# sii (news sources) — RSS Amplifier

Recent posts from the 1 feeds in the RSS Amplifier directory that cover sii.

Page: <https://rssamplifier.com/topics/sii/news>  
Feed: <https://rssamplifier.com/topics/sii/news.md>

---

## [Garmaal: Burcad-badeedda oo qarka u saaran in ay ka degaan markabka Lutuf](https://puntlandpost.net/2026/08/22/garmaal-burcad-badeedda-oo-qarka-u-saaran-in-ay-ka-degaan-markabka-lutuf/)

_2026-08-22 · Desk · Puntland Post_

Kaddib muddo saddex berri ah oo ay go’doon ahaayeen kooxda Burcad-badeedda ah ee haysata markabka Lutuf ayaa hadda qarka u… Sii akhri

## [Madaxweyne Deni oo safar ugu baxay Jariiban iyo Garacad](https://puntlandpost.net/2026/08/22/madaxweyne-deni-oo-safar-ugu-baxay-jariiban-iyo-garacad/)

_2026-08-22 · Desk · Puntland Post_

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo muddo labo todobaad ah ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa maanta safar ugu baxay degmada… Sii akhri

## [Puntland oo war ka soo saartay duqeyntii Garmaal](https://puntlandpost.net/2026/08/21/puntland-oo-war-ka-soo-saartay-duqeyntii-garmaal/)

_2026-08-21 · Desk · Puntland Post_

Puntland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay kaga hortimid duqeyntii maalmo ka hor ka dhacday deegaan xeebeedka Garmaal ee gobolka Nugaal,… Sii akhri

## [Ethiopia, Somalia and the Colonial Question](https://puntlandpost.net/2026/08/21/ethiopia-somalia-and-the-colonial-question/)

_2026-08-21 · Desk · Puntland Post_

Hargeisa (Commentary) — Several generations of Somalis have come of age in an education system that regarded Ethiopians as the Black… Sii akhri

## [Deni oo booqday goobaha loo calaamadeeyay biya-saarka Gaalkacyo](https://puntlandpost.net/2026/08/21/deni-oo-booqday-goobaha-loo-calaamadeeyay-biya-saarka-gaalkacyo/)

_2026-08-21 · Desk · Puntland Post_

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeer ku tagay goobaha ay biyuhu fariistaan ee bartamaha magaalada Gaalkacyo, oo ay… Sii akhri

## [Puntland oo shaacisay degmooyinka ku guulaystay mashruuca Bulsho ee Bangiga Adduunka](https://puntlandpost.net/2026/08/21/puntland-oo-shaacisay-degmooyinka-ku-guulaystay-mashruuca-bulsho-ee-bangiga-adduunka/)

_2026-08-20 · Desk · Puntland Post_

Puntland ayaa shaacisay in degmooyinka Gaalkacyo, Eyl, Bareeda iyo Buraan ee gobollada Mudug, Nugaal, Raascasayr & Haylaan ku guuleysteen mashruuca… Sii akhri

## [Burcad-badeed markab ku qabsatay Gacanka Cadmeed](https://puntlandpost.net/2026/08/20/burcad-badeed-markab-ku-qabsatay-gacanka-cadmeed/)

_2026-08-20 · Desk · Puntland Post_

Koox burcad-badeed ah ayaa maanta markab kuwa shidaalka qaada ah ku qabsaday Gacanka Cadmeed, sida ay shaacisay hay’adda ciidanka badda… Sii akhri

## [Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay saraakiisha ciidanka degmada Saaxo](https://puntlandpost.net/2026/08/20/madaxweyne-deni-oo-kulan-la-qaatay-saraakiisha-ciidanka-degmada-saaxo/)

_2026-08-20 · Desk · Puntland Post_

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo weli ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah saraakiisha… Sii akhri

## [Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 3% uu kordhay dhaqaalaha dalka](https://puntlandpost.net/2026/08/20/dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-in-3-uu-kordhay-dhaqaalaha-dalka/)

_2026-08-20 · Desk · Puntland Post_

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, islamarkaana uu shir-guddoomiyay Ra’iisulWasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu… Sii akhri

## [UAE-funded mercenary &#8216;ran covert operation&#8217; against British activist in London](https://puntlandpost.net/2026/08/20/uae-funded-mercenary-ran-covert-operation-against-british-activist-in-london/)

_2026-08-19 · cph · Puntland Post_

Sitting near the bar at the Bulgari hotel in Knightsbridge, Abraham Golan made short work of a succession of espressos.… Sii akhri

## [Never miss a game (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/32xuzA5GzLbv)

_2026-08-19 · **Sponsored**_

Follow any team; get an hour and one-minute web and email reminders.

## [Sida Deni uga badbaadi karo in mar kale lagu guuro](https://puntlandpost.net/2026/08/19/sida-deni-uga-badbaadi-karo-in-mar-kale-lagu-guuro/)

_2026-08-19 · cph · Puntland Post_

“Cabashiyo caloolyow ciil kaama bi’iyaan, talo cayn-wareegtana la iskuma canaantee, caqli iyo hubsiimaa cirib looga aayaa” — ereyadii Cabdillaahi Cabdi Cilmi… Sii akhri

## [Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay 7 safiir](https://puntlandpost.net/2026/08/19/xasan-sheekh-oo-warqadaha-aqoonsiga-ka-guddoomay-7-safiir/)

_2026-08-19 · Desk · Puntland Post_

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada warqadaha aqoonsiga danjirenimo kaga guddoomay safiirro cusub oo ka… Sii akhri

## [Ciidan ka tirsanaa Somaliland oo u goostay Waqooyi Bari](https://puntlandpost.net/2026/08/19/ciidan-ka-tirsanaa-somaliland-oo-u-goostay-waqooyi-bari/)

_2026-08-19 · Desk · Puntland Post_

Ciidan ka tirsanaa maamulka Somaliland oo ku sugnaa deegaanka Yubbe ee goboka Sanaag ayaa maanta u wareegay maamulka Waqooyi Bari.… Sii akhri

## [Gaadiid lagu gubay Shabeellaha Hoose](https://puntlandpost.net/2026/08/19/gaadiid-lagu-gubay-shabeellaha-hoose/)

_2026-08-19 · Desk · Puntland Post_

In ka badan shan gaari oo kuwa xamuulka qaado ah ayaa lagu gubay waddada u dhaxaysa degmooyinka Wanlaweyn iyo Afgooye… Sii akhri

## [Maxay ahaayeen ragga lagu beegsaday duqeynta Garmaal?](https://puntlandpost.net/2026/08/18/maxay-ahaayeen-ragga-lagu-beegsaday-duqeynta-garmaal/)

_2026-08-18 · Desk · Puntland Post_

Faahfaahinta dheeraad aha ayaa ka soo baxaysa duqeyn maanta gelinkii dambe ka dhacday deegaan xeebeedka Garmaal ee degmada Dangorayo ee… Sii akhri

## [Duqeyn ka dhacday deegaanka Garmaal ee gobolka Nugaal](https://puntlandpost.net/2026/08/18/duqeyn-ka-dhacday-deegaanka-garmaal-ee-gobolka-nugaal/)

_2026-08-18 · Desk · Puntland Post_

Duqeyn maanta gelinkii dambe ka dhacday deegaan xeebeedka Garmaal degmada Dangorayo ee gobol Nugaal ayaa lagu dilay afar nin, halka… Sii akhri

