# sare (news sources) — RSS Amplifier

Recent posts from the 1 feeds in the RSS Amplifier directory that cover sare.

Page: <https://rssamplifier.com/topics/sare/news>  
Feed: <https://rssamplifier.com/topics/sare/news.md>

---

## [Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay](https://shabellemedia.com/ciidanka-danab-oo-beegsaday-fariisimo-al-shabaab-ku-leedahay-baay-xubin-is-dhiibtay/)

_2026-08-22 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

BAYDHABO, Soomaaliya — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Al-Shabaab u adeegsan jireen gabaad iyo isku-abaabul, sida ay sheegeen ciidamada. Hawlgalka waxaa fuliyey Ururka 161-aad ee Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab, waxaana uu ka dhacay deegaanka Yaaq-Doomaar ee gobolka Baay. Intii uu hawlgalku \[…\]

## [Somali Forces Target Al-Shabaab Hideouts in Bay, Militant Surrenders](https://shabellemedia.com/somali-forces-target-al-shabaab-hideouts-in-bay-militant-surrenders/)

_2026-08-22 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

BAIDOA, Somalia — Somali special forces have carried out an operation targeting areas used by Al-Shabaab militants as hideouts and gathering points in the Bay region, the military said. The operation was conducted by the 161st Unit of the 16th Danab Commando Brigade in Yaaq-Doomaar, where troops targeted locations allegedly used by the militants \[…\]

## [Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Shir Guddoomiyey Kulankii Ugu Horreeyey ee Guddiga Maareynta Masiibooyinka](https://shabellemedia.com/raiisul-wasaare-xamsa-oo-shir-guddoomiyey-kulankii-ugu-horreeyey-ee-guddiga-maareynta-masiibooyinka/)

_2026-08-22 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MUQDISHO, Soomaaliya — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Sabtidii shir guddoomiyey kulankii ugu horreeyey ee Guddiga Qaran ee Maareynta Khataraha Masiibooyinka, kaas oo lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan xaaladda abaaraha iyo diyaar-garowga fatahaado culus oo laga cabsi qabo inay ka dhashaan roobabka Dayrta. Kulanka oo ka dhacay Muqdisho ayaa diiradda lagu \[…\]

## [Somalia PM Chairs First Disaster Risk Committee Meeting as Flood Threat Looms](https://shabellemedia.com/somalia-pm-chairs-first-disaster-risk-committee-meeting-as-flood-threat-looms/)

_2026-08-22 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Saturday chaired the first meeting of the National Disaster Risk Management Committee, where officials reviewed the country’s drought situation and preparations for possible severe flooding expected with the onset of the Deyr rains. The meeting in Mogadishu focused on Somalia’s preparedness for natural disasters \[…\]

## [UNICEF: Dhimista Gargaarka Soomaaliya oo Kordhisay Khatarta Nafaqo-darrada Carruurta](https://shabellemedia.com/unicef-dhimista-gargaarka-soomaaliya-oo-kordhisay-khatarta-nafaqo-darrada-carruurta/)

_2026-08-22 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

JENEVA — Hay’adda UNICEF ayaa sheegtay in dhimista weyn ee gargaarka bani’aadannimo ay Soomaaliya ka sii fogeynayso adeegyada caafimaadka, nafaqada, biyaha, waxbarashada iyo ilaalinta carruurta, iyadoo carruurta ay yihiin kuwa ugu badan ee dhibaatadu saameyneyso. Afhayeenka UNICEF, James Elder, ayaa sheegay in 205 xarumood oo caafimaad iyo nafaqo ah ay durba xirmeen sababo la \[…\]

## [Hundreds of health, nutrition facilities closed as Somalia’s child crisis deepens, warns UNICEF](https://shabellemedia.com/hundreds-of-health-nutrition-facilities-closed-as-somalias-child-crisis-deepens-warns-unicef/)

_2026-08-22 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

Aid cuts are closing doors to healthcare, shutting down nutrition services, and pushing water, education and protection further out of reach in Somalia, and, as ever, children are paying the price, the spokesperson for UNICEF said Friday. “On the back of unprecedented cuts in humanitarian aid, 205 health and nutrition facilities have already closed,” \[…\]

## [Soomaaliya iyo UNDP oo ka wada hadlay xoojinta adeegyada amniga iyo booliska](https://shabellemedia.com/soomaaliya-iyo-undp-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-adeegyada-amniga-iyo-booliska/)

_2026-08-22 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MUQDISHO — Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP) ee Soomaaliya, Christophoros Politis. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo UNDP, gaar ahaan horumarinta adeegyada amniga iyo booliska, dardargelinta…

## [Somalia, UNDP Discuss Strengthening Security and Police Services](https://shabellemedia.com/somalia-undp-discuss-strengthening-security-and-police-services/)

_2026-08-22 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s interior security minister, Gen. Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag, met the United Nations Development Programme’s new representative in Somalia, Christophoros Politis to discuss strengthening cooperation on security and police services. The meeting focused on expanding cooperation between the Somali government and UNDP, particularly efforts to improve security and…

## [Somali Local Forces Kill Two Al-Shabaab Leaders in Middle Shabelle &#8211; defense ministry](https://shabellemedia.com/somali-local-forces-kill-two-al-shabaab-leaders-in-middle-shabelle-defense-ministry/)

_2026-08-22 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MOGADISHU, Somalia — Local forces in Somalia’s Middle Shabelle region have killed two leaders of the Al-Shabaab militant group, the defence ministry said. The ministry said the two commanders were killed during an operation in the region, in which local forces also targeted other members of the group. According to the ministry, the two \[…\]

## [Ciidamada Deegaanka Shabeellaha Dhexe oo Dilay Laba Hogaamiye oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa](https://shabellemedia.com/ciidamada-deegaanka-shabeellaha-dhexe-oo-dilay-laba-hogaamiye-oo-al-shabaab-ka-tirsanaa/)

_2026-08-22 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MUQDISHO – Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada Deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe ay dileen laba hogaamiye oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab. Wasaaraddu waxay sheegtay in howlgalka lagu dilay labada horjooge uu ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo ciidamada ay sidoo kale bartilmaameedsadeen xubno kale oo ka tirsan kooxda. Sida \[…\]

## [Watch Chovy Code Live (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/KfqvrOYBmAZN)

_2026-08-22 · **Sponsored**_

Join live coding streams with real-time collaborative screen sharing, open source and free.

## [Soomaaliya oo Dib u Xaqiijisay Mowqifkeeda Arrinta Qubrus](https://shabellemedia.com/soomaaliya-oo-dib-u-xaqiijisay-mowqifkeeda-arrinta-qubrus/)

_2026-08-21 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MUQDISHO, Soomaaliya — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale caddeysay in mowqifkeeda rasmiga ah ee ku aaddan arrinta Qubrus uusan wax isbeddel ah ku imaan, iyadoo xaqiijisay inay ixtiraamayso madaxbannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Qubrus. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sheegtay in mowqifka dowladda uu ku saleysan yahay Axdiga Qaramada Midoobay iyo…

## [Somalia Reaffirms Position on Cyprus Dispute](https://shabellemedia.com/somalia-reaffirms-position-on-cyprus-dispute/)

_2026-08-21 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s federal government has reaffirmed that its official position on the Cyprus issue remains unchanged, stressing its respect for the sovereignty, unity and territorial integrity of the Republic of Cyprus. The Ministry of Foreign Affairs said Somalia’s position is based on the United Nations Charter and relevant UN Security Council resolutions, \[…\]

## [Tanker seized off Yemen as Somali piracy resurges](https://shabellemedia.com/tanker-seized-off-yemen-as-somali-piracy-resurges/)

_2026-08-21 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

YEMEN – The UK Maritime Trade Operations (UKMTO) said six armed individuals boarded a tanker off Yemen, seized control of the vessel, and diverted it toward Somalia. UKMTO said on Thursday that it had received a report of an incident 136 nautical miles (252km) ⁠east of Yemen’s Al Mukalla, where the Seamull tanker, also \[…\]

## [Lix Qof oo Hubeysan oo afduubey Markab Shidaal xeebaha Yemen, Soomaaliya U Jiheeyay](https://shabellemedia.com/lix-qof-oo-hubeysan-oo-afduubey-markab-shidaal-xeebaha-yemen-soomaaliya-u-jiheeyay/)

_2026-08-21 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MUQDISHO, Soomaaliya — Hay’adda Howlgallada Ganacsiga Badda ee UK (UKMTO) ayaa sheegtay in lix qof oo hubeysan ay fuuleen markab shidaal oo marayay meel ka baxsan xeebaha Yemen, ayna la wareegeen gacan ku haynta markabka kadibna u jiheeyeen dhanka Soomaaliya. UKMTO ayaa Khamiistii sheegtay in ay heshay warbixin ku saabsan dhacdo ka dhacday qiyaastii 136 \[…\]

## [Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?](https://shabellemedia.com/maxaa-looga-hadlay-shirka-gollaha-wasiiradda-xukuumadda-federaalka-soomaaliya/)

_2026-08-20 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

Muqdisho, Khamiis, 20 Agoosto 2026: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo manta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo la xiriira dhaqaalaha, amniga iyo difaaca dalka. Kulanka Golaha oo uu shir-guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo…

## [Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka](https://shabellemedia.com/midowga-culimada-soomaaliyeed-oo-dowladda-ugu-baaqay-joojinta-duminta-guryaha-iyo-dhulalka/)

_2026-08-20 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MUQDISHO, Soomaaliya — Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed ayaa dowladda ugu baaqay inay joojiso tallaabo kasta oo lagu duudsinayo muwaadiniinta xuquuqdooda milkiyadeed, xilli ay isa soo tarayaan cabashooyinka la xiriira dhulalka iyo guryaha laga duminayo qaybo ka mid ah Muqdisho. Culimadu waxay kulan ku yeesheen Muqdisho, iyagoo ka hadlay cabashooyin ay sheegeen inay uga yimaadeen bulshada…

## [Somali Islamic Scholars Urge Government to Halt Property Demolitions in Mogadishu](https://shabellemedia.com/somali-islamic-scholars-urge-government-to-halt-property-demolitions-in-mogadishu/)

_2026-08-20 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MOGADISHU, Somalia — The Union of Somali Islamic Scholars has called on the government to halt actions that could deprive citizens of their property rights, amid growing complaints over the demolition and seizure of land and homes in parts of the capital, Mogadishu. The scholars held a meeting in Mogadishu to discuss complaints from residents \[…\]

## [Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo Dib u Eegay Howlaha Sharci-dejinta](https://shabellemedia.com/guddiga-joogtada-golaha-shacabka-oo-dib-u-eegay-howlaha-sharci-dejinta/)

_2026-08-20 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MUQDISHO, Soomaaliya — Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii kulankooda toddobaadlaha ah ku yeeshay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa, iyagoo dib u eegay howlaha sharci-dejinta iyo hindise-sharciyeedyada horyaalla guddiyada baarlamaanka. Kulanka waxaa shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac,…

## [Somali Parliament Committee Reviews Legislative Work Amid Political Tensions](https://shabellemedia.com/somali-parliament-committee-reviews-legislative-work-amid-political-tensions/)

_2026-08-20 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MOGADISHU, Somalia — The Standing Committee of Somalia’s House of the People held its weekly meeting on Thursday at the Villa Hargeisa parliamentary complex in Mogadishu, reviewing legislative work and the progress of bills before parliamentary committees. The meeting was chaired by House Speaker Abdulqadir Mohamed Nur Jamaac, accompanied by Second Deputy Speaker Abdullahi \[…\]

## [Doorashadda Maamulka HirShabeelle oo dib u dhac ku yimid \[War-Saxaafadeed\]](https://shabellemedia.com/doorashadda-maamulka-hirshabeelle-oo-dib-u-dhac-ku-yimid-war-saxaafadeed/)

_2026-08-20 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MUQDISHO – Gudiga doorashadda ayaa shaaciyay in dib u dhac uu ku yimid xiliga doorashadda maamulka HirShabeelle, taas oo ka filayay inay dhacdo 20 bisha August.

## [Home Internet From Space (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/irra7svUoXLi)

_2026-08-20 · **Sponsored**_

Residential satellite internet that brings connectivity to homes beyond conventional networks

## [SoDMA iyo Culimada Soomaaliyeed oo ka wada hadlay diyaar-garowga fatahaadaha](https://shabellemedia.com/sodma-iyo-culimada-soomaaliyeed-oo-ka-wada-hadlay-diyaar-garowga-fatahaadaha/)

_2026-08-20 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MUQDISHO — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay Guddoomiyaha Golaha Sare ee Culimada Soomaaliyeed, Sheekh Aadan Abuukar Cusmaan (Sheekh Suufi Yare), iyo xubno ka tirsan culimada Soomaaliyeed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda bani’aadannimo ee Soomaaliya iyo sidii culimadu door muuqda uga…

## [Somalia disaster agency chief meets religious leaders over flood preparedness](https://shabellemedia.com/somalia-disaster-agency-chief-meets-religious-leaders-over-flood-preparedness/)

_2026-08-20 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MOGADISHU, Somalia — The head of Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA), Mahmoud Moallim Abdulle, has met with the chairman of the Supreme Council of Somali Scholars, Sheikh Adan Abukar Osman, also known as Sheikh Sufi Yare, and other religious scholars to discuss humanitarian conditions and disaster preparedness. The meeting focused on the humanitarian \[…\]

## [Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Beijing kaga hadlay casriyeynta warbaahinta iyo AI](https://shabellemedia.com/wasiirka-warfaafinta-soomaaliya-oo-beijing-kaga-hadlay-casriyeynta-warbaahinta-iyo-ai/)

_2026-08-20 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

BEIJING — Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa magaalada Beijing khudbad ka jeediyay Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha, isaga oo ka hadlay horumarka Soomaaliya ee casriyeynta warbaahinta iyo caqabadaha ka dhashay isbeddellada degdegga ah ee tiknoolajiyadda. Wasiirka ayaa sheegay in Soomaaliya ay dadaal ugu jirto la…

## [Somalia minister highlights media modernization and AI at Africa-China forum](https://shabellemedia.com/somalia-minister-highlights-media-modernization-and-ai-at-africa-china-forum/)

_2026-08-20 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

BEIJING — Somalia’s Minister of Information, Culture and Tourism, Abdifatah Qasim Mohamud, has highlighted his country’s efforts to modernize its media sector and adapt to rapid technological change at the seventh Forum on China-Africa Media Cooperation in Beijing. Addressing the forum, the minister said Somalia was working to adapt its media institutions to new \[…\]

## [Indian ambassador begins diplomatic mission in Somalia](https://shabellemedia.com/indian-ambassador-begins-diplomatic-mission-in-somalia/)

_2026-08-19 · @Shabelle · Shabelle Media Network_

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud received the diplomatic credentials of India’s ambassador, Dr. Adarsh Swaika, during a ceremony at the Presidential Palace in Mogadishu. Mohamud wished Swaika success during his tenure after hearing his plans and priorities for strengthening relations and cooperation between Somalia and India. Swaika conveyed greetings and a \[…\]

## [Somalia parliamentary speaker meets Saudi ambassador to strengthen bilateral ties](https://shabellemedia.com/somalia-parliamentary-speaker-meets-saudi-ambassador-to-strengthen-bilateral-ties/)

_2026-08-19 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s newly elected Speaker of the House of the People, Abdulkadir Mohamed Nur Jama, met with Saudi Arabia’s ambassador to Somalia, Ahmed Mohammed Almowallad, on Wednesday to discuss strengthening the longstanding ties and cooperation between the two countries. The Saudi ambassador congratulated Nur on his election as speaker during the meeting at \[…\]

## [Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Safiirka Sacuudiga, kana wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal](https://shabellemedia.com/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-la-kulmay-safiirka-sacuudiga-kana-wada-hadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dal/)

_2026-08-19 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MUQDISHO, Soomaaliya — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Axmed Maxamed Al-Mowallad, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal. Safiirka Sacuudiga ayaa ugu horreyn Guddoomiye Cabdulqaadir…

## [Somalia Senate Speaker chairs committee meeting on oversight and accountability](https://shabellemedia.com/somalia-senate-speaker-chairs-committee-meeting-on-oversight-and-accountability/)

_2026-08-19 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Senate Speaker Abdi Hashi Abdullahi on Wednesday chaired the second meeting of the Standing Committee of the Upper House during its eighth session, with discussions focusing on parliamentary priorities, oversight and accountability. The meeting reviewed ways to accelerate priority agendas for Senate sessions, organise committee proceedings and strengthen oversight of…

## [Guddoomiyaha Aqalka Sare oo shir-guddoomiyay kulan looga hadlay isla-xisaabtanka iyo korjoogteynta](https://shabellemedia.com/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-shir-guddoomiyay-kulan-looga-hadlay-isla-xisaabtanka-iyo-korjoogteynta/)

_2026-08-19 · Shabelle Media Network · Shabelle Media Network_

MUQDISHO, Soomaaliya — Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa Arbacadii shir-guddoomiyay kulanka labaad ee Guddiga Joogtada ah ee Aqalka Sare, Kalfadhiga 8-aad, iyadoo diiradda lagu saaray dardargelinta howlaha Golaha, korjoogteynta iyo isla-xisaabtanka hay’adaha dowladda. Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay qaabaynta ajandayaasha iyo…

