# jaamacadda — RSS Amplifier

Recent posts from the 2 feeds in the RSS Amplifier directory that cover jaamacadda.

Page: <https://rssamplifier.com/topics/jaamacadda>  
Feed: <https://rssamplifier.com/topics/jaamacadda.md>

---

## [Jaamacadda Ummadda oo Baydhabo ku soo Gebogebaysay Ban bax Aqooneed loo Qabtay Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed](https://snu.edu.so/jaamacadda-ummadda-oo-baydhabo-ku-soo-gebogebaysay-ban-bax-aqooneed-loo-qabtay-golaha-wasiirrada-koonfur-galbeed/)

_2026-07-28 · Mohamed Sudi · Somali National University_

Baydhabo, 28-07-2026 :- Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, iyadoo kaashanaysa Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa magaalada Baydhabo ku soo gebogebaysay Ban bax Aqooneed socday muddo saddex maalmood ah (25- 27 Luulyo 2026), kaas oo loo qabtay Golaha Wasiirrada cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Dugsiga Tababarka Shaqaalaha Dowladda ee Jaamacadda Ummadda…

## [Xafladda Qalin jebinta Dufcadda 1 aad ee masterka Dacwada &#038; Garsoorka iyo soo dhawaynta Dufcadda 2 aad.](https://snu.edu.so/xafladda-qalin-jebinta-dufcadda-1-aad-ee-masterka-dacwada-garsoorka-iyo-soo-dhawaynta-dufcadda-2-aad/)

_2026-07-21 · Mohamed Sudi · Somali National University_

Muqdisho, 20 Luulyo 2026: Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa maanta qabatay Xafladda Qalin-jabinta Dufcaddii 1-aad ee Barnaamijka Master-ka ee Dacwada iyo Garsoorka, iyadoo isla munaasabaddaas lagu soo dhaweeyay Dufcaddii 2-aad ee ku soo biirtay barnaamijka. Munaasabadda waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin heer qaran ah, culimo, aqoonyahanno, maamulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, marti…

## [Jaamacadda Ummadda oo Daahfurtay Xarunta Garaadka Gacmeedka (Somali National Artificial Intelligence Center)](https://snu.edu.so/jaamacadda-ummadda-oo-daahfurtay-xarunta-garaadka-gacmeedka-somali-national-artificial-intelligence-center/)

_2026-07-15 · Mohamed Sudi · Somali National University_

Muqdisho, Soomaaliya: Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaadka Gacmeedka (Somali National Artificial Intelligence Center – SNAIC), munaasabad lagu qabtay Xarunta KM4 ee Jaamacadda. Xarunta waxaa si rasmi ah xarigga uga jaray Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, isagoo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay xaruntaani u leedahay…

## [Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Lagu Horumarinayo Tayada Shaqaalaha](https://snu.edu.so/jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed-oo-qabatay-kulan-lagu-horumarinayo-tayada-shaqaalaha/)

_2026-07-10 · Mohamed Sudi · Somali National University_

Muqdisho, 02 Luulyo 2026 – Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa qabatay kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen maamulka sare ee Jaamacadda, macallimiinta, agaasimeyaasha, hormuudyada iyo guud ahaan shaqaalaha Jaamacadda. Kulanka ayaa ka qabsoomay Hoolka Shariif Saalax ee xarunta dhexe ee Jaamacadda. Kulanka ayaa lagu falanqeeyay sidii loo horumarin lahaa tayada shaqaalaha iyo waxqabadka Jaamacadda,…

## [Maanta oo ay taariikhdu tahay &#8211;, waxaa si guul leh u soo idlaaday Imtixaanka Kama Dambaysta ah ee Semesterka 2aad ee sanad-dugsiyeedka –. .](https://must.edu.so/maanta-oo-ay-taariikhdu-tahay-waxaa-si-guul-leh-u-soo-idlaaday-imtixaanka-kama-dambaysta-ah-ee-semesterka-2aad-ee-sanad-dugsiyeedka/)

_2026-06-30 · Eng Madad · Modern University for Science and Technology_

Maanta oo ay taariikhdu tahay –, waxaa si guul leh u soo idlaaday Imtixaanka Kama Dambaysta ah ee Semesterka 2aad ee sanad-dugsiyeedka –. Maamulka, Macallimiinta iyo dhammaan bahda Jaamacadda Modern \[…\]

## [Jaamacadda Ummadda oo Qabatay Kulan Wadatashi ah oo Lagu Diyaarinayo Istaraatiijiyadda Cilmi baarista iyo Hal abuurka 2026 2030](https://snu.edu.so/jaamacadda-ummadda-oo-qabatay-kulan-wadatashi-ah-oo-lagu-diyaarinayo-istaraatiijiyadda-cilmi-baarista-iyo-hal-abuurka-2026-2030/)

_2026-06-29 · Mohamed Sudi · Somali National University_

Guddoomiye Ku-xigeenka Cilmi baarista iyo Hal abuurka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Dr. Cali Cawil Axmed, ayaa shir guddoomiyay kulan wadatashi ah oo lagu falanqeeyay diyaarinta Istaraatiijiyadda Cilmi baarista iyo Hal abuurka Jaamacadda ee sannadaha 2026 – 2030. Kulanka waxaa diiradda lagu saaray dejinta ajande mideysan oo hagaya cilmi baarista, hal abuurka, curinta iyo ganacsiga (innovation…

## [Prof. Dr. Fu’aad Mire Xasan oo Daahfuray Wejiga Ugu Dambeeya ee Tababarka Tababarayaasha Barnaamijka PAIS](https://snu.edu.so/prof-dr-fuaad-mire-xasan-oo-daahfuray-wejiga-ugu-dambeeya-ee-tababarka-tababarayaasha-barnaamijka-pais/)

_2026-06-22 · Mohamed Sudi · Somali National University_

Guddoomiye Ku xigeenka Qorshaynta iyo Horumarinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Fu’aad Mire Xasan, ayaa daahfuray wejiga ugu dambeeya ee Tababarka Tababarayaasha Barnaamijka Maamulka Dadweynaha Talyaaniga iyo Soomaaliya (PAIS) ee waaxyaha Caafimaadka iyo Caddaaladda. Tababarkan oo socon doona muddo afar maalmood ah ayaa lagu soo gabagabeynayaa wajigisa koowaad ee barnaamijka tababarka…

## [Waxaa si nabad ah ku soo idlaaday Todobaadka Bandhig Cilmiyeedka ardayda Jaamacadda Modern](https://must.edu.so/waxaa-si-nabad-ah-ku-soo-idlaaday-todobaadka-bandhig-cilmiyeedka-ardayda-jaamacadda-modern/)

_2026-06-20 · Eng Madad · Modern University for Science and Technology_

https://must.edu.so/wp-content/uploads/2026/06/VID-20260615-WA0010.mp4

[Listen](https://must.edu.so/wp-content/uploads/2026/06/VID-20260615-WA0010.mp4)

## [Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho](https://snu.edu.so/shirweynaha-labaad-ee-garaad-gacmeedka-soomaaliya-oo-lagu-qabtay-magaalada-muqdisho/)

_2026-06-16 · Mohamed Sudi · Somali National University_

Muqdisho, 14 Juun 2026 :- Waxaa magaalada Muqdisho, gaar ahaan Hotel Jazeera, lagu qabtay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya (AI Somalia Summit 2026), kaas oo isu keenay masuuliyiin dowladeed, aqoonyahanno, cilmi-baarayaal, khubaro tiknoolajiyadeed, hal abuurayaal, ganacsato iyo arday ka kala yimid gudaha iyo dibadda dalka. Shirweynaha oo ay si wadajir ah u qabanqaabiyeen AI \[…\]

## [Waxaa Jaamacadda Modern ka socda Todobaadka Bandhig Cilmiyeedka Ardayda Jaamacadda Modern](https://must.edu.so/waxaa-jaamacadda-modern-ka-socda-todobaadka-bandhig-cilmiyeedka-ardayda-jaamacadda-modern/)

_2026-06-15 · Eng Madad · Modern University for Science and Technology_

## [Earn crypto for idle GPUs (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/oOcaaZLGhmfc)

_2026-06-15 · **Sponsored**_

Run one CLI, host Qwen/Llama/Mistral, and earn BTC, ETH, SOL, or USDC

## [Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo Jaamacadda Ruwaanda oo kala saxiixday Heshiis Is afgarad (MoU)](https://snu.edu.so/jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed-iyo-jaamacadda-ruwaanda-oo-kala-saxiixday-heshiis-is-afgarad-mou/)

_2026-06-13 · Mohamed Sudi · Somali National University_

Kigali, Ruwaanda:- Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) iyo Jaamacadda Ruwaanda (University of Rwanda) ayaa kala saxiixday heshiis is afgarad (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga dhinacyada waxbarashada sare, cilmi baarista iyo horumarinta awoodaha aqooneed. Heshiiska waxaa kala saxiixday Prof. Dr. Fuad Mire Hassan, Gudoomiye ku-xigeenka Qorshaynta iyo Horumarinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed,…

## [Madasha Ummadda oo Lagu Falanqeeyay Saamaynta Tahriibka ee Dhalinyarada](https://snu.edu.so/madasha-ummadda-oo-lagu-falanqeeyay-saamaynta-tahriibka-ee-dhalinyarada/)

_2026-06-11 · Mohamed Sudi · Somali National University_

Muqdisho, Soomaaliya :- Madasha Ummadda ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saaray arrimaha tahriibka, caqabadaha horyaalla dhalinyarada Soomaaliyeed iyo sidii loo xoojin lahaa doorkooda horumarinta bulshada iyo dhismaha mustaqbalka dalka. Madasha waxaa ka qaybgalay masuuliyiin dowladeed, aqoonyahanno, culimo, khubaro amni, cilmi-baarayaal iyo dhalinyaro, kuwaas oo…

## [Jaamacadda Ummadda oo Martigelisay Kulan Cilmiyeed uu Jeediyay Danjiraha Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya](https://snu.edu.so/jaamacadda-ummadda-oo-martigelisay-kulan-cilmiyeed-uu-jeediyay-danjiraha-dowladda-shiinaha-ee-soomaaliya/)

_2026-05-24 · Mohamed Sudi · Somali National University_

Muqdisho, 24 May 2026 :- Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS), gaar ahaan Kulliyadda Culuumta Bulshada, ayaa maanta martigelisay kulan-cilmiyeed muhiim ah oo uu jeediyay Danjiraha Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya, Mudane Wang Yu, kaas oo diiradda lagu saaray kobcinta wacyiga bulshada iyo muhiimadda ay leedahay ilaalinta wadajirka ummadda. Kulanka ayaa waxaa ka qayb galay maamulka Jaamacadda,…

## [Booqasho Dugsiyada Magaalooyinka Ceelguula, Wisil iyo Ceeldibir](https://must.edu.so/booqasho-dugsiyada-magaalooyinka-ceelguula-wisil-iyo-ceeldibir/)

_2026-05-21 · Eng Madad · Modern University for Science and Technology_

Wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Jaamacadda Modern Faraca Galkacyo ayaa booqashada ku tagay Dugsiyada sare ee ku kala yaalla Magaalooyinka Ceelguula, Wisil iyo Ceeldibir.

## [wasiirka wasaaradda Tamart iyo Khayraadka biyaha ee Galmudug oo booqasho ku yimid xarunta Jaamacadda Modern Galkacyo.](https://must.edu.so/wasiirka-wasaaradda-tamart-iyo-khayraadka-biyaha-ee-galmudug-oo-booqasho-ku-yimid-xarunta-jaamacadda-modern-galkacyo/)

_2026-04-02 · Eng Madad · Modern University for Science and Technology_

## [Maanta oo taariikhdu ahayd January,17-2026 waxaa si rasmi ah u bilawday Imtixaanka kama dambaysta ah ee semester-kaa 1aad 2025-2026.](https://must.edu.so/maanta-waxaa-si-rasmi-ah-u-bilawday-imtixaanka-kama-dambaysta-ah-ee-semester-kaa-1aad-2025-2026/)

_2026-01-17 · Eng Madad · Modern University for Science and Technology_

## [Masuuliyiin ka socotay Mashruuca Rajja kaaba oo ay hogaaminaysay Maareeyaha Mashruuca Marwo Aisho ayaa Booqasho ku yimid Jaamacadda Modern.](https://must.edu.so/masuuliyiin-ka-socotay-mashruuca-rajja-kaaba-oo-ay-hogaaminaysay-maareeyaha-mashruuca-marwo-aisho-ayaa-booqasho-ku-yimid-jaamacadda-modern/)

_2025-10-17 · Eng Madad · Modern University for Science and Technology_

Masuuliyiin ka socotay Mashruuca Rajja kaaba oo ay hogaaminaysay Maareeyaha Mashruuca Marwo Aisho ayaa Booqasho ku yimid Jaamacadda Modern. Masuuliyiinta ayaa indha indhayn ku sameeyay qaybaha kala duwan ee Jaamacada \[…\]

## [Imtixaanka kama dambaysta ah ee ardaya Rajakaaba ayaa ka bilawday Jaamacadda.](https://must.edu.so/imtixaanka-kama-dambaysta-ah-ee-ardaya-rajakaaba-ayaa-ka-bilawday-jaamacadda/)

_2025-07-13 · Eng Madad · Modern University for Science and Technology_

## [Imtixaanka kama dambaysta ah ee Semester-ka ayaa bilawday xarumaha Jaamacadda](https://must.edu.so/imtixaanka-kama-dambaysta-ah-ee-semester-ka-ayaa-bilawday-xarumaha-jaamacadda/)

_2025-06-23 · Eng Madad · Modern University for Science and Technology_

## [Open directory of blogs (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/W9KDSQCfIT9u)

_2025-06-23 · **Sponsored**_

Drop URLs or OPML — get per-blog pages plus machine-readable JSON, OPML, text

## [Ardayda Sanadka 1aad ee caafimaadka ayaa sameeyey Baraatiko ku saabsan xirfadaha asaasiga ah.](https://must.edu.so/ardayda-sanadka-1aad-ee-caafimaadka-ayaa-sameeyey-baraatiko-ku-saabsan-xirfadaha-asaasiga-ah/)

_2025-06-14 · Eng Madad · Modern University for Science and Technology_

Ardayda barata culuumta caafimaadka gaar ahaan sanadka 1aad ayaa sameeyay baraatiko la xariirta xirfadaha asaasiga ah ee la xariira culuumta caaafimaadka.

