah iyo qaraarrada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa…

## [Kalluumeysatada Garmaal oo Ka Cabtay Duqeymo Lagu Burburiyay Doonyo](https://raxanreeb.com/kalluumeysatada-garmaal-oo-ka-cabtay-duqeymo-lagu-burburiyay-doonyo/)

_2026-08-21 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Nugaal (Raxanreeb Online): Kalluumeysatada deegaanka Garmaal ee gobolka Nugaal ayaa sheegay inay habeenkii xalay la kulmeen duqeymo lagu burburiyay doonyo ay ku xiranayeen xeebta. Kalluumeysatada ayaa sheegay in dhacdadan ay timid kaddib weerarro hore oo lagu beegsaday doonyo kale, kuwaas oo sababay dhimasho iyo burbur. Waxay sheegeen in xaaladda amni ee xeebaha ay keentay inay... The post…

## [Burcad-badeed Soomaali ah oo Qabsaday Markab Lala Xiriirinayo Iiraan iyo Xuutiyiinta](https://raxanreeb.com/burcad-badeed-soomaali-ah-oo-qabsaday-markab-lala-xiriirinayo-iiraan-iyo-xuutiyiinta/)

_2026-08-21 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Puntland (Raxanreeb Online): Warbixin lagu daabacay The New York Times ayaa lagu sheegay in burcad-badeed Soomaali ah ay gacanta ku dhigeen markab shidaal oo dhawaan lagu afduubtay xeebaha Yemen, kaas oo la sheegay inuu ku rarnaa shidaal ama xamuul lala xiriirinayo Iiraan iyo Xuutiyiinta Yemen. Markabka ayaa lagu soo warramay inuu ku safrayay calanka Eritrea,... The post Burcad-badeed Soomaali ah…

## [Xiisadda Türkiye iyo Israa’iil: Soomaaliya ma noqon kartaa goobta xigta ee loollanka?](https://raxanreeb.com/xiisadda-turkiye-iyo-israaiil-soomaaliya-ma-noqon-kartaa-goobta-xigta-ee-loollanka/)

_2026-08-21 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Xiisadda u dhexeysa Türkiye iyo Israa’iil ayaa maalmahan si weyn u sii xoogeysatay. Dowladda Türkiye waxay hadda codsatay in Interpol ay soo saarto Red Notice oo ku saabsan Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, iyadoo arrintan la xiriirisay dacwad ka socota maxkamad ku taalla Istanbul oo ku saabsan weerarkii lagu qabtay maraakiib gargaar oo u socday... The post Xiisadda Türkiye iyo…

## [International money transfers (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/qWVdkWbdca0c)

_2026-08-21 · **Sponsored**_

Send money to other countries and manage multi‑currency balances online.

## [Masar oo Itoobiya Digniin Adag Ka Soo Saartay Biyo-xireennada Nile](https://raxanreeb.com/masar-oo-itoobiya-digniin-adag-ka-soo-saartay-biyo-xireennada-nile/)

_2026-08-20 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Qaahira (Raxanreeb Online): Dowladda Masar ayaa digniin adag ka soo saartay qorshayaasha Itoobiya ay ku dhisayso biyo-xireenno dheeraad ah oo laga sameeyo Webiga Nile, gaar ahaan qaybta Buluugga ah ee Nile. Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Badr Abdelatty, ayaa sheegay in dalkiisu uu difaacan doono xuquuqdiisa biyaha Nile, isla markaana uusan oggolaan doonin tallaabooyin uu sheegay... The post…

## [DEG-DEG: Doorashada Hirshabeelle oo Dib u Dhacday](https://raxanreeb.com/deg-deg-doorashada-hirshabeelle-oo-dib-u-dhacday/)

_2026-08-20 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Jowhar (Raxanreeb Online): Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay doorashada Golaha Wakiillada Hirshabeelle, taas oo markii hore qorshuhu ahaa in la qabto 20-ka Agoosto 2026. Sida ku cad warqad uu guddigu soo saaray 19-ka Agoosto 2026, dib-u-dhaca ayaa yimid kaddib markii guddigu qiimeeyay xaaladda diyaar-garowga doorashada...…

## [Soomaaliya iyo Pakistan oo Ka Wada Hadlaya Xoojinta Difaaca iyo Ciidanka Cirka+SAWIRO](https://raxanreeb.com/soomaaliya-iyo-pakistan-oo-ka-wada-hadlaya-xoojinta-difaaca-iyo-ciidanka-cirka/)

_2026-08-20 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Muqdisho (Raxanreeb Online): Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Pakistan ayaa sii wada wada-hadallada ku saabsan iskaashiga difaaca, heshiisyada milatari iyo kordhinta awoodda Ciidanka Cirka Soomaaliya. Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Pakistan u fadhiya Soomaaliya, Marwo Aqsa Nawaz, iyadoo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga difaaca ee…

## [RW Xamsa: Dhaqaalaha Soomaaliya Wuu Soo Kabanayaa — Ganacsatada Bakaaraha Maxay Ka Tiri?](https://raxanreeb.com/rw-xamsa-dhaqaalaha-soomaaliya-wuu-soo-kabanayaa-ganacsatada-bakaaraha-maxay-ka-tiri/)

_2026-08-20 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Muqdisho (Raxanreeb Online): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dhaqaalaha dalka uu si weyn u soo kabanayo, isla markaana Soomaaliya ay ku socoto waddadii ay ku gaari lahayd isku-filnaansho dhaqaale oo ay kaga maarmi karto kaalmooyinka shisheeye. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in horumarka dhaqaale uu muujinayo adkeysiga iyo kartida bulshada...…

## [Wasaaradda Maaliyadda: Dhaqaalaha Soomaaliya oo Kordhay 3.1%](https://raxanreeb.com/wasaaradda-maaliyadda-dhaqaalaha-soomaaliya-oo-kordhay-3-1/)

_2026-08-20 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Muqdisho (Raxanreeb Online): Warbixin ay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya maanta soo bandhigtay, taas oo lagu horgeeyay Golaha Wasiirrada, ayaa lagu sheegay in dhaqaalaha dalka uu kordhay 3.1%. Kororkan ayaa si gaar ah loogu cabbiray GDP-ga (Wax-soo-saarka Guud ee Dalka), oo ah halbeegga lagu qiimeeyo wax-soo-saarka iyo dhaqdhaqaaqa guud ee dhaqaalaha dalka. Wasaaradda Maaliyadda ayaa…

## [Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed oo Lafta-gareen Ku Eedeeyay Qaraxyadii Baydhabo](https://raxanreeb.com/wasiirka-amniga-koonfur-galbeed-oo-lafta-gareen-ku-eedeeyay-qaraxyadii-baydhabo/)

_2026-08-20 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Baydhabo (Raxanreeb Online): Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed, Isaaq Korsaar, ayaa ku eedeeyay madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, inuu mas’uul ka yahay 11 qarax oo ka dhacay magaalada Baydhabo. Wasiirka ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ka codsaday inay waaranka soo qabashada ka jarto Lafta-gareen, isla markaana ay Kenya kala shaqeyso in gacanta lagu...…

## [Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo Ka Shiray Howlaha Sharci-dejinta](https://raxanreeb.com/guddiga-joogtada-golaha-shacabka-oo-ka-shiray-howlaha-sharci-dejinta/)

_2026-08-20 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Muqdisho (Raxanreeb Online): Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda toddobaadlaha ah ku yeeshay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa. Kulanka waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka, Cabdullaahi Cumar…

## [DEGDEG: Madaxa Sirdoonka Ecuador iyo 6 Qof oo Kale oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed oo Kenya Ka Dhacay+SAWIRO](https://raxanreeb.com/degdeg-madaxa-sirdoonka-ecuador-iyo-6-qof-oo-kale-oo-ku-dhintay-shil-diyaaradeed-oo-kenya-ka-dhacaysawiro/)

_2026-08-20 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Kenya (Raxanreeb Online): Madaxa Xarunta Sirdoonka Qaranka Ecuador, Michele Sensi-Contugi Ycaza, ayaa ku geeriyooday shil diyaaradeed oo ka dhacay gobolka Samburu ee waqooyiga Kenya. Shilka ayaa dhacay 19-kii Agoosto 2026, kaddib markii diyaarad nooca helicopter-ka ah ay ku burburtay deegaanka u dhow Mount Ololokwe, xilli ay ku guda jirtay safar dalxiis. Wararka la xaqiijiyay ayaa... The post…

## [Deni oo Kulan La Qaatay Saraakiisha Ciidanka Puntland ee Saaxo](https://raxanreeb.com/deni-oo-kulan-la-qaatay-saraakiisha-ciidanka-puntland-ee-saaxo/)

_2026-08-20 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Gaalkacyo (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Puntland ee magaalada Gaalkacyo kulan kula qaatay qaar kamid ah saraakiisha Ciidanka Dowladda Puntland ee ku sugan degmada Saaxo ee gobolka Mudug. Kulanka waxaa Madaxweynaha ku wehelinayay Taliyaha Qeybta 60-aad ee Ciidanka Daraawiishta Puntland ee Gobolka Mudug, G/Sare Sharmarke…

## [Itoobiya oo $2.2 Bilyan Ku Bixisay Taageerada Lacagteeda Birr](https://raxanreeb.com/itoobiya-oo-2-2-bilyan-ku-bixisay-taageerada-lacagteeda-birr/)

_2026-08-20 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Itoobiya (Raxanreeb Online): Dowladda Itoobiya ayaa sannadkan dadaallo xooggan ku bixisay sidii loo xakameyn lahaa hoos-u-dhaca ku yimid qiimaha lacagta dalka, Birr-ka Itoobiya, iyadoo lagu qiyaasay in dowladda ay u adeegsatay ku dhawaad $2.2 bilyan si loo taageero loona xasiliyo lacagta qaranka. Sida ay baahisay Business Insider Africa, Birr-ka ayaa wajahaya cadaadis xooggan oo dhanka... The post…

## [Stream Torrents and IPTV Instantly (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/920oySqsMWso)

_2026-08-20 · **Sponsored**_

Search, index, and play music, movies, books, and live TV in your browser.

## [Duq magaalo oo Mexico ah oo “guursaday” yaxaas si loo raadiyo barwaaqo](https://radiodalsan.com/2026/08/19/duq-magaalo-oo-mexico-ah-oo-guursaday-yaxaas-si-loo-raadiyo-barwaaqo/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=duq-magaalo-oo-mexico-ah-oo-guursaday-yaxaas-si-loo-raadiyo-barwaaqo)

_2026-08-19 · Abdalle Yahye Ali · Radio Dalsan_

Duqa magaalada San Pedro Huamelula ee Mexico ayaa ka qeybgalay xaflad dhaqameed uu “ku guursaday” yaxaas loo labisay sida aroosad, iyadoo dadka deegaanka ay rumeysan yihiin in munaasabaddan ay keento barwaaqo, roob iyo wax-soo-saar wanaagsan. The post Duq magaalo oo Mexico ah oo “guursaday” yaxaas si loo raadiyo barwaaqo first appeared on Radio Dalsan .

## [Haweeney Ruush ah oo 27 jeer uur qaaday, 69 carruur ah dhashay](https://radiodalsan.com/2026/08/19/haweeney-ruush-ah-oo-27-jeer-uur-qaaday-69-carruur-ah-dhashay/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=haweeney-ruush-ah-oo-27-jeer-uur-qaaday-69-carruur-ah-dhashay)

_2026-08-19 · Abdalle Yahye Ali · Radio Dalsan_

Valentina Vassilyeva ayaa taariikhda lagu xusay inay 27 jeer uur qaadday, iyadoo dhashay 69 carruur ah, oo ay ku jiraan 16 laban-laab, 7 saddex-laab iyo 4 afar-laab. The post Haweeney Ruush ah oo 27 jeer uur qaaday, 69 carruur ah dhashay first appeared on Radio Dalsan .

## [The Economist Acknowledges Shift in Mogadishu&#8217;s Security Landscape](https://radiodalsan.com/2026/08/19/the-economist-acknowledges-shift-in-mogadishus-security-landscape/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=the-economist-acknowledges-shift-in-mogadishus-security-landscape)

_2026-08-19 · Abdalle Yahye Ali · Radio Dalsan_

A new report by The Economist indicates a significant decline in Al-Shabaab attacks in Mogadishu, with recorded attacks falling from 144 to 5. The post The Economist Acknowledges Shift in Mogadishu’s Security Landscape first appeared on Radio Dalsan .

## [The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya](https://radiodalsan.com/2026/08/19/the-economist-oo-daaha-ka-rogtay-isbeddelka-amniga-caasimadda-soomaaliya/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=the-economist-oo-daaha-ka-rogtay-isbeddelka-amniga-caasimadda-soomaaliya)

_2026-08-19 · Abdalle Yahye Ali · Radio Dalsan_

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5. The post The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya first appeared on Radio Dalsan .

## [Texas teacher cries after high school students fail to write](https://radiodalsan.com/2026/08/19/texas-teacher-cries-after-high-school-students-fail-to-write/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=texas-teacher-cries-after-high-school-students-fail-to-write)

_2026-08-19 · Abdalle Yahye Ali · Radio Dalsan_

A Texas teacher broke down in tears after discovering his high school seniors are struggling with basic reading and writing. The video has sparked a national conversation about education gaps. The post Texas teacher cries after high school students fail to write first appeared on Radio Dalsan .

## [Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen](https://radiodalsan.com/2026/08/19/macallin-texas-ah-oo-ooyay-ka-dib-markii-ardayda-sare-ay-wax-qori-wayeen/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=macallin-texas-ah-oo-ooyay-ka-dib-markii-ardayda-sare-ay-wax-qori-wayeen)

_2026-08-19 · Abdalle Yahye Ali · Radio Dalsan_

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista. The post Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen first appeared on Radio Dalsan .

## [Saynisyahano Japan ah oo lo&#8217; ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi](https://radiodalsan.com/2026/08/18/saynisyahano-japan-ah-oo-lo-ku-rinjiyeeyay-si-looga-hortago-duqsi/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=saynisyahano-japan-ah-oo-lo-ku-rinjiyeeyay-si-looga-hortago-duqsi)

_2026-08-18 · Abdalle Yahye Ali · Radio Dalsan_

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags: The post Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi first appeared on Radio Dalsan .

## [Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin](https://radiodalsan.com/2026/08/18/nin-kenya-ah-oo-26-dacwadood-ku-guulaystay-isagoon-shati-qabin/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=nin-kenya-ah-oo-26-dacwadood-ku-guulaystay-isagoon-shati-qabin)

_2026-08-18 · Abdalle Yahye Ali · Radio Dalsan_

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga. The post Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin first appeared on Radio Dalsan .

## [AfCFTA Secretary-General, FESTU Discuss Greater Trade Union Role in Africa’s Trade and Economic Integration](https://radiodalsan.com/2026/08/18/afcfta-secretary-general-festu-discuss-greater-trade-union-role-in-africas-trade-and-economic-integration/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=afcfta-secretary-general-festu-discuss-greater-trade-union-role-in-africas-trade-and-economic-integration)

_2026-08-18 · Abdirazak Gesey · Radio Dalsan_

The Secretary-General of the African Continental Free Trade Area (AfCFTA), Wamkele Mene, met leaders of the Federation of Somali Trade Unions (FESTU) in Mogadishu on Monday, 17 August 2026, for discussions on the role of workers and organised labour in Somalia’s economic integration under the continental free trade framework. The FESTU delegation was led by \[…\] The post AfCFTA Secretary-General,…

## [Auto-trade Cross-Exchange Gaps (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/VWkgpZtPpE8G)

_2026-08-18 · **Sponsored**_

Find cross-exchange spreads, backtest strategies, and execute automatically with risk controls.

## [Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida](https://radiodalsan.com/2026/08/17/madaxweyne-xasan-oo-galinsoor-ugu-baaqay-nabadda-iyo-xasiloonida/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=madaxweyne-xasan-oo-galinsoor-ugu-baaqay-nabadda-iyo-xasiloonida)

_2026-08-17 · Abdalle Yahye Ali · Radio Dalsan_

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka? The post Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida first appeared on Radio Dalsan .

