# mudane (blogs) — RSS Amplifier

Recent posts from the 2 feeds in the RSS Amplifier directory that cover mudane.

Page: <https://rssamplifier.com/topics/mudane/blogs>  
Feed: <https://rssamplifier.com/topics/mudane/blogs.md>

---

## [Hoggaamiye Aadan Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo](https://sntv.so/2026/08/22/hoggaamiye-aadan-madoobe-oo-lagu-soo-dhaweeyay-baydhabo/)

_2026-08-22 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo, kaddib safar shaqo oo uu ku joogay Muqdisho. Hoggaamiyaha iyo wafdigiisa ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Baydhabo, waxaana soo dhoweynta ka qeyb galay mas’uuliyiin, saraakiisha amniga iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Guddoomiyaha…

## [Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay](https://sntv.so/2026/08/22/daahfurka-mashaariicda-uu-isbahaysiga-milatari-ee-islaamka-ka-fulinayo-muqdisho-oo-bilaabatay/)

_2026-08-22 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) ka fulinayo Soomaaliya. Mashaariicdan waxaa ugu horreeya Barnaamijka Wariyaasha Nabadda oo lagu xoojinayo doorka warbaahinta iyo wariyeyaasha ee ka hortagga xagjirnimada iyo argagixisada iyo kor u qaadista nabadda iyo wacyigelinta…

## [Guddoomiyaha BFS oo dhambaal hambalyo ah ka helay Guddoomiyaha Golaha Shuurada ee Boqortooyada Baxrayn](https://sntv.so/2026/08/22/guddoomiyaha-bfs-oo-dhambaal-hambalyo-ah-ka-helay-guddoomiyaha-golaha-shuurada-ee-boqortooyada-baxrayn/)

_2026-08-22 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa dhambaal hambalyo ah ka helay Guddoomiyaha Golaha Shuurada ee Boqortooyada Baxrayn, Mudane Cali Bin Saalix Al-Saalix, kaas oo ugu hambalyeeyay doorashadiisa, una rajeeyay inuu ku guuleysto gudashada waajibaadka culus ee loo doortay. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee…

## [Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay xuska 15 guurada dib u curashada xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga](https://sntv.so/2026/08/21/madaxweynaha-jfs-oo-ka-qaybgalay-xuska-15-guurada-dib-u-curashada-xiriirka-soomaaliya-iyo-turkiga/)

_2026-08-21 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad casho sharaf ah oo lagu xusayay 15-sano guuradii dib u curashada xiriirka diblomaasiyadeed iyo saaxiibtinimada Soomaaliya iyo Türkiye. Munaasabadda ayaa lagu soo bandhigay muhiimadda booqashadii taariikhiga ahayd ee Madaxweynaha Türkiye, Recep Tayyip Erdoğan, uu Muqdisho ku yimid 19-kii…

## [Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho Kulan kula Qaatay Duqa Muqdisho](https://sntv.so/2026/08/20/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-muqdisho-kulan-kula-qaatay-duqa-muqdisho/)

_2026-08-20 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab). Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka ugu hambalyeeyey doorashadiisii xilka…

## [Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Beijing Kaga Hadlay Horumarinta iyo Casriyeynta Warbaahinta](https://sntv.so/2026/08/20/wasiirka-warfaafinta-soomaaliya-oo-beijing-kaga-hadlay-horumarinta-iyo-casriyeynta-warbaahinta/)

_2026-08-20 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka jeediyay Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha oo ka socota magaalada Beijing. Wasiirka ayaa khudbaddiisa ku soo bandhigay horumarka ay Soomaaliya ka sameyneyso la qabsiga casriyeynta warbaahinta, caqabadaha…

## [𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐂𝐮𝐥𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝.](https://sntv.so/2026/08/20/%f0%9d%90%86%f0%9d%90%ae%f0%9d%90%9d%f0%9d%90%9d%f0%9d%90%a8%f0%9d%90%a8%f0%9d%90%a6%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%b2%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%a1%f0%9d%90%9a-%f0%9d%90%87%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%b2-2/)

_2026-08-20 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha Sare ee Culimada Soomaaliyeed, Sheekh Aadan Abuukar Cusmaan (Sheekh Suufi Yare), iyo xubno ka tirsan Culimada Soomaaliyeed. Kulanka waxaa diiradda lagu saaray xaaladda bani’aadannimo ee dalka, iyo sidii Culimadu kaalin muuqata uga qaadan lahaayeen…

## [Soomaaliya oo ka tacsiyeysay dhul gariir ka dhcay dalka Indonesia](https://sntv.so/2026/08/20/soomaaliya-oo-ka-tacsiyeysay-dhul-gariir-ka-dhcay-dalka-indonesia/)

_2026-08-20 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi murugo leh u dirtay dadkii ay eheladooda ku waxyeelloobeen dhulgariirkii xoogganaa ee ku dhuftay jasiiradda Flores ee Jamhuuriyadda Indonesia. War Saxaafaeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS ayaa lagu sheegay in ay dowladdu aad ugu murugooneyso mashaqada ka dhacday Indonesia “ Iyadoo ku hadlaysa magaca Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed,…

## [Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS oo Xubin ka Noqday Kooxda Caalamiga ah ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa iyo Dhaqista Lacagaha](https://sntv.so/2026/08/20/xafiiska-hantidhowrka-guud-ee-jfs-oo-xubin-ka-noqday-kooxda-caalamiga-ah-ee-la-dagaallanka-musuqmaasuqa-iyo-dhaqista-lacagaha/)

_2026-08-20 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS (XHGS) ayaa si rasmi ah uga mid noqday Koox-hawleedka La-dagaallanka Musuqmaasuqa iyo Dhaqista Lacagaha (WGFACML) ee Ururka Caalamiga ah ee Hay’adaha Hantidhowrka Sare (INTOSAI). Arrintan ayaa timid kadib kulankii 19-aad ee Kooxda, oo saddexdii maalmood ee ugu dambeeyay (18–20 August 2026) ka socday magaalada Arusha ee dalka Tanzania. Xafiiska Hantidhowrka \[…\]

## [𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐱𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛-𝐱𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐢𝐬𝐚𝐚𝐧𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟓](https://sntv.so/2026/08/20/%f0%9d%90%92%f0%9d%90%a1%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%ab%f0%9d%90%a4%f0%9d%90%9a-%f0%9d%90%86%f0%9d%90%a8%f0%9d%90%a5%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%a1%f0%9d%90%9a-%f0%9d%90%96%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%ac%f0%9d%90%a2-2/)

_2026-08-20 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo manta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo la xiriira dhaqaalaha, amniga iyo difaaca dalka. Kulanka Golaha oo uu shir-guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan amniga dalka…

## [Stocks ranked by what execs say (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/Rp52KCGkXiq0)

_2026-08-20 · **Sponsored**_

Evidence-backed watchlists from earnings calls and filings, cited to real transcripts—not guesses.

## [NIRA oo ka qaybgashay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Dad-dhigista ee Jaamacadda Carabta](https://sntv.so/2026/08/20/nira-oo-ka-qaybgashay-shirka-sagaalaad-ee-maareeyayaasha-jinsiyadda-iyo-dad-dhigista-ee-jaamacadda-carabta/)

_2026-08-20 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Maareeye Kuxigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) Cabdiraxmaan Siciid Axmed ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Dad-dhigista ee Jaamacadda Carabta, oo lagu qabtay magaalada Tunis, Jamhuuriyadda Tunisia – 19-20 Agoosto 2026. Shirka waxaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin casriyeynta nidaamyada aqoonsiga, astaamaha farsamo iyo kuwa amni…

## [Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka oo ka dooday hawlaha Golaha iyo hindise-sharciyeedyada horyaalla](https://sntv.so/2026/08/20/guddiga-joogtada-ee-golaha-shacabka-oo-ka-dooday-hawlaha-golaha-iyo-hindise-sharciyeedyada-horyaalla/)

_2026-08-20 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa todobaadlaha ah ku yeeshay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane…

## [Soomaaliya iyo Türkiye oo xusay 15-guuradii booqashadii Erdoğan uu ku yimid Muqdisho](https://sntv.so/2026/08/19/soomaaliya-iyo-turkiye-oo-xusay-15-guuradii-booqashadii-erdogan-uu-ku-yimid-muqdisho/)

_2026-08-19 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Turkiga Fatxudiin Cali Maxamed, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 15-guuradii ka soo wareegtay booqashadii taariikhiga ahayd ee Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan uu ku tagay magaalada Muqdisho bishii Agoosto 2011. Munaasabadda, oo ay soo qabanqaabisay hay’adda cilmi-baarista ee ORSAM, ayaa si heer sare ah loo soo agaasimay, waxaana looga \[…\]

## [Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta shir-guddoomiyay kulanka labaad ee Kalfadhiga 8-aad ee Guddiga Joogtada Aqalka Sare](https://sntv.so/2026/08/19/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-maanta-shir-guddoomiyay-kulanka-labaad-ee-kalfadhiga-8-aad-ee-guddiga-joogtada-aqalka-sare/)

_2026-08-19 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka labaad ee Kalfadhiga 8-aad ee Guddiga Joogtada Aqalka Sare. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta ajandayaasha mudnaanta u leh fadhiyada Golaha, qaabaynta hadal-qoraallada fadhiyada Guddiga iyo xoojinta hannaanka isla-xisaabtanka iyo gudashada waajibaadka…

## [AKADEMIYADA CILMIGA ,DHAQANKA IYO SUUGAANTA OO LAGU QABTAY SOOJEEDIN KU SAABSAN KALA DUWANAANTA LUQADDA AY KU LEEDAHAY ISU FURNAANTA ILBAXNIMADA IYO ISHDEXGALKA DHAQAMADA](https://somasa.gov.so/akademiyada-cilmiga-dhaqanka-iyo-suugaanta-oo-lagu-qabtay-soojeedin-ku-saabsan-kala-duwanaanta-luqadda-ay-ku-leedahay-isu-furnaanta-ilbaxnimada-iyo-ishdexgalka-dhaqamada/)

_2025-10-22 · ACFS · ACDHS_

Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa maanta lagu qabtay soojeedin ku saabsan kala duwanaanta luqadda ay ku leedahay isu furnaanta ilbaxnimada iyo isdhexgalka dhaqamada, waxaa soo jeedinayay bare sare Xasan Maxamuud Fiidoow. Qaar kamid ah agaasime waaxeedyada Akademiyada iyo hawlwadeenada Akademiyada ayaa ka qeybgalay soojeedintan uu sameeynayay bare sare Xasan Maxamuud Fiidoow.…

## [&#8220;رئيس رئيس أكاديمية العلوم والثقافة الصومالية يعلن عن تعيينات جديدة ضمن خطط التطوير الداخلي&#8221;](https://somasa.gov.so/%d8%b1%d8%a6%d9%8a%d8%b3-%d8%b1%d8%a6%d9%8a%d8%b3-%d8%a3%d9%83%d8%a7%d8%af%d9%8a%d9%85%d9%8a%d8%a9-%d8%a7%d9%84%d8%b9%d9%84%d9%88%d9%85-%d9%88%d8%a7%d9%84%d8%ab%d9%82%d8%a7%d9%81%d8%a9-%d8%a7%d9%84/)

_2025-01-28 · ACFS · ACDHS_

“رئيس أكاديمية العلوم والثقافة الصومالية يعلن عن تعيينات جديدة ضمن خطط التطوير الداخلي” مقديشو – 28 يناير 2025 . قام رئيس أكاديمية العلوم والثقافة والآداب بجمهورية الصومال الفيدرالية ، السيد إسماعيل يوسف عثمان، بتعديل هيكلي داخل الأكاديمية بتغيير بعض مديري الأقسام وتعيين آخرين في مواقع مختلفة. وفي بيانٍ صادر عن الأكاديمية اليوم 28 يناير \[…\]

## [GUDDOOMIYAHA AKADEMIYADA OO ISKU SHAANDHEYN IYO MAGACAABIS SAMEEYAY.](https://somasa.gov.so/guddoomiyaha-akademiyada-oo-isku-shaandheyn-iyo-magacaabis-sameeyay/)

_2025-01-28 · ACFS · ACDHS_

Guddoomiyaha Akademiyada Cilmig,Dhaqanka iyo Suugaanta oo isku shaandheyn iyo magacaabis sameeyay. Muqdisho 28 jannaayo 2025; Guddoomiyaha Akademiyada Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan oo maalmahaan waday dadaallo lagu hormarinayo Akademiyada ayaa maanta waxa uu isku shaandheyn ku sameeyay agaasime waaxeedyada qaar ee Akademiyada, isaga oo xubno cusub u magacaabay agaasimayaal iyo lataliyaal.…

## [AGAASIMAHA MAAMULKA IYO MAALIYADA OO MAANTAY SOO XERAY TBABABAR LASIINAYAY GUDDIGA AF-SOOMAALIGA EE AGADEMIYADA](https://somasa.gov.so/agaasimaha-maamulka-iyo-maaliyada-oo-maantay-soo-xeray-tbababar-lasiinayay-guddiga-af-soomaaliga-ee-agademiyada/)

_2025-01-27 · ACFS · ACDHS_

Agaasimaha Maamulka Iyo Maaliyadda Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo maanta soo xeray tababar la siinayay Guddiga Af Soomaaliga ee Akademiyada. Muqdisho 27 jannaayo 2025; Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Cabdifitaax Axmed Abuubakar ayaa maanta soo xeray tababar la siinayay Guddiga Af Soomaaliga ee Akademiyada. Tababarkan oo ku saabsanaa Cilmi-afeedka guddiga Af Soomaaliga…

## [TABABAR LA SIINAYAY GUDDIGA AF-SOOMAALIGA EE AKADEMIYADA.](https://somasa.gov.so/tababar-la-siinayay-guddiga-af-soomaaliga-ee-akademiyada/)

_2025-01-26 · ACFS · ACDHS_

Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo maanta daahfuray tababar la siinayay Guddiga Af Soomaaliga ee Akademiyada. Muqdisho 25 jannaayo 2025; Guddoomiyaha Akademiyada Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa maanta waxa uu daahfuray tababar la siinayay Guddiga Af Soomaaliga ee Akademiyada. Tababarkan oo ku saabsanaa Cilmi-afeedka guddiga Af Soomaaliga ayaa waxa uu socon doonaa…

## [KAALINTA DHAQANKA UU KU LEEYAHAY NOLOSHA](https://somasa.gov.so/kaalinta-dhaqanka-uu-ku-leeyahay-nolosha/)

_2025-01-22 · ACFS · ACDHS_

Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo maanta lagu soo bandhigay Cilmibaaris uu sameyay Mudane Maxamed Cusmaan Maxamed (Fiiqoow) Muqdisho 22 jannaayo 2025: \[…\]

## [Stream Torrents & IPTV Instantly (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/pOz9Ca0yJKo1)

_2025-01-22 · **Sponsored**_

Search magnet links and stream movies, music, books, and live TV in-browser

## [DOORASHADA GUDDIGA GOOBSHAQO EE AKADEEMIYADA](https://somasa.gov.so/doorashada-guddiga-goobshaqo-ee-akadeemiyada/)

_2025-01-20 · ACFS · ACDHS_

Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo maanta lagu qabtay Doorashada Guddiga Goobshaqo ee Akademiyada. Muqdisho 21 jannaayo 2025: Waxaa maanta xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta, lagu qabtay Doorashada Guddi Goobshaqo oo muhiim u ah hanaanka shaqada iyo shaqaalaha hay’adaha dowladda. Ugu herein waxaa furay Agaasimaha Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha Mudane Faysal…

## [GUDDOOMIYAHA AKADEMIYADA OO KULAN LAGU DARDARGELINAYO AKADEMIYADA LA QAATAY HAWLWADEENADA.](https://somasa.gov.so/guddoomiyaha-akademiyada-oo-kulan-lagu-dardargelinayo-akademiyada-la-qaatay-hawlwadeenada/)

_2025-01-20 · ACFS · ACDHS_

Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo kulan lagu dardargelinayo hawlaha Akademiyada la qaatay hawlwadeenada. Muqdisho 20 Jannaayo 2025; Guddoomiyaha Akademiyada Mudane Ismail Yusuf Osman ayaa kulan lagu dardargelinayo hawlaha Akademiyada la qaatay hawlwadeenada. Guddoomiye ismaaciil ayaa tilmaamay in xarunta Akademiyada hadda ay ka socoto shaqa adag oo la rabo dhammaan in ay…

## [AGAASIMAHA TELEFISHINKA DALSAN,XASAN CALI GEESEY OO BOOQASHO KU YIMID XARUNTA AKADEMIYADA](https://somasa.gov.so/agaasimaha-telefishinka-dalsanxasan-cali-geesey-oo-booqasho-ku-yimid-xarunta-akademiyada/)

_2025-01-18 · ACFS · ACDHS_

Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta, Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka Suugaanta ku soo dhoweeyay Agaasimaha Telefishinka Dalsan, Mudane Xasan Cali Geesey oo booqasho ku yimid Xarunta Akademiyada. Guddoomiye Ismaaciil Yuusuf Cismaan ayaa Agaasimaha Telefishinka Dalsan ku bogaadiyay shaqada wanaagsan ee ay wadaan, isaga oo ku…

## [SAAMAYNTA BARAHA BULSHADU KU LEEYIHIIN HIDDAHA IYO DHAQANKA UMMADDA SOOMAALIYEED](https://somasa.gov.so/saamaynta-baraha-bulshadu-ku-leeyihiin-hiddaha-iyo-dhaqanka-ummadda-soomaaliyeed/)

_2025-01-13 · ACFS · ACDHS_

XARUNTA AKADEMIYADA CILMIGA, DHAQANKA IYO SUUGAANTA OO LAGU QABTAY BARNAAMIJ KU SAABSAN SAAMAYNTA BARAHA BULSHADU KU LEEYIHIIN HIDDAHA IYO DHAQANKA UMMADDA SOOMAALIYEED Muqdisho, 13 Jannaayo 2025; Barnaamijkn oo ahaa mid waqti la geliyay ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan dawladda Soomaaliya, culimada Soomaaliyeed, bahda aqoonyahannada, xeeldheerayaal iyo marti sharaf kale oo lagu…

