# guuto — RSS Amplifier

Recent posts from the 1 feeds in the RSS Amplifier directory that cover guuto.

Page: <https://rssamplifier.com/topics/guuto>  
Feed: <https://rssamplifier.com/topics/guuto.md>

---

## [Fariin:Wadajir ayaan u sugaynaa amniga iyo xasiloonida bulshada.](https://police.pl.so/fariinwadajir-ayaan-u-sugaynaa-amniga-iyo-xasiloonida-bulshada/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=fariinwadajir-ayaan-u-sugaynaa-amniga-iyo-xasiloonida-bulshada)

_2026-07-08 · Police Media · Puntland State Police_

Ciidanka Booliska Puntland wuxuu ku wargelinayaa shacabka sharafta leh in qof kasta oo arka ama maqla cid looga shakisan yahay inay xiriir la leedahay kooxahaas naf-la-caariga ah, ay si degdeg ah ula soo xiriiraan ciidanka booliska Dowladda Puntland iyagoo wacaya lambarka gaaban ee 999,

## [TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND OO MAGACAABAY TALIYAHA HOWL-GALINTA GOBOLKA NUGAAL.](https://police.pl.so/taliyaha-ciidanka-booliska-puntland-oo-magacaabay-taliyaha-howl-galinta-gobolka-nugaal/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=taliyaha-ciidanka-booliska-puntland-oo-magacaabay-taliyaha-howl-galinta-gobolka-nugaal)

_2026-07-08 · Police Media · Puntland State Police_

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, S/Guuto Mumin Abdi Shire,ayaa magacaabay Taliyaha Howlgalinta gobolka Nugaal Warqad ka soo baxday Xafiiska Hoggaanka Ciidanka Booliska Puntland, oo tirsigeedu yahay HCB/X/07/2216/26, kuna taariikheysan 07/7/2026, ayaa lagu shaaciyey magacaabistan. Taliyaha Ciidanka Booliska, isagoo tixraacaya danta shaqada, baahida amni iyo hufnaanta howlaha ciidanka, wuxuu 1,…

## [Garoowe – Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Mumin Cabdi Shire, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka Horumarinta Hoggaanka Dambi-baarista (CID) Puntland.](https://police.pl.so/aroowe-taliyaha-ciidanka-booliska-puntland-sarreeye-guuto-mumin-cabdi-shire-ayaa-maanta-si-rasmi-ah-u-furay-shirka-horumarinta-hoggaanka-dambi-baarista-cid-puntland/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=aroowe-taliyaha-ciidanka-booliska-puntland-sarreeye-guuto-mumin-cabdi-shire-ayaa-maanta-si-rasmi-ah-u-furay-shirka-horumarinta-hoggaanka-dambi-baarista-cid-puntland)

_2026-07-07 · Police Media · Puntland State Police_

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Mumin Cabdi Shire, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka Horumarinta Hoggaanka Dambi-baarista (CID) Puntland. Shirka waxaa ka qayb galay Hoggaanka CID Puntland, G/sare Maxamuud Cabdi Xakiim Hogaanka Howlaha G/sare Cabdirisaaq Darwiish,Hoggaan Ku-xigeenka 2-aad ee CID, G/sare Abshir Xuseen Siciid madaxda waaxyaha Hoggaanka , iyo Taliyeyaasha…

## [Taliye Ku-xigeenka 2-aad ee Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Cabdiqaadir Jaamac Dirir, ayaa maanta si rasmi ah u furay tababarka Dufcadda 12-aad ee Feyr-celinta Ciidanka Booliska Puntland.](https://police.pl.so/taliye-ku-xigeenka-2-aad-ee-ciidanka-booliska-puntland-sarreeye-guuto-cabdiqaadir-jaamac-dirir-ayaa-maanta-si-rasmi-ah-u-furay-tababarka-dufcadda-12-aad-ee-feyr-celinta-ciidanka-booliska-puntland/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=taliye-ku-xigeenka-2-aad-ee-ciidanka-booliska-puntland-sarreeye-guuto-cabdiqaadir-jaamac-dirir-ayaa-maanta-si-rasmi-ah-u-furay-tababarka-dufcadda-12-aad-ee-feyr-celinta-ciidanka-booliska-puntland)

_2026-07-07 · Police Media · Puntland State Police_

Godod June 26, 2026: Taliye Ku-xigeenka 2-aad ee Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Cabdiqaadir Jaamac Dirir, ayaa maanta si rasmi ah u furay tababarka Dufcadda 12-aad ee Feyr-celinta Ciidanka Booliska Puntland. Mas’uuliyiintii ka qayb-gashay munaasabadda ayaa markii ay gaadheen Dugsiga Tababarka ee Godod waxaa si diirran ugu soo dhaweeyey Taliyaha Dugsiga Tababarka, G/Sare Cabdi Aadan \[…\]

## [Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Muumin Cabdi Shire, ayaa guddoomiyay shirkii Khamiislaha ahaa ee Taliska Ciidanka Booliska,](https://police.pl.so/aliyaha-ciidanka-booliska-puntland-sarreeye-guuto-muumin-cabdi-shire-ayaa-guddoomiyay-shirkii-khamiislaha-ahaa-ee-taliska-ciidanka-booliska/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=aliyaha-ciidanka-booliska-puntland-sarreeye-guuto-muumin-cabdi-shire-ayaa-guddoomiyay-shirkii-khamiislaha-ahaa-ee-taliska-ciidanka-booliska)

_2026-07-07 · Police Media · Puntland State Police_

Garowe:- Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Muumin Cabdi Shire, ayaa guddoomiyay shirkii Khamiislaha ahaa ee Taliska Ciidanka Booliska, kaas oo ay warbixino ku soo bandhigeen hoggaannada iyo laamaha kala duwan ee ciidanka. Shirka waxaa ka qayb galay Taliye kuxigeenka 1aad ee Booliska Puntland Sarreeye Caydiid Axmed Nuur,Hogaanada waxaana diiradda lagu saaray xaaladda amniga…

## [TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND OO MAGACAABAY TALIYAHA GUUTADA BIRMADKA BOOLISKA DPL ,TALIYAHA URURKA 1AAD IYO TALIYAHA URURKA 2AAD.](https://police.pl.so/taliyaha-ciidanka-booliska-puntland-oo-magacaabay-taliyaha-guutada-birmadka-booliska-dpl-taliyaha-ururka-1aad-iyo-taliyaha-ururka-2aad/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=taliyaha-ciidanka-booliska-puntland-oo-magacaabay-taliyaha-guutada-birmadka-booliska-dpl-taliyaha-ururka-1aad-iyo-taliyaha-ururka-2aad)

_2026-07-07 · Police Media · Puntland State Police_

Garoowe, 04 July 2026:Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire,ayaa magacaabay Taliyaha Guutada Birmadka booliska DPL,Taliyaha ururka 1aad iyo Taliyaha Ururka 2aad. Warqad ka soo baxday Xafiiska Hoggaanka Ciidanka Booliska Puntland, oo tirsigeedu yahay HCB/X/04/2213/26, kuna taariikheysan 04/7/2026, ayaa lagu shaaciyey magacaabistan. Taliyaha Ciidanka Booliska, isagoo…

## [Saraakiil katirsan Booliska Puntland oo kormeeray Dekadda Magaalada Boosaaso.](https://police.pl.so/saraakiil-katirsan-booliska-puntland-oo-kormeeray-dekadda-magaalada-boosaaso/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=saraakiil-katirsan-booliska-puntland-oo-kormeeray-dekadda-magaalada-boosaaso)

_2026-07-07 · Police Media · Puntland State Police_

Hoggaanka Ilaalinta Canshuuraha Dowladda Puntland, G/Sare Cabdiwaaxid Cabdalle Warsame, Kaaliyaha Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland G/Sare Axmed Cabdi Sugulle, iyo Taliyaha CID-da Gobolka Bari Dhamme Maxamed Siciid Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay Dekedda magaalada Boosaaso. Kormeerka oo ujeedkiisu ahaa u kuurgalidda habsami u socodka shaqada dekedda, ayaa waxaa masuuliyiinta ku soo…

## [Shir looga hadlayay amniga Gobolka Mudug](https://police.pl.so/shir-looga-hadlayay-amniga-gobolka-mudug/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=shir-looga-hadlayay-amniga-gobolka-mudug)

_2026-03-12 · Police Media · Puntland State Police_

Gaalkacyo, March 14, 2026: Taliye Ku-xigeenka 2-aad ee Ciidanka Booliska Puntland, Cismaan Cigge, ayaa maanta shir-guddoomiyay Shirka Amniga Guud ee Gobolka Mudug oo ka qabsoomay magaalada Gaalkacyo. Kulanka waxaa ka qayb galay Guddoomiyaha Gobolka Mudug, mudane Faysal Sheekh Cali (Jifo-jabsade), Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Mudug, mudane Maxamed Xasan Xuseen (Wallore), saraakiisha kala duwan ee…

## [Tababar Dib-u-xoojin ah oo loo Furay Ciidanka Booliska Puntland](https://police.pl.so/tababar-dib-u-xoojin-ah-oo-loo-furay-ciidanka-booliska-puntland/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=tababar-dib-u-xoojin-ah-oo-loo-furay-ciidanka-booliska-puntland)

_2026-03-05 · Police Media · Puntland State Police_

March 2026: Taliye ku-xigeenka labaad ee Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye guuto Cismaan Maxamuud Ciise ayaa furay tababar dib-u-xoojin (refresh training) ah oo loo qabtay ciidanka booliska qaybaha gobollada Mudug, Nugaal iyo Haylaan. Tababarkan ayaa diiradda lagu saaraya dib-u-xoojinta aqoonta iyo xirfadaha aasaasiga ah ee shaqada booliska, si loo kordhiyo tayada iyo hufnaanta hawlaha ay…

## [Watch Chovy Code Live (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/Sew7INj8lO3v)

_2026-03-05 · **Sponsored**_

Join live coding streams with real-time collaborative screen sharing, open source and free.

## [Hawlgal Booliska ka fuliyeen Gobolka Mudug](https://police.pl.so/booliska-gobolka-mudug-puntland-oo-howl-galsameeyay/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=booliska-gobolka-mudug-puntland-oo-howl-galsameeyay)

_2026-02-21 · Police Media · Puntland State Police_

Gaalkacyo: Taliye ku xigeenka qaybta booliiska gobalka Mudug, Gaashaanle Dhexe, Cabdi Siciid Xuseen Jamac (Koomaad) iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Mudug, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha, Mudane Mohamed Hasan Hussein (Wallore), oo ay wehliyaan Duqa Degmada Gaalkacyo, Taliyaha Howlgalinta Gobolka iyo saraakiil kale oo ka tirsan laamaha amniga gobolka iyo degmada, ayaa caawa kormeer amni ku sameeyay…

