# soomaaliya (news sources) — RSS Amplifier

Recent posts from the 6 feeds in the RSS Amplifier directory that cover soomaaliya.

Page: <https://rssamplifier.com/topics/soomaaliya/news>  
Feed: <https://rssamplifier.com/topics/soomaaliya/news.md>

---

## [Soomaaliya iyo Shiinaha oo Muqdisho Ka Daah-furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga](https://raxanreeb.com/soomaaliya-iyo-shiinaha-oo-muqdisho-ka-daah-furay-madasha-isku-xirka-ganacsiga/)

_2026-08-25 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Muqdisho (Raxanreeb Online): Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha. Madasha waxaa ka qeyb galay wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, safiirrada Soomaaliya iyo Shiinaha,…

## [DEG-DEG: Deni oo Dhinowda Ka Dhawaaqay Gogol Nabadeed](https://raxanreeb.com/deg-deg-deni-oo-dhinowda-ka-dhawaaqay-gogol-nabadeed/)

_2026-08-25 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Dhinowda, Mudug (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Dhinowda ee gobolka Mudug kaga dhawaaqay gogol nabadeed oo lagu qabanayo magaalada Garoowe, kaas oo looga gol leeyahay in dib loo soo celiyo wada-noolaanshaha iyo isku-xirnaanta bulshada Towfiiq iyo Dhinowda. Madaxweyne Deni ayaa sheegay in gogosha nabadeed ay saldhig u noqon doonto…

## [Puntland oo Shaacisay Qorshe Maalgashi oo $1.78 Bilyan ah](https://raxanreeb.com/puntland-oo-shaacisay-qorshe-maalgashi-oo-1-78-bilyan-ah/)

_2026-08-25 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Garoowe (Raxanreeb Online): Dowladda Puntland ayaa shaacisay Qorshaha Horumarinta Puntland ee 4-aad (2026–2030), kaas oo lagu qorsheeyay in lagu maalgeliyo guud ahaan $1.78 bilyan afarta sano ee soo socota. Qorshahan ayaa diiradda lagu saaraya sidii Puntland loo gaarsiin lahaa dhaqaale kobcaya, shaqo-abuur, adeegyo bulsho oo tayo leh iyo isku-filnaansho, iyadoo bartilmaameedku yahay in la gaaro...…

## [DEG-DEG: Cabdirashiid Janan oo Kenya Ka Dalbaday Xilal iyo Isbeddello Jubbaland ah](https://raxanreeb.com/deg-deg-cabdirashiid-janan-oo-kenya-ka-dalbaday-xilal-iyo-isbeddello-jubbaland-ah/)

_2026-08-25 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Nairobi (Raxanreeb Online): Taliyihii hore ee Sirdoonka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee gobolka Gedo, Cabdirashiid Janan, oo dhawaan u wareegay dhinaca Jubbaland, ayaa la sheegay inuu gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Sida xogaha laga helayo Nairobi ay tilmaamayaan, Janan ayaa Jubbaland ka dalbaday xil Xildhibaan Federaalka ah, xil Wasiir oo ka tirsan Jubbaland iyo dalabyo... The post…

## [Suspected Al-Shabaab Fighters Retreat After Clashing With KDF](https://raxanreeb.com/suspected-al-shabaab-fighters-retreat-after-clashing-with-kdf/)

_2026-08-25 · Mohamed · Raxanreeb Online_

WAJIR — Kenya Defence Forces troops repelled an attack by suspected Al-Shabaab militants near the Kenya–Somalia border on Saturday evening, local officials said. The confrontation occurred on 22 August in Konton, Wajir County, as troops stationed at a nearby military camp conducted a mobile patrol. An unknown number of suspected militants reportedly opened fire on... The post Suspected Al-Shabaab…

## [DEG-DEG: Madaxweyne Deni oo Gaaray Dhinowda, Xiisadna Ka Dhalatay](https://raxanreeb.com/deg-deg-madaxweyne-deni-oo-gaaray-dhinowda-xiisadna-ka-dhalatay/)

_2026-08-25 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Mudug (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa gaaray deegaanka Dhinowda ee bariga Gobolka Mudug, halkaas oo uu ku marayo socdaal la xiriira xaaladda deegaanka iyo bulshada. Dhinowda ayaa kamid ah deegaannada ay si weyn u saameeyeen isbeddelka cimilada iyo bacaadka, iyadoo qaybo badan oo deegaanka ah uu bacaad daboolay, taasoo saameyn ku... The post…

## [UPDATE: Ciidamada Turkiga oo Si Dhow ula Socda Markabka M/V LUTUF](https://raxanreeb.com/update-ciidamada-turkiga-oo-si-dhow-ula-socda-markabka-m-v-lutuf/)

_2026-08-25 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Xeebaha Puntland (Raxanreeb Online): Ciidamada Turkiga ayaa weli si dhow ula socda markabka M/V LUTUF, oo ay kooxo burcad-badeed Soomaali ah ka afduubteen xeebaha Puntland, iyadoo wararku sheegayaan in markabku siday qalab isgaarsiineed iyo agab kale oo loogu talagalay howlaha Turkiga ee Soomaaliya. Sida xogaha la helayo tilmaamayaan, laba markab oo laga leeyahay Turkiga ayaa... The post UPDATE:…

## [Villa Somalia Bows to Court Ruling as Galmudug Heads Back to Polls](https://raxanreeb.com/villa-somalia-bows-to-court-ruling-as-galmudug-heads-back-to-polls/)

_2026-08-25 · Mohamed · Raxanreeb Online_

MOGADISHU—Somalia’s Federal Government has agreed to rerun parliamentary and local council elections in Galmudug after the Supreme Court annulled the results of the regional polls held on 30 July 2026, according to reports. The decision was reportedly made at a high-level meeting chaired by President Hassan Sheikh Mohamud on Monday night. Prime Minister Hamza Abdi... The post Villa Somalia Bows to…

## [Taliyaha CXDS oo Muqdisho Tababar Ugu Soo Xiray Saraakiil Ciidan](https://raxanreeb.com/taliyaha-cxds-oo-muqdisho-tababar-ugu-soo-xiray-saraakiil-ciidan/)

_2026-08-24 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Muqdisho (Raxanreeb Online): Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa magaalada Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Munaasabadda xiritaanka tababarka ayaa lagu soo bandhigay heerka aqooneed iyo xirfadaha ay saraakiishu ka kororsadeen muddadii uu tababarku socday. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka…

## [WAR: Duqayn Lagu Beegsaday Koox Looga Shakisanyahay inay Saad u Siday Burcad-badeedda](https://raxanreeb.com/war-duqayn-lagu-beegsaday-koox-looga-shakisanyahay-inay-saad-u-siday-burcad-badeedda/)

_2026-08-24 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Xeebaha Puntland (Raxanreeb Online): Duqayn laga fuliyay deegaan xeebeed ayaa lagu beegsaday koox la sheegay inay saad iyo sahay u siday burcad-badeed Soomaali ah oo afduubtay markab kusoo wajahnaa Soomaaliya. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in ku dhowaad 10 qof ay ku dhinteen duqaynta, taas oo noqonaysa mid kamid ah weerarradii ugu khasaaraha badnaa ee... The post WAR: Duqayn Lagu Beegsaday…

## [AI QA that opens fix PRs (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/lwSocd5iD2od)

_2026-08-24 · **Sponsored**_

Run a browser QA from plain-English instructions; get GitHub issues and optional fix PRs.

## [Tababarka Hindisaha Istaraatiijiga ah ee Wariyayaasha Nabadda oo ka socda Muqdisho](https://radiomuqdisho.so/tababarka-hindisaha-istaraatiijiga-ee-wariyayaasha-nabadda-oo-ka-socda-muqdisho/)

_2026-08-23 · Shamis Hassan Harun · Radio Muqdisho_

RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC), Sarreeye Gaas Maxamed bin Saciid Al-Moghidi, iyo Agaasimaha Guud ee Difaaca ee Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Abuukar, ayaa maanta magaalada Muqdisho si wadajir ah uga furay tababar qeyb ka ah Hindisaha Istaraatiijiga ah ee “Wariyayaasha Nabadda”. Tababarka…

## [Ciidamada Deegaanka oo Deegaanka Tawakal ku dilay Horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab](https://radiomuqdisho.so/ciidamada-deegaanka-oo-deegaanka-tawakal-ku-dilay-horjooge-sare-oo-ka-tirsanaa-al-shabaab/)

_2026-08-23 · Shamis Hassan Harun · Radio Muqdisho_

RADIO MUQDISHO:-Laba ka tirsan ciidamada Macawisleyda deegaanka Wargaadhi, ayaa21-ka Agoosto 2026 deegaanka Tawakal oo qiyaastii shan kiiloomitir u jira Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ku khaarijiyay horjooge muddo dheer ka tirsanaa maleeshiyaadka Khawaarijta. Horjoogahan oo lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Maxamuud Odawaa, kuna magacdheeraa (Faadhuud), ayaa 57 jir ahaa. Wuxuu kooxda…

## [Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay bulshada deegaanka Bali-busle ee degmada Jariiban](https://puntlandpost.net/2026/08/23/madaxweyne-deni-oo-kulan-la-qaatay-bulshada-deegaanka-bali-busle-ee-degmada-jariiban/)

_2026-08-23 · Desk · Puntland Post_

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo safar ku maraya barriga gobolka Mudug ayaa xalay ku hoyda deegaanka Bali-busle ee degmada… Sii akhri

## [Dowladda Federaalka oo dhexdhexaadisay Burcad-badeedda iyo Turkiga](https://puntlandpost.net/2026/08/22/dowladda-federaalka-oo-dhexdhexaadisay-burcad-badeedda-iyo-turkiga/)

_2026-08-22 · Desk · Puntland Post_

Markabka ay haysato Burcad-badeedda ee Lutuf oo ay la socdaan labo markab oo Turkigu leeyahay ayaa ka tegay deegaanka Garmaal,… Sii akhri

## [Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho](https://radiomuqdisho.so/tababar-heer-sare-ah-oo-la-xiriira-baarista-dambiyada-oo-lagu-qabtay-muqdisho/)

_2026-08-22 · Mohamed M Hassan · Radio Muqdisho_

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada iyo goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray saraakiil iyo ciidamo ka kala tirsan Booliska Soomaaliyeed iyo Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Tababarkan oo socday muddo hal sano ah ayaa ciidamada lagu barayay farsamooyinka casriga ah ee baarista dambiyada, baaritaanka goobaha ay dambiyadu ka \[…\]

## [Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay](https://shabellemedia.com/ciidanka-danab-oo-beegsaday-fariisimo-al-shabaab-ku-leedahay-baay-xubin-is-dhiibtay/)

_2026-08-22 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

BAYDHABO, Soomaaliya — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Al-Shabaab u adeegsan jireen gabaad iyo isku-abaabul, sida ay sheegeen ciidamada. Hawlgalka waxaa fuliyey Ururka 161-aad ee Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab, waxaana uu ka dhacay deegaanka Yaaq-Doomaar ee gobolka Baay. Intii uu hawlgalku \[…\]

## [mamulaha school ka Oo Ardayda Lacag Ku Siinaya Xaadirista Dugsiga hoose&#038; sare](https://radiodalsan.com/2026/08/22/mamulaha-school-ka-oo-ardayda-lacag-ku-siinaya-xaadirista-dugsiga-hoose-sare/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=mamulaha-school-ka-oo-ardayda-lacag-ku-siinaya-xaadirista-dugsiga-hoose-sare)

_2026-08-22 · Abdalle Yahye Ali · Radio Dalsan_

Dugsiyada Dadweynaha Detroit ayaa ardayda siinaya ilaa $100 toddobaadkii haddii ay si buuxda u xaadiraan dugsiga, iyadoo tallaabadan looga gol leeyahay in lagu yareeyo maqnaanshaha joogtada ah ee ardayda. The post mamulaha school ka Oo Ardayda Lacag Ku Siinaya Xaadirista Dugsiga hoose& sare first appeared on Radio Dalsan .

## [Somali Forces Target Al-Shabaab Hideouts in Bay, Militant Surrenders](https://shabellemedia.com/somali-forces-target-al-shabaab-hideouts-in-bay-militant-surrenders/)

_2026-08-22 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

BAIDOA, Somalia — Somali special forces have carried out an operation targeting areas used by Al-Shabaab militants as hideouts and gathering points in the Bay region, the military said. The operation was conducted by the 161st Unit of the 16th Danab Commando Brigade in Yaaq-Doomaar, where troops targeted locations allegedly used by the militants \[…\]

## [Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Shir Guddoomiyey Kulankii Ugu Horreeyey ee Guddiga Maareynta Masiibooyinka](https://shabellemedia.com/raiisul-wasaare-xamsa-oo-shir-guddoomiyey-kulankii-ugu-horreeyey-ee-guddiga-maareynta-masiibooyinka/)

_2026-08-22 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MUQDISHO, Soomaaliya — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Sabtidii shir guddoomiyey kulankii ugu horreeyey ee Guddiga Qaran ee Maareynta Khataraha Masiibooyinka, kaas oo lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan xaaladda abaaraha iyo diyaar-garowga fatahaado culus oo laga cabsi qabo inay ka dhashaan roobabka Dayrta. Kulanka oo ka dhacay Muqdisho ayaa diiradda lagu \[…\]

## [Somalia PM Chairs First Disaster Risk Committee Meeting as Flood Threat Looms](https://shabellemedia.com/somalia-pm-chairs-first-disaster-risk-committee-meeting-as-flood-threat-looms/)

_2026-08-22 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Saturday chaired the first meeting of the National Disaster Risk Management Committee, where officials reviewed the country’s drought situation and preparations for possible severe flooding expected with the onset of the Deyr rains. The meeting in Mogadishu focused on Somalia’s preparedness for natural disasters \[…\]

## [Meet Claude, an AI assistant (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/wkP32dsk57D7)

_2026-08-22 · **Sponsored**_

Chat with Claude at claude.ai — a conversational AI assistant.

## [Somalia and UNDP Strengthen Cooperation on National Financing](https://radiodalsan.com/2026/08/22/somalia-and-undp-strengthen-cooperation-on-national-financing/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=somalia-and-undp-strengthen-cooperation-on-national-financing)

_2026-08-22 · Abdalle Yahye Ali · Radio Dalsan_

Somalia's Minister of Finance, Bihi Iman Cige, met in Mogadishu with the new UNDP Representative, Christophoros Politis, as both sides discussed strengthening cooperation and how to develop the country's financing plans. The post Somalia and UNDP Strengthen Cooperation on National Financing first appeared on Radio Dalsan .

## [𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐡𝐚𝐭𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚](https://radiomuqdisho.so/%f0%9d%90%91%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%ac%f0%9d%90%ae%f0%9d%90%a5-%f0%9d%90%96%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%ac%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%ab%f0%9d%90%9e-%f0%9d%90%97-13/)

_2026-08-22 · Mohamed M Hassan · Radio Muqdisho_

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta Khataraha Masiibooyinka, kaasi oo lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan xaaladda Abaaraha dalka iyo cabsida laga qabo fatahaado culus oo ay sababaan Roobabka Dayrta oo la filayo in ay dhowaan ka bilowdaan qeybo ka mid \[…\]

## [Wasaaradda Maaliyadda iyo UNDP oo xoojinaya iskaashiga](https://radiodalsan.com/2026/08/22/wasaaradda-maaliyadda-iyo-undp-oo-xoojinaya-iskaashiga/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=wasaaradda-maaliyadda-iyo-undp-oo-xoojinaya-iskaashiga)

_2026-08-22 · Abdalle Yahye Ali · Radio Dalsan_

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa Muqdisho kula kulmay Wakiilka cusub ee UNDP, Christophoros Politis, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga iyo sidii loo horumarin lahaa qorshayaasha maalgelinta dalka. The post Wasaaradda Maaliyadda iyo UNDP oo xoojinaya iskaashiga first appeared on Radio Dalsan .

## [Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay](https://radiomuqdisho.so/ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgal-qorsheysan-ka-fuliyay-baay/)

_2026-08-22 · Mohamed M Hassan · Radio Muqdisho_

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howgal qorsheyn ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen gabaad iyo isku-abaabul, Intii uu hawlgalku socday waxaa ciidamada isku soo dhiibay xubin ka Khawaarijta, howlgalka ayaa waxaa fuliyey Ururka 161-aad ee Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab waxaana uu ka dhacay deegaanka Yaaq-Doomaar. Ciidamada Kumaandooska \[…\]

## [Somali forces have learned the secrets of criminal investigation](https://radiodalsan.com/2026/08/22/somali-forces-have-learned-the-secrets-of-criminal-investigation/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=somali-forces-have-learned-the-secrets-of-criminal-investigation)

_2026-08-22 · Abdalle Yahye Ali · Radio Dalsan_

Officers and soldiers from the Somali Police and NISA have completed a 12-month training in modern techniques of crime investigation, collection and preservation of evidence. The post Somali forces have learned the secrets of criminal investigation first appeared on Radio Dalsan .

## [Ciidamada Soomaaliyeed Oo Bartay Sirta Dambi-baarista](https://radiodalsan.com/2026/08/22/ciidamada-soomaaliyeed-oo-bartay-sirta-dambi-baarista/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=ciidamada-soomaaliyeed-oo-bartay-sirta-dambi-baarista)

_2026-08-22 · Abdalle Yahye Ali · Radio Dalsan_

Saraakiil iyo ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed iyo NISA ayaa soo dhameystay tababar muddo 12 bilood ah oo lagu barayay farsamooyinka casriga ah ee baarista dambiyada, ururinta iyo ilaalinta caddeymaha. The post Ciidamada Soomaaliyeed Oo Bartay Sirta Dambi-baarista first appeared on Radio Dalsan .

## [Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya](https://radiomuqdisho.so/wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-kulan-la-qaatay-wakiilka-undp-ee-soomaaliya-2/)

_2026-08-22 · Mohamed M Hassan · Radio Muqdisho_

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis oo maanta booqasho ku yimid xarunta Wasaaradda Maaliyadda, Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Wasaaradda Maaliyadda iyo UNDP, gaar ahaan qaab-dhismeedka Isku-xirka Maalgelinta Qaranka (Integrated National Financing Framework –…

## [Pregnancy Can Temporarily Reshape a Mother’s Brain](https://radiodalsan.com/2026/08/22/pregnancy-can-temporarily-reshape-a-mothers-brain/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=pregnancy-can-temporarily-reshape-a-mothers-brain)

_2026-08-22 · Abdalle Yahye Ali · Radio Dalsan_

MRI scans have actually shown extensive changes in the brain during pregnancy, some of which are partially reversible after delivery. The post Pregnancy Can Temporarily Reshape a Mother’s Brain first appeared on Radio Dalsan .

## [Uurku wuxuu si ku meel gaar ah u beddelaa maskaxda hooyada](https://radiodalsan.com/2026/08/22/uurku-wuxuu-si-ku-meel-gaar-ah-u-beddelaa-maskaxda-hooyada/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=uurku-wuxuu-si-ku-meel-gaar-ah-u-beddelaa-maskaxda-hooyada)

_2026-08-22 · Abdalle Yahye Ali · Radio Dalsan_

Daraasadaha MRI waxay dhab ahaantii muujiyeen isbeddello ballaaran oo maskaxda ah inta uurku socdo, kuwaas oo qaar ka mid ah ay qayb ahaan dib ugu soo laabtaan dhalmada ka dib. Tags: The post Uurku wuxuu si ku meel gaar ah u beddelaa maskaxda hooyada first appeared on Radio Dalsan .

## [SOMALIA: Local Forces Eliminate Senior Al-Shabaab Commander in Middle Shabelle](https://raxanreeb.com/somalia-local-forces-eliminate-senior-al-shabaab-commander-in-middle-shabelle/)

_2026-08-22 · Mohamed · Raxanreeb Online_

MOGADISHU — Local defense forces in the Wargaadhi area of the Middle Shabelle region have killed a senior Al-Shabaab operative during a targeted raid in the village of Tawakal. The deceased commander, 57-year-old Abdullahi Mohamud Odowaa, known by the alias Faadhuud, managed the militant group’s financial extortion network, overseeing forced revenue collection under the guise... The post SOMALIA:…

## [Ship software peacefully (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/UEuPqW1dvKii)

_2026-08-22 · **Sponsored**_

Deploy apps from your repo with auto-config, instant previews, scaling, and monitoring.

## [Wasiir Fiqi iyo Xoghayaha Guud ee IMCTC oo Muqdisho Ka Daah-furay Hindisaha “Saxafiga Nabadda” SAWIRO](https://raxanreeb.com/wasiir-fiqi-iyo-xoghayaha-guud-ee-imctc-oo-muqdisho-ka-daah-furay-hindisaha-saxafiga-nabadda-sawiro/)

_2026-08-22 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Muqdisho (Raxanreeb Online): Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Milatari ee Dalalka Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC), Sarreeye Gaas Maxamed Bin Saciid Al-Mageedi, ayaa si rasmi ah Muqdisho uga daah-furay hindisaha “Saxafiga Nabadda” oo uu hirgelinayo Isbahaysiga. Hindisahan ayaa diiradda lagu saarayo…

## [DEG-DEG: Puntland oo Cambaareysay Duqeymaha Xeebaha Nugaal](https://raxanreeb.com/deg-deg-puntland-oo-cambaareysay-duqeymaha-xeebaha-nugaal/)

_2026-08-22 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Garoowe (Raxanreeb Online): Dowladda Puntland ayaa cambaareysay duqeymo lagu soo warramay in maraakiib dagaal oo caalami ah ay ka geysteen xeebaha gobolka Nugaal, kuwaas oo lagu beegsaday kalluumeysato iyo hanti ay leeyihiin dadka deegaanka. Puntland ayaa sheegtay in duqeymihii ka dhacay deegaanka Garmaal 18-ka iyo 20-ka Agoosto 2026 ay sababeen khasaare soo gaaray dad rayid... The post DEG-DEG:…

## [DEG-DEG: Markab Calanka Kamaruun Ku Jira oo Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya](https://raxanreeb.com/deg-deg-markab-calanka-kamaruun-ku-jira-oo-lagu-afduubtay-xeebaha-soomaaliya/)

_2026-08-22 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Xeebaha Soomaaliya (Raxanreeb Online): Markab ganacsi oo ku gooshayay calanka Kamaruun, balse ay leedahay shirkad laga leeyahay Türkiye, ayaa lagu afduubtay biyaha Soomaaliya, iyadoo la sheegay inuu xambaarsanaa qalab isgaarsiineed iyo qalab ciidan oo casri ah. Xogaha hordhaca ah ayaa sheegaya in xilliga markabka la afduubtay ay saarnaayeen 10 qof, oo kala ahaa lix Hindi... The post DEG-DEG:…

## [DEG-DEG: Aadan Madoobe oo Baydhabo Gaaray, Digniin Adagna Diray](https://raxanreeb.com/deg-deg-aadan-madoobe-oo-baydhabo-gaaray-digniin-adagna-diray/)

_2026-08-22 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Baydhabo (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uu ka hadlay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee ka taagan magaalada iyo nawaaxigeeda. Aadan Madoobe oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Koonfur Galbeed ay si adag isaga difaaci doonaan... The post…

## [DEG-DEG: Ciidamo Taabacsan Laftagareen oo Ku Qulqulaya Duleedka Baydhabo](https://raxanreeb.com/deg-deg-ciidamo-taabacsan-laftagareen-oo-ku-qulqulaya-duleedka-baydhabo/)

_2026-08-22 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Baydhabo (Raxanreeb Online): Wararka laga helayo gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamo tiro badan oo la sheegay inay ka amar qaataan Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ay ku qulqulayaan furimaha dagaalka ee duleedka magaalada Baydhabo. Ciidamadan ayaa la sheegay inay si gaar ah u hubeysan yihiin, waxaana wararku tilmaamayaan inay kasoo dhaqaaqeen degmada... The…

## [Jaamacad Maraykan Ah Oo Mamnuucday Durag, Bonnado Iyo Kabaha somalida](https://radiodalsan.com/2026/08/22/jaamacad-maraykan-ah-oo-mamnuucday-durag-bonnado-iyo-kabaha-somalida/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=jaamacad-maraykan-ah-oo-mamnuucday-durag-bonnado-iyo-kabaha-somalida)

_2026-08-22 · Abdalle Yahye Ali · Radio Dalsan_

Tuskegee University ayaa soo rogtay xeer cusub oo labiska ardayda ah, iyadoo mamnuucday durag, bonnado iyo kabo jiif gudaha fasallada iyo hoolalka cuntada. The post Jaamacad Maraykan Ah Oo Mamnuucday Durag, Bonnado Iyo Kabaha somalida first appeared on Radio Dalsan .

## [QM: Saddexdii Soomaali ah Mid Ayaa Wajahaya Cunto-yaraan](https://raxanreeb.com/qm-saddexdii-soomaali-ah-mid-ayaa-wajahaya-cunto-yaraan/)

_2026-08-22 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Muqdisho (Raxanreeb Online): Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in xaaladda bani’aadantinimo ee Soomaaliya ay sii xumaanayso, iyadoo qiyaastii saddexdii qof ee Soomaali ah mid ka mid ah uu wajahayo cunto-yaraan. Warbixinta ayaa kusoo beegmaysa xilli ay si weyn hoos ugu dhaceen kaalmihii caalamiga ahaa ee Soomaaliya, iyadoo la sheegay in taageeradii dibadda ay hoos u dhacday... The post QM: Saddexdii…

## [Munaasabadda daahfurka mashaariicda Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) oo Muqdisho ka socota](https://radiomuqdisho.so/munaasabadda-daahfurka-mashaariicda-uu-isbahaysiga-milatari-ee-islaamka-ee-la-dagaallanka-argagixisada-imctc-oo-muqdisho-ka-socota/)

_2026-08-22 · Shamis Hassan Harun · Radio Muqdisho_

RADIO MUQDISH:-Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) ka fulinayo Soomaaliya. Mashaariicdan waxaa ugu horreeya Barnaamijka Wariyaasha Nabadda oo lagu xoojinayo doorka warbaahinta iyo wariyeyaasha ee ka hortagga xagjirnimada iyo argagixisada iyo kor u qaadista nabadda iyo…

## [DEG-DEG: Hindiya oo Xaqiijisay Badqabka 22 Badmaax oo Saaran Maraakiib Puntland Lagu Hayo](https://raxanreeb.com/deg-deg-hindiya-oo-xaqiijisay-badqabka-22-badmaax-oo-saaran-maraakiib-puntland-lagu-hayo/)

_2026-08-22 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Puntland (Raxanreeb Online): Dowladda Hindiya ayaa sheegtay in ay badqabaan 22 badmaax oo Hindi ah oo saaran laba markab oo lagu soo warramay in burcad-badeed Soomaali ah ay u soo jiideen xeebaha Puntland. Maraakiibta ayaa kala ah MV Lutuf, oo ku gooshaya calanka Kamaruun, iyo MT Siba, oo ku diiwaangashan calanka Eritrea. Labada markab ayaa... The post DEG-DEG: Hindiya oo Xaqiijisay Badqabka 22…

## [Garmaal: Burcad-badeedda oo qarka u saaran in ay ka degaan markabka Lutuf](https://puntlandpost.net/2026/08/22/garmaal-burcad-badeedda-oo-qarka-u-saaran-in-ay-ka-degaan-markabka-lutuf/)

_2026-08-22 · Desk · Puntland Post_

Kaddib muddo saddex berri ah oo ay go’doon ahaayeen kooxda Burcad-badeedda ah ee haysata markabka Lutuf ayaa hadda qarka u… Sii akhri

## [Madaxweyne Deni oo safar ugu baxay Jariiban iyo Garacad](https://puntlandpost.net/2026/08/22/madaxweyne-deni-oo-safar-ugu-baxay-jariiban-iyo-garacad/)

_2026-08-22 · Desk · Puntland Post_

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo muddo labo todobaad ah ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa maanta safar ugu baxay degmada… Sii akhri

## [UNICEF: Dhimista Gargaarka Soomaaliya oo Kordhisay Khatarta Nafaqo-darrada Carruurta](https://shabellemedia.com/unicef-dhimista-gargaarka-soomaaliya-oo-kordhisay-khatarta-nafaqo-darrada-carruurta/)

_2026-08-22 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

JENEVA — Hay’adda UNICEF ayaa sheegtay in dhimista weyn ee gargaarka bani’aadannimo ay Soomaaliya ka sii fogeynayso adeegyada caafimaadka, nafaqada, biyaha, waxbarashada iyo ilaalinta carruurta, iyadoo carruurta ay yihiin kuwa ugu badan ee dhibaatadu saameyneyso. Afhayeenka UNICEF, James Elder, ayaa sheegay in 205 xarumood oo caafimaad iyo nafaqo ah ay durba xirmeen sababo la \[…\]

## [Hundreds of health, nutrition facilities closed as Somalia’s child crisis deepens, warns UNICEF](https://shabellemedia.com/hundreds-of-health-nutrition-facilities-closed-as-somalias-child-crisis-deepens-warns-unicef/)

_2026-08-22 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

Aid cuts are closing doors to healthcare, shutting down nutrition services, and pushing water, education and protection further out of reach in Somalia, and, as ever, children are paying the price, the spokesperson for UNICEF said Friday. “On the back of unprecedented cuts in humanitarian aid, 205 health and nutrition facilities have already closed,” \[…\]

## [Soomaaliya iyo UNDP oo ka wada hadlay xoojinta adeegyada amniga iyo booliska](https://shabellemedia.com/soomaaliya-iyo-undp-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-adeegyada-amniga-iyo-booliska/)

_2026-08-22 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MUQDISHO — Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP) ee Soomaaliya, Christophoros Politis. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo UNDP, gaar ahaan horumarinta adeegyada amniga iyo booliska, dardargelinta…

## [Somalia, UNDP Discuss Strengthening Security and Police Services](https://shabellemedia.com/somalia-undp-discuss-strengthening-security-and-police-services/)

_2026-08-22 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s interior security minister, Gen. Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag, met the United Nations Development Programme’s new representative in Somalia, Christophoros Politis to discuss strengthening cooperation on security and police services. The meeting focused on expanding cooperation between the Somali government and UNDP, particularly efforts to improve security and…

## [Somali Local Forces Kill Two Al-Shabaab Leaders in Middle Shabelle &#8211; defense ministry](https://shabellemedia.com/somali-local-forces-kill-two-al-shabaab-leaders-in-middle-shabelle-defense-ministry/)

_2026-08-22 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MOGADISHU, Somalia — Local forces in Somalia’s Middle Shabelle region have killed two leaders of the Al-Shabaab militant group, the defence ministry said. The ministry said the two commanders were killed during an operation in the region, in which local forces also targeted other members of the group. According to the ministry, the two \[…\]

## [Ciidamada Deegaanka Shabeellaha Dhexe oo Dilay Laba Hogaamiye oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa](https://shabellemedia.com/ciidamada-deegaanka-shabeellaha-dhexe-oo-dilay-laba-hogaamiye-oo-al-shabaab-ka-tirsanaa/)

_2026-08-22 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MUQDISHO – Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada Deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe ay dileen laba hogaamiye oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab. Wasaaraddu waxay sheegtay in howlgalka lagu dilay labada horjooge uu ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo ciidamada ay sidoo kale bartilmaameedsadeen xubno kale oo ka tirsan kooxda. Sida \[…\]

## [Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab](https://radiomuqdisho.so/ciidamada-deegaanka-ee-shabeellaha-dhexe-oo-dilay-laba-horjooge-oo-ka-tirsanaa-al-shabaab/)

_2026-08-22 · Shamis Hassan Harun · Radio Muqdisho_

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa 21-kii bishaan Agoosto laba weerar oo ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab ka fuliyay deegaannada Daaru-nicma iyo Tawakal, halkaas oo ay ku dileen laba horjooge oo ka tirsanaa Khawaarijta. Ciidamada Deegaanka ayaa weerar ku qaaday goob ay maleeshiyaadka Khawaarijta ku dhuumaaleysanayeen oo ku taalla duleedka…

## [Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya](https://radiomuqdisho.so/deegaanka-hul-caduur-oo-halis-ugu-jira-in-looga-guuro-bacaad-kusii-fidaya/)

_2026-08-22 · Shamis Hassan Harun · Radio Muqdisho_

RADIO MUQDISHO(GALGADUUD):-Deegaanka Hul-Caduur oo hoos taga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa wajahaya xaalad adag, kaddib markii Bacadku si weyn ugu fiday deegaanka, taasoo saameyn ku yeelatay nolol-maalmeedka dadka iyo xoolaha ku nool deegaanka. Dadka deegaanka ayaa sheegay in fiditaanka Bacadku uu sii fidayo, islamarkaana uu sababi karo in bulshada ku nool deegaanka ay ku \[…\]

## [Kaaliyaha taliyaha CXDS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Isbahaysiga IMCTC](https://radiomuqdisho.so/kaaliyaha-taliyaha-cxds-oo-muqdisho-kusoo-dhaweeyay-wafdi-ka-socda-isbahaysiga-imctc/)

_2026-08-22 · Shamis Hassan Harun · Radio Muqdisho_

RADIO MUQDISHO:-Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Madey nurey sheikh ufurow, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC), Sareeye Gaas Maxamed bin Saciid Al-Moghidi, iyo wafdi uu hoggaaminayo, kuwaas oo booqasho rasmi ah ku yimid Jamhuuriyadda Federaalka…

