# somaliland (news sources) — RSS Amplifier

Recent posts from the 1 feeds in the RSS Amplifier directory that cover somaliland.

Page: <https://rssamplifier.com/topics/somaliland/news>  
Feed: <https://rssamplifier.com/topics/somaliland/news.md>

---

## [Puntland oo war ka soo saartay siidaynta markabka Lutuf](https://puntlandpost.net/2026/08/29/puntland-oo-war-ka-soo-saartay-siidaynta-markabka-lutuf/)

_2026-08-29 · Desk · Puntland Post_

Puntland ayaa cambaaraysay lacagta madaxfurashada ah ee la siiyay kooxdii Burcad-badeedda ee haysatay markabka MV Lutuf oo u rarnaa dowladda… Sii akhri

## [Dowladda Federaalka oo sheegtay in ay Burcad-badeed ahaayeen raggii lagu laayay xeebaha Puntland](https://puntlandpost.net/2026/08/29/dowladda-federaalka-oo-sheegtay-in-ay-burcad-badeed-ahaayeen-raggii-lagu-laayay-xeebaha-puntland/)

_2026-08-29 · Desk · Puntland Post_

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidanka badda Turkiga oo iskaashi la sameeyay ciidanka xoogga dalka ay soo furteen markabka… Sii akhri

## [Burcad-badeedda oo lacag madax-furasho ah ka qaatay markabkii u rarnaa Turkiga](https://puntlandpost.net/2026/08/29/burcad-badeedda-oo-lacag-madax-furasho-ah-ka-qaatay-markabkii-u-rarnaa-turkiga/)

_2026-08-29 · Desk · Puntland Post_

Kooxdii Burcad-badeedda ee haysatay markabka Lutuf ee Turkiga u rarnaa ayaa maanta siidaayay, iyaga oo ka degay xeebta deegaanka Jiifle… Sii akhri

## [Madaxweyne Deni oo ka degay Boosaaso](https://puntlandpost.net/2026/08/29/madaxweyne-deni-oo-ka-degay-boosaaso/)

_2026-08-29 · Desk · Puntland Post_

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo todobaadkii la soo dhaafay ku sugnaa gobolka Mudug ayaa maanta safar dhanka cirka ah… Sii akhri

## [Shil dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Cowsane](https://puntlandpost.net/2026/08/29/shil-dhimasho-iyo-dhaawac-sababay-oo-ka-dhacay-cowsane/)

_2026-08-29 · Desk · Puntland Post_

Labo qof ayaa ku dhintay, hal qofna waa ku dhaawacmay shil gaari oo maanta ka dhacay wadada cusub ee xiriirisa… Sii akhri

## [Digniin loo diray dadka ku nool xeebaha Puntland](https://puntlandpost.net/2026/08/29/digniin-loo-diray-dadka-ku-nool-xeebaha-puntland/)

_2026-08-28 · Desk · Puntland Post_

Puntland ayaa digniin u dirtay dadka ku nool xeebaha Gacanka Cadmeed iyo Badweynta Hindiya, taas oo la xiriirta saameyn uu yeelan… Sii akhri

## [Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay mas&#8217;uuliyiintii ku wehelinayay safarkii Mudug](https://puntlandpost.net/2026/08/28/madaxweyne-deni-oo-kulan-la-qaatay-masuuliyiintii-ku-wehelinayay-safarkii-mudug/)

_2026-08-28 · Desk · Puntland Post_

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo weli ku sugan deegaanka Garacad ayaa kulan is-xogwareysi iyo talo ururin ah la qaatay… Sii akhri

## [Deni: Burcad-badeedda waxaa ka dambeeya dalal shisheeye oo doonaya khayraadka Puntland](https://puntlandpost.net/2026/08/28/deni-burcad-badeedda-waxaa-ka-dambeeya-dalal-shisheeye-oo-doonaya-khayraadka-puntland/)

_2026-08-28 · Desk · Puntland Post_

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in Burcad-badeedda ay ka dambeeyaan dalal shisheeye oo doonaya in ay gurtaan khayraadka… Sii akhri

## [Dhulgariir ka dhacay xeebaha Caluula ee Puntland](https://puntlandpost.net/2026/08/28/dhulgariir-ka-dhacay-xeebaha-caluula-ee-puntland/)

_2026-08-28 · Desk · Puntland Post_

Dhulgariir cabbirkiisa lagu qiyaasay 6.0 Magnitude ayaa xalay saqdhexe ka dhacay biyaha Soomaaliya, gaar ahaan xeebaha degmada Caluula ee bariga… Sii akhri

## [Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay heshiisyo lala galay Muritaaniya](https://puntlandpost.net/2026/08/27/golaha-wasiirrada-soomaaliya-oo-ansixiyay-heshiisyo-lala-galay-muritaaniya/)

_2026-08-27 · Desk · Puntland Post_

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay shirkoodii todobaad laha ahaa ayaa ansixiyay labo heshiis oo dowladda la gashay… Sii akhri

## [Stream Torrents and IPTV Instantly (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/kgK8Hl7j8m4B)

_2026-08-27 · **Sponsored**_

Search, index, and play music, movies, books, and live TV in your browser.

## [Puntland oo ku eedeysay Turkiga duqeymihii ka dhacay xeebaheeda](https://puntlandpost.net/2026/08/27/puntland-oo-ku-eedeysay-turkiga-duqeymihii-ka-dhacay-xeebaheeda/)

_2026-08-27 · Desk · Puntland Post_

Wasiir ku xigeenka amniga Puntland Cabdiraxmaan Yuusuf Dujaana ayaa ku eedeeyay dowladda Turkiga duqeymihii ka dhacay xeebaha gobolka Nugaal ee… Sii akhri

## [Cartographic Reality Beats Secessionist Claims in Northern Somalia](https://puntlandpost.net/2026/08/27/cartographic-reality-beats-secessionist-claims-in-northern-somalia/)

_2026-08-26 · cph · Puntland Post_

Mogadishu (PP Editorial) — Last week, The Economist ran a report on the Somaliland administration based on an interview with… Sii akhri

## [Madaxweyne Deni oo xarigga ka jaray qaybta kaydinta badeecadaha dekedda Garacad](https://puntlandpost.net/2026/08/26/madaxweyne-deni-oo-xarigga-ka-jaray-qaybta-kaydinta-badeecadaha-dekedda-garacad/)

_2026-08-26 · Desk · Puntland Post_

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay ku hoyday Garacad ayaa maanta kormeer ku tagay dekedda, isagoo xarigga ka jaray… Sii akhri

## [Maxay dowladda Biritayn kala hadashay madaxweyne Xasan Sheekh?](https://puntlandpost.net/2026/08/26/maxay-dowladda-biritayn-kala-hadashay-madaxweyne-xasan-sheekh/)

_2026-08-26 · Desk · Puntland Post_

Wasiirka Boqortooyada Biritayn u qaabilsan Horumarinta Caalamiga ah iyo Afrika, Kirsty McNeill oo Muqdisho soo gaartay ayaa shalay kulan la… Sii akhri

## [Ra&#8217;iisul Wasaare Xamse oo safar ugu baxay Qatar](https://puntlandpost.net/2026/08/26/raiisul-wasaare-xamse-oo-safar-ugu-baxay-qatar/)

_2026-08-26 · Desk · Puntland Post_

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta booqasho ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad rasmi ah oo… Sii akhri

## [Guddiga Doorashooyinka oo war ka soo saaray go’aanka Maxkamadda Sare](https://puntlandpost.net/2026/08/26/guddiga-doorashooyinka-oo-war-ka-soo-saaray-goaanka-maxkamadda-sare/)

_2026-08-26 · Desk · Puntland Post_

Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay in uu aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ee lagu laalay natiijada doorashadii isku-sidkanayd ee golaha… Sii akhri

## [Deni oo gogol nabadeed Garoowe u dhigay beelaha Sheekhaal iyo Sure](https://puntlandpost.net/2026/08/25/deni-oo-gogol-nabadeed-garoowe-u-dhigay-beelaha-sheekhaal-iyo-sure/)

_2026-08-25 · Desk · Puntland Post_

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta gaaray deegaanka Dhinowda ee koonfur bari gobolka Mudug, halkaas oo si diirran loogu… Sii akhri

## [Cawad oo ka hadlay go&#8217;aanka Maxkamadda Sare ku diiday doorashadii Galmudug](https://puntlandpost.net/2026/08/25/cawad-oo-ka-hadlay-goaanka-maxkamadda-sare-ku-diiday-doorashadii-galmudug/)

_2026-08-25 · Desk · Puntland Post_

Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa bogaadiyay go’aankii Maxkamadda Sare ee Federaalka ku laashay natiijadii doorashada… Sii akhri

## [Madaxweyne Deni oo booqanaya Dhinowda](https://puntlandpost.net/2026/08/25/madaxweyne-deni-oo-booqanaya-dhinowda/)

_2026-08-25 · Desk · Puntland Post_

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay ku hoyday degmada Towfiiq ayaa lagu wadaa in uu maanta tago deegaanka Dhinowda… Sii akhri

## [Madaxweyne Deni oo tegay degmada Towfiiq](https://puntlandpost.net/2026/08/24/madaxweyne-deni-oo-tegay-degmada-towfiiq/)

_2026-08-24 · Desk · Puntland Post_

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Towfiiq oo ku taalla cirifka koonfur bari… Sii akhri

## [Install Manifest V3 Extension (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/Nh5D6oRlcf48)

_2026-08-24 · **Sponsored**_

Get this Manifest V3 extension from the official TronBrowser Store listing.

## [Natiijadii doorashada Galmudug oo la laalay](https://puntlandpost.net/2026/08/24/natiijadii-doorashada-galmudug-oo-la-laalay/)

_2026-08-24 · Desk · Puntland Post_

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xukun ka soo saartay dacwad la xiriirtay doorashooyinkii isku-sidkan ee golaha wakiillada iyo… Sii akhri

## [Madaxweyne Deni oo ka hadlay duqeymihii ka dhacay xeebaha Puntland](https://puntlandpost.net/2026/08/24/madaxweyne-deni-oo-ka-hadlay-duqeymihii-ka-dhacay-xeebaha-puntland/)

_2026-08-24 · Desk · Puntland Post_

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in uu ka xun yahay duqeymihii ka dhacay xeebaha gobolka Nugaal ee Jiifle… Sii akhri

[Listen](https://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2026/08/87399b8f-061e-46ad-aa83-aafe220029da.mp4)

## [Puntland oo soo saartay digniin la xiriirta Burcad-badeedda](https://puntlandpost.net/2026/08/24/puntland-oo-soo-saartay-digniin-la-xiriirta-burcad-badeedda/)

_2026-08-23 · Desk · Puntland Post_

Dowladda Puntland ayaa ka digtay in lacag madax-furasho ah la siiyo kooxaha Burcadbadeeda ah ee maraakiibta ku haysta xeebaheeda. War-saxaafadeed… Sii akhri

## [Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay bulshada deegaanka Bali-busle ee degmada Jariiban](https://puntlandpost.net/2026/08/23/madaxweyne-deni-oo-kulan-la-qaatay-bulshada-deegaanka-bali-busle-ee-degmada-jariiban/)

_2026-08-23 · Desk · Puntland Post_

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo safar ku maraya barriga gobolka Mudug ayaa xalay ku hoyda deegaanka Bali-busle ee degmada… Sii akhri

## [Dowladda Federaalka oo dhexdhexaadisay Burcad-badeedda iyo Turkiga](https://puntlandpost.net/2026/08/22/dowladda-federaalka-oo-dhexdhexaadisay-burcad-badeedda-iyo-turkiga/)

_2026-08-22 · Desk · Puntland Post_

Markabka ay haysato Burcad-badeedda ee Lutuf oo ay la socdaan labo markab oo Turkigu leeyahay ayaa ka tegay deegaanka Garmaal,… Sii akhri

## [Garmaal: Burcad-badeedda oo qarka u saaran in ay ka degaan markabka Lutuf](https://puntlandpost.net/2026/08/22/garmaal-burcad-badeedda-oo-qarka-u-saaran-in-ay-ka-degaan-markabka-lutuf/)

_2026-08-22 · Desk · Puntland Post_

Kaddib muddo saddex berri ah oo ay go’doon ahaayeen kooxda Burcad-badeedda ah ee haysata markabka Lutuf ayaa hadda qarka u… Sii akhri

## [Madaxweyne Deni oo safar ugu baxay Jariiban iyo Garacad](https://puntlandpost.net/2026/08/22/madaxweyne-deni-oo-safar-ugu-baxay-jariiban-iyo-garacad/)

_2026-08-22 · Desk · Puntland Post_

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo muddo labo todobaad ah ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa maanta safar ugu baxay degmada… Sii akhri

## [Puntland oo war ka soo saartay duqeyntii Garmaal](https://puntlandpost.net/2026/08/21/puntland-oo-war-ka-soo-saartay-duqeyntii-garmaal/)

_2026-08-21 · Desk · Puntland Post_

Puntland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay kaga hortimid duqeyntii maalmo ka hor ka dhacday deegaan xeebeedka Garmaal ee gobolka Nugaal,… Sii akhri

## [Ethiopia, Somalia and the Colonial Question](https://puntlandpost.net/2026/08/21/ethiopia-somalia-and-the-colonial-question/)

_2026-08-21 · Desk · Puntland Post_

Hargeisa (Commentary) — Several generations of Somalis have come of age in an education system that regarded Ethiopians as the Black… Sii akhri

## [Deni oo booqday goobaha loo calaamadeeyay biya-saarka Gaalkacyo](https://puntlandpost.net/2026/08/21/deni-oo-booqday-goobaha-loo-calaamadeeyay-biya-saarka-gaalkacyo/)

_2026-08-21 · Desk · Puntland Post_

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeer ku tagay goobaha ay biyuhu fariistaan ee bartamaha magaalada Gaalkacyo, oo ay… Sii akhri

## [Dissecting Series A Rounds (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/OdgJskFNmN0h)

_2026-08-21 · **Sponsored**_

Two real Series A cases: timelines, investor sequencing, and common founder mistakes.

## [Puntland oo shaacisay degmooyinka ku guulaystay mashruuca Bulsho ee Bangiga Adduunka](https://puntlandpost.net/2026/08/21/puntland-oo-shaacisay-degmooyinka-ku-guulaystay-mashruuca-bulsho-ee-bangiga-adduunka/)

_2026-08-20 · Desk · Puntland Post_

Puntland ayaa shaacisay in degmooyinka Gaalkacyo, Eyl, Bareeda iyo Buraan ee gobollada Mudug, Nugaal, Raascasayr & Haylaan ku guuleysteen mashruuca… Sii akhri

## [Burcad-badeed markab ku qabsatay Gacanka Cadmeed](https://puntlandpost.net/2026/08/20/burcad-badeed-markab-ku-qabsatay-gacanka-cadmeed/)

_2026-08-20 · Desk · Puntland Post_

Koox burcad-badeed ah ayaa maanta markab kuwa shidaalka qaada ah ku qabsaday Gacanka Cadmeed, sida ay shaacisay hay’adda ciidanka badda… Sii akhri

## [Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay saraakiisha ciidanka degmada Saaxo](https://puntlandpost.net/2026/08/20/madaxweyne-deni-oo-kulan-la-qaatay-saraakiisha-ciidanka-degmada-saaxo/)

_2026-08-20 · Desk · Puntland Post_

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo weli ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah saraakiisha… Sii akhri

## [Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 3% uu kordhay dhaqaalaha dalka](https://puntlandpost.net/2026/08/20/dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-in-3-uu-kordhay-dhaqaalaha-dalka/)

_2026-08-20 · Desk · Puntland Post_

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, islamarkaana uu shir-guddoomiyay Ra’iisulWasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu… Sii akhri

## [UAE-funded mercenary &#8216;ran covert operation&#8217; against British activist in London](https://puntlandpost.net/2026/08/20/uae-funded-mercenary-ran-covert-operation-against-british-activist-in-london/)

_2026-08-19 · cph · Puntland Post_

Sitting near the bar at the Bulgari hotel in Knightsbridge, Abraham Golan made short work of a succession of espressos.… Sii akhri

## [Sida Deni uga badbaadi karo in mar kale lagu guuro](https://puntlandpost.net/2026/08/19/sida-deni-uga-badbaadi-karo-in-mar-kale-lagu-guuro/)

_2026-08-19 · cph · Puntland Post_

“Cabashiyo caloolyow ciil kaama bi’iyaan, talo cayn-wareegtana la iskuma canaantee, caqli iyo hubsiimaa cirib looga aayaa” — ereyadii Cabdillaahi Cabdi Cilmi… Sii akhri

## [Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay 7 safiir](https://puntlandpost.net/2026/08/19/xasan-sheekh-oo-warqadaha-aqoonsiga-ka-guddoomay-7-safiir/)

_2026-08-19 · Desk · Puntland Post_

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada warqadaha aqoonsiga danjirenimo kaga guddoomay safiirro cusub oo ka… Sii akhri

## [Ciidan ka tirsanaa Somaliland oo u goostay Waqooyi Bari](https://puntlandpost.net/2026/08/19/ciidan-ka-tirsanaa-somaliland-oo-u-goostay-waqooyi-bari/)

_2026-08-19 · Desk · Puntland Post_

Ciidan ka tirsanaa maamulka Somaliland oo ku sugnaa deegaanka Yubbe ee goboka Sanaag ayaa maanta u wareegay maamulka Waqooyi Bari.… Sii akhri

## [Gaadiid lagu gubay Shabeellaha Hoose](https://puntlandpost.net/2026/08/19/gaadiid-lagu-gubay-shabeellaha-hoose/)

_2026-08-19 · Desk · Puntland Post_

In ka badan shan gaari oo kuwa xamuulka qaado ah ayaa lagu gubay waddada u dhaxaysa degmooyinka Wanlaweyn iyo Afgooye… Sii akhri

## [Maxay ahaayeen ragga lagu beegsaday duqeynta Garmaal?](https://puntlandpost.net/2026/08/18/maxay-ahaayeen-ragga-lagu-beegsaday-duqeynta-garmaal/)

_2026-08-18 · Desk · Puntland Post_

Faahfaahinta dheeraad aha ayaa ka soo baxaysa duqeyn maanta gelinkii dambe ka dhacday deegaan xeebeedka Garmaal ee degmada Dangorayo ee… Sii akhri

## [Duqeyn ka dhacday deegaanka Garmaal ee gobolka Nugaal](https://puntlandpost.net/2026/08/18/duqeyn-ka-dhacday-deegaanka-garmaal-ee-gobolka-nugaal/)

_2026-08-18 · Desk · Puntland Post_

Duqeyn maanta gelinkii dambe ka dhacday deegaan xeebeedka Garmaal degmada Dangorayo ee gobol Nugaal ayaa lagu dilay afar nin, halka… Sii akhri

