# federaalka (blogs) — RSS Amplifier

Recent posts from the 3 feeds in the RSS Amplifier directory that cover federaalka.

Page: <https://rssamplifier.com/topics/federaalka/blogs>  
Feed: <https://rssamplifier.com/topics/federaalka/blogs.md>

---

## [Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho Kulan kula Qaatay Duqa Muqdisho](https://sntv.so/2026/08/20/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-muqdisho-kulan-kula-qaatay-duqa-muqdisho/)

_2026-08-20 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab). Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka ugu hambalyeeyey doorashadiisii xilka…

## [Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Beijing Kaga Hadlay Horumarinta iyo Casriyeynta Warbaahinta](https://sntv.so/2026/08/20/wasiirka-warfaafinta-soomaaliya-oo-beijing-kaga-hadlay-horumarinta-iyo-casriyeynta-warbaahinta/)

_2026-08-20 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka jeediyay Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha oo ka socota magaalada Beijing. Wasiirka ayaa khudbaddiisa ku soo bandhigay horumarka ay Soomaaliya ka sameyneyso la qabsiga casriyeynta warbaahinta, caqabadaha…

## [𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐂𝐮𝐥𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝.](https://sntv.so/2026/08/20/%f0%9d%90%86%f0%9d%90%ae%f0%9d%90%9d%f0%9d%90%9d%f0%9d%90%a8%f0%9d%90%a8%f0%9d%90%a6%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%b2%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%a1%f0%9d%90%9a-%f0%9d%90%87%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%b2-2/)

_2026-08-20 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha Sare ee Culimada Soomaaliyeed, Sheekh Aadan Abuukar Cusmaan (Sheekh Suufi Yare), iyo xubno ka tirsan Culimada Soomaaliyeed. Kulanka waxaa diiradda lagu saaray xaaladda bani’aadannimo ee dalka, iyo sidii Culimadu kaalin muuqata uga qaadan lahaayeen…

## [Soomaaliya oo ka tacsiyeysay dhul gariir ka dhcay dalka Indonesia](https://sntv.so/2026/08/20/soomaaliya-oo-ka-tacsiyeysay-dhul-gariir-ka-dhcay-dalka-indonesia/)

_2026-08-20 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi murugo leh u dirtay dadkii ay eheladooda ku waxyeelloobeen dhulgariirkii xoogganaa ee ku dhuftay jasiiradda Flores ee Jamhuuriyadda Indonesia. War Saxaafaeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS ayaa lagu sheegay in ay dowladdu aad ugu murugooneyso mashaqada ka dhacday Indonesia “ Iyadoo ku hadlaysa magaca Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed,…

## [Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS oo Xubin ka Noqday Kooxda Caalamiga ah ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa iyo Dhaqista Lacagaha](https://sntv.so/2026/08/20/xafiiska-hantidhowrka-guud-ee-jfs-oo-xubin-ka-noqday-kooxda-caalamiga-ah-ee-la-dagaallanka-musuqmaasuqa-iyo-dhaqista-lacagaha/)

_2026-08-20 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS (XHGS) ayaa si rasmi ah uga mid noqday Koox-hawleedka La-dagaallanka Musuqmaasuqa iyo Dhaqista Lacagaha (WGFACML) ee Ururka Caalamiga ah ee Hay’adaha Hantidhowrka Sare (INTOSAI). Arrintan ayaa timid kadib kulankii 19-aad ee Kooxda, oo saddexdii maalmood ee ugu dambeeyay (18–20 August 2026) ka socday magaalada Arusha ee dalka Tanzania. Xafiiska Hantidhowrka \[…\]

## [𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐱𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛-𝐱𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐢𝐬𝐚𝐚𝐧𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟓](https://sntv.so/2026/08/20/%f0%9d%90%92%f0%9d%90%a1%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%ab%f0%9d%90%a4%f0%9d%90%9a-%f0%9d%90%86%f0%9d%90%a8%f0%9d%90%a5%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%a1%f0%9d%90%9a-%f0%9d%90%96%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%ac%f0%9d%90%a2-2/)

_2026-08-20 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo manta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo la xiriira dhaqaalaha, amniga iyo difaaca dalka. Kulanka Golaha oo uu shir-guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan amniga dalka…

## [NIRA oo ka qaybgashay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Dad-dhigista ee Jaamacadda Carabta](https://sntv.so/2026/08/20/nira-oo-ka-qaybgashay-shirka-sagaalaad-ee-maareeyayaasha-jinsiyadda-iyo-dad-dhigista-ee-jaamacadda-carabta/)

_2026-08-20 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Maareeye Kuxigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) Cabdiraxmaan Siciid Axmed ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Dad-dhigista ee Jaamacadda Carabta, oo lagu qabtay magaalada Tunis, Jamhuuriyadda Tunisia – 19-20 Agoosto 2026. Shirka waxaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin casriyeynta nidaamyada aqoonsiga, astaamaha farsamo iyo kuwa amni…

## [Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka oo ka dooday hawlaha Golaha iyo hindise-sharciyeedyada horyaalla](https://sntv.so/2026/08/20/guddiga-joogtada-ee-golaha-shacabka-oo-ka-dooday-hawlaha-golaha-iyo-hindise-sharciyeedyada-horyaalla/)

_2026-08-20 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa todobaadlaha ah ku yeeshay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane…

## [Soomaaliya iyo Türkiye oo xusay 15-guuradii booqashadii Erdoğan uu ku yimid Muqdisho](https://sntv.so/2026/08/19/soomaaliya-iyo-turkiye-oo-xusay-15-guuradii-booqashadii-erdogan-uu-ku-yimid-muqdisho/)

_2026-08-19 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Turkiga Fatxudiin Cali Maxamed, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 15-guuradii ka soo wareegtay booqashadii taariikhiga ahayd ee Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan uu ku tagay magaalada Muqdisho bishii Agoosto 2011. Munaasabadda, oo ay soo qabanqaabisay hay’adda cilmi-baarista ee ORSAM, ayaa si heer sare ah loo soo agaasimay, waxaana looga \[…\]

## [Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta shir-guddoomiyay kulanka labaad ee Kalfadhiga 8-aad ee Guddiga Joogtada Aqalka Sare](https://sntv.so/2026/08/19/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-maanta-shir-guddoomiyay-kulanka-labaad-ee-kalfadhiga-8-aad-ee-guddiga-joogtada-aqalka-sare/)

_2026-08-19 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka labaad ee Kalfadhiga 8-aad ee Guddiga Joogtada Aqalka Sare. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta ajandayaasha mudnaanta u leh fadhiyada Golaha, qaabaynta hadal-qoraallada fadhiyada Guddiga iyo xoojinta hannaanka isla-xisaabtanka iyo gudashada waajibaadka…

## [Retro Grid Dungeon Crawler (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/wPMNNB3hhafg)

_2026-08-19 · **Sponsored**_

Retro grid movement with first-person combat, loot and skill-tree progression.

## [𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐃𝐃𝐄𝐗𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄 𝐊𝐀𝐋𝐅𝐀𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀 𝟖-𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄.](https://senate.gov.so/%f0%9d%90%8a%f0%9d%90%94%f0%9d%90%8b%f0%9d%90%80%f0%9d%90%8d%f0%9d%90%8a%f0%9d%90%80-%f0%9d%90%92%f0%9d%90%80%f0%9d%90%83%f0%9d%90%83%f0%9d%90%84%f0%9d%90%97%f0%9d%90%80%f0%9d%90%80%f0%9d%90%83/)

_2026-08-19 · Media Department · AQALKA SARE_

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu wehelinayo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka labaad \[…\] The post 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐃𝐃𝐄𝐗𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄 𝐊𝐀𝐋𝐅𝐀𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀 𝟖-𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄. first…

## [𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐊𝐇𝐀𝐘𝐑𝐀𝐀𝐃𝐊𝐀 𝐐𝐀𝐑𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐄𝐄 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐒𝐔&#8217;𝐀𝐀𝐋𝐎 𝐖𝐀𝐘𝐃𝐈𝐈𝐍 𝐀𝐇 𝐋𝐀 𝐘𝐄𝐄𝐒𝐇𝐀𝐘 𝐖𝐀𝐒𝐈𝐈𝐑𝐊𝐀 𝐖𝐀𝐒𝐀𝐀𝐑𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐁𝐀𝐓𝐑𝐎𝐎𝐋𝐊𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐀𝐂𝐃𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐗𝐅𝐒.](https://senate.gov.so/%f0%9d%90%86%f0%9d%90%94%f0%9d%90%83%f0%9d%90%83%f0%9d%90%88%f0%9d%90%86%f0%9d%90%80-%f0%9d%90%8a%f0%9d%90%87%f0%9d%90%80%f0%9d%90%98%f0%9d%90%91%f0%9d%90%80%f0%9d%90%80%f0%9d%90%83%f0%9d%90%8a-3/)

_2026-08-15 · Media Department · AQALKA SARE_

Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo gudanaya waajibaadkooda shaqo ee ku qeexan Dastuurka Dalka, ayaa maanta xafiiskooda ku qaabilay Wasiirka \[…\] The post 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐊𝐇𝐀𝐘𝐑𝐀𝐀𝐃𝐊𝐀 𝐐𝐀𝐑𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐄𝐄 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐒𝐔’𝐀𝐀𝐋𝐎 𝐖𝐀𝐘𝐃𝐈𝐈𝐍 𝐀𝐇 𝐋𝐀…

## [Hadal-jeedinta Mudane Xamsa Cabdi Barre, R/W JFS, Shirweynaha 2-aad ee Qaran ee Maalgashiga Nidaamka Beeraha & Cunnada Soomaaliya — NAFIS 2026, 11 Agoosto 2026, Hotel Jazeera, Muqdisho](https://opm.gov.so/news/blog-1)

_2026-08-12 · Office of the Prime Minister of Somalia — News_

Beeruhu Waa Mustaqbalka Dhaqaalaha Soomaaliya

## [Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay wafdi ka socda Dowladda Qatar](https://opm.gov.so/news/13)

_2026-08-12 · Office of the Prime Minister of Somalia — News_

Ra’iisul Wasaare Xamsa

## [𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮 𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐈𝐬𝐭𝐚𝐫𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐝𝐡𝐞𝐱𝐠𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐆𝐞𝐞𝐬𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚](https://opm.gov.so/news/12)

_2026-08-12 · Office of the Prime Minister of Somalia — News_

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮 𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚

## [𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐮𝐛𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐁𝐞𝐞𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐍𝐢𝐝𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐜𝐮𝐧𝐭𝐚𝐝𝐚 𝐮𝐮 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐮 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐞𝐞𝐧𝐧𝐚](https://opm.gov.so/news/11)

_2026-08-11 · Office of the Prime Minister of Somalia — News_

RW Xamsa

## [𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐄 𝐂𝐀𝐁𝐃𝐈 𝐗𝐀𝐀𝐒𝐇𝐈 𝐎𝐎 𝐔 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐄𝐄𝐘𝐄𝐘 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐂𝐔𝐒𝐔𝐁 𝐄𝐄 𝐆𝐎𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐒𝐇𝐀𝐂𝐀𝐁𝐊𝐀.](https://senate.gov.so/%f0%9d%90%86%f0%9d%90%94%f0%9d%90%83%f0%9d%90%83%f0%9d%90%8e%f0%9d%90%8e%f0%9d%90%8c%f0%9d%90%88%f0%9d%90%98%f0%9d%90%84-%f0%9d%90%82%f0%9d%90%80%f0%9d%90%81%f0%9d%90%83%f0%9d%90%88-%f0%9d%90%97-10/)

_2026-08-10 · Media Department · AQALKA SARE_

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ugu hambalyeeyey Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo maanta loo doortay doortay Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka \[…\] The post 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐄 𝐂𝐀𝐁𝐃𝐈 𝐗𝐀𝐀𝐒𝐇𝐈 𝐎𝐎 𝐔 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐄𝐄𝐘𝐄𝐘 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐂𝐔𝐒𝐔𝐁 𝐄𝐄 𝐆𝐎𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐒𝐇𝐀𝐂𝐀𝐁𝐊𝐀.…

## [𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐀𝐍𝐒𝐈𝐗𝐈𝐘𝐀𝐘 𝐀𝐉𝐀𝐍𝐃𝐀𝐘𝐀𝐀𝐒𝐇𝐀 𝐆𝐎𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐄𝐄 𝐊𝐀𝐋𝐅𝐀𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀 𝐒𝐈𝐃𝐄𝐄𝐃𝐀𝐀𝐃](https://senate.gov.so/%f0%9d%90%86%f0%9d%90%94%f0%9d%90%83%f0%9d%90%83%f0%9d%90%88%f0%9d%90%86%f0%9d%90%80-%f0%9d%90%89%f0%9d%90%8e%f0%9d%90%8e%f0%9d%90%86%f0%9d%90%93%f0%9d%90%80%f0%9d%90%83%f0%9d%90%80-%f0%9d%90%80-11/)

_2026-08-10 · Media Department · AQALKA SARE_

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehelliyaan Guddoomiye ku xigeenka koowaad Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Guddoomiye ku xigeenka labaad Mudane Cabdullaahi Cali \[…\] The post 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐀𝐍𝐒𝐈𝐗𝐈𝐘𝐀𝐘 𝐀𝐉𝐀𝐍𝐃𝐀𝐘𝐀𝐀𝐒𝐇𝐀 𝐆𝐎𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐄𝐄…

## [𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛 𝐭𝐢𝐫𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝-𝐠𝐮𝐮𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢 𝐁𝐚𝐫𝐢](https://opm.gov.so/news/blog)

_2026-08-08 · Office of the Prime Minister of Somalia — News_

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛 𝐭𝐢𝐫𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝-𝐠𝐮𝐮𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢 𝐁𝐚𝐫𝐢

## [𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐅𝐞𝐝𝐞𝐫𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐊𝐚𝐥𝐟𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐢𝐝𝐞𝐞𝐝𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐚𝐚𝐫𝐥𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐅𝐒.](https://senate.gov.so/%f0%9d%90%8c%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%9d%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%b1%f0%9d%90%b0%f0%9d%90%9e%f0%9d%90%b2%f0%9d%90%a7%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%a1%f0%9d%90%9a-%f0%9d%90%89%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%a6%f0%9d%90%a1/)

_2026-08-01 · Media Department · AQALKA SARE_

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga Sideedaad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Fadhiga furitaanka waxaa si wadajir ah u guddoomiyay \[…\] The post 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐅𝐞𝐝𝐞𝐫𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲…

## [Refer a Friend, Earn Rewards (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/K9ftmIRS2VoM)

_2026-08-01 · **Sponsored**_

Earn rewards when friends get the Graphite Business Card through your referral.

## [𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐅𝐄𝐃𝐄𝐑𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀 𝐎𝐎 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐃𝐎𝐎𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐅𝐀𝐊𝐀𝐍𝐐𝐀𝐘𝐍 𝐊𝐀 𝐘𝐄𝐄𝐒𝐇𝐀𝐘 𝐐𝐎𝐑𝐒𝐇𝐄-𝐇𝐎𝐖𝐋𝐄𝐄𝐃𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐆𝐎𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐄𝐄 𝐊𝐀𝐋𝐅𝐀𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀 𝟖𝐀𝐀𝐃.](https://senate.gov.so/%f0%9d%90%86%f0%9d%90%94%f0%9d%90%83%f0%9d%90%83%f0%9d%90%88%f0%9d%90%86%f0%9d%90%80-%f0%9d%90%89%f0%9d%90%8e%f0%9d%90%8e%f0%9d%90%86%f0%9d%90%93%f0%9d%90%80%f0%9d%90%83%f0%9d%90%80-%f0%9d%90%80-10/)

_2026-07-25 · Media Department · AQALKA SARE_

Kusimaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ee Aqalka Sare oo ajandihiisu ahaa ka doodista \[…\] The post 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐅𝐄𝐃𝐄𝐑𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀 𝐎𝐎 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐃𝐎𝐎𝐃…

## [𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐍𝐊𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐆𝐎&#8217;𝐀𝐀𝐌𝐄𝐘𝐄𝐘 𝐅𝐔𝐑𝐈𝐓𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐊𝐀𝐋𝐅𝐀𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀 𝟖-𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐀𝐌𝐇𝐔𝐔𝐑𝐈𝐘𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐅𝐄𝐃𝐄𝐑𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀.](https://senate.gov.so/%f0%9d%90%86%f0%9d%90%94%f0%9d%90%83%f0%9d%90%83%f0%9d%90%8e%f0%9d%90%8e%f0%9d%90%8d%f0%9d%90%8a%f0%9d%90%80-%f0%9d%90%8b%f0%9d%90%80%f0%9d%90%81%f0%9d%90%80%f0%9d%90%83%f0%9d%90%80-%f0%9d%90%80-7/)

_2026-07-19 · Media Department · AQALKA SARE_

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay kulamo wadatashi ah ka yeesheen furitaanka kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana waxay go’aamiyeen in kalfadhiga 8aad ee \[…\] The post 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐍𝐊𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐆𝐎’𝐀𝐀𝐌𝐄𝐘𝐄𝐘 𝐅𝐔𝐑𝐈𝐓𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐊𝐀𝐋𝐅𝐀𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀 𝟖-𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄…

## [Dowladda Ayaa Si Dhammeystiran u Qalabeysay Isbitaalka Martiini Ee Loo Asteeyay Daweynta Bukaannada COVID19](https://opm.gov.so/news/dowladda-ayaa-si-dhammeystiran-u-qalabeysay-isbitaalka-martiini-ee-loo-asteeyay-daweynta-bukaannada-covid19-5320)

_2026-06-23 · Office of the Prime Minister of Somalia — News_

Muqdisho, Talaado, April 21, 2020— Dowladda Soomaaliya oo ku dadaaleysa in sida ugu habboon uguna dhaqsaha badan loo xakameeyo cudurka CODIV-19, ayaa qalabkii caafimaad ee loo baahnaa u dhammeystirtay isbitaalka Martiini

## [Dowladda Oo Wax Ka Bedeshay Bandawga Qeybta Ka Ah Dadaallada Lagu Xakameynayo Faafitaanka COVID-19](https://opm.gov.so/news/dowladda-oo-wax-ka-bedeshay-bandawga-qeybta-ka-ah-dadaallada-lagu-xakameynayo-faafitaanka-covid-19-5329)

_2026-06-23 · Office of the Prime Minister of Somalia — News_

Muqdisho, Arbaco, April 22, 2020— Laga bilaabo habeenka ugu horreeya ee bisha Ramadaan, Bandowga xilliyadda habeenkii saarnaa magaalada Muqdisho ayaa muda hal saac ah laga soo horumariyay xilligii hore. Bandawga waxuu bi

## [Dowladda Oo Shaaciyay Inay Kordheen Tirada Xaaladaha Iyo Dadka Ugu Geeriyooday COVID-19](https://opm.gov.so/news/dowladda-oo-shaaciyay-inay-kordheen-tirada-xaaladaha-iyo-dadka-ugu-geeriyooday-covid-19-5332)

_2026-06-23 · Office of the Prime Minister of Somalia — News_

Muqdisho, Khamiis, April 23, 2020— Dowladda Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay in laba ruux oo kamid ah dadkii laga helay cudurka COVID-19 ay geeriyoodeen, 42 xaaladood oo cusubna ay soo kordheen kadib baaritaanno lagu sa

## [Ra’iisul Wasaare Khayre: Qalab Caafimaad Oo Dibdda Aan Ka Dalbannay Ayaa Dhawaan Dalka Soo Gaaraya, Waxaana Loo Qaybinayaa Dowlad Gobaleedyada](https://opm.gov.so/news/raiisul-wasaare-khayre-qalab-caafimaad-oo-dibdda-aan-ka-dalbannay-ayaa-dhawaan-dalka-soo-gaaraya-waxaana-loo-qaybinayaa-dowlad-gobaleedyada-5335)

_2026-06-23 · Office of the Prime Minister of Somalia — News_

Muqdisho, Khamiis, April 23, 2020— Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlay dadaallada lagu xakameynayo cudurka COVID-19 ee dalkeenna ku faafaya, ayaa caddeeyay in mad

## [Dowladda Oo Diyaarisay Qorshe Lagu Yareynayo Saamaynta Cudurka COVID-19 Uu Ku Yeelanayo Waxbarashada](https://opm.gov.so/news/dowladda-oo-diyaarisay-qorshe-lagu-yareynayo-saamaynta-cudurka-covid-19-uu-ku-yeelanayo-waxbarashada-5339)

_2026-06-23 · Office of the Prime Minister of Somalia — News_

Muqdisho, Khamiis, April 23, 2020— Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka jawaabaysa saamaynta uu cudurka COVID-19 ku yeeshay habsami u socodka waxbarashada ayaa diy

## [𝗚𝗨𝗗𝗗𝗢𝗢𝗡𝗞𝗔 𝗟𝗔𝗕𝗔𝗗𝗔 𝗔𝗤𝗔𝗟 𝗘𝗘 𝗕𝗔𝗔𝗥𝗟𝗔𝗠𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗝𝗔𝗠𝗛𝗨𝗨𝗥𝗜𝗬𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗙𝗘𝗗𝗘𝗥𝗔𝗔𝗟𝗞𝗔 𝗦𝗢𝗢𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗬𝗔 𝗢𝗢 𝗠𝗔𝗔𝗡𝗧𝗔 𝗬𝗘𝗘𝗦𝗛𝗔𝗬 𝗞𝗨𝗟𝗔𝗡 𝗟𝗔𝗚𝗨 𝗗𝗔𝗥𝗗𝗔𝗥 𝗚𝗔𝗟𝗜𝗡𝗔𝗔𝗬𝗢 𝗙𝗨𝗥𝗜𝗧𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗞𝗔𝗟𝗙𝗔𝗗𝗛𝗜𝗚𝗔 𝟴-𝗔𝗔𝗗 𝗘𝗘 𝗕𝗔𝗔𝗥𝗟𝗔𝗠𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝟭𝟭-𝗔𝗔𝗗.](https://senate.gov.so/%f0%9d%97%9a%f0%9d%97%a8%f0%9d%97%97%f0%9d%97%97%f0%9d%97%a2%f0%9d%97%a2%f0%9d%97%a1%f0%9d%97%9e%f0%9d%97%94-%f0%9d%97%9f%f0%9d%97%94%f0%9d%97%95%f0%9d%97%94%f0%9d%97%97%f0%9d%97%94-%f0%9d%97%94/)

_2026-06-22 · Media Department · AQALKA SARE_

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (BJFS). Kulanka ayaa diiradda lagu saaray ka-tashiga \[…\] The post 𝗚𝗨𝗗𝗗𝗢𝗢𝗡𝗞𝗔 𝗟𝗔𝗕𝗔𝗗𝗔 𝗔𝗤𝗔𝗟 𝗘𝗘 𝗕𝗔𝗔𝗥𝗟𝗔𝗠𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗝𝗔𝗠𝗛𝗨𝗨𝗥𝗜𝗬𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗙𝗘𝗗𝗘𝗥𝗔𝗔𝗟𝗞𝗔 𝗦𝗢𝗢𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗬𝗔 𝗢𝗢…

## [𝐗𝐈𝐋𝐃𝐇𝐈𝐁𝐀𝐀𝐍𝐍𝐀𝐃𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐀𝐌𝐇𝐔𝐔𝐑𝐈𝐘𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐅𝐄𝐃𝐄𝐑𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀 𝐎𝐎 𝐂𝐎𝐃 𝐀𝐐𝐋𝐀𝐁𝐈𝐘𝐀𝐃 𝐀𝐇 𝐊𝐔 𝐀𝐍𝐒𝐈𝐗𝐈𝐘𝐄𝐘 𝐃𝐀𝐒𝐓𝐔𝐔𝐑𝐊𝐀.](https://senate.gov.so/%f0%9d%90%97%f0%9d%90%88%f0%9d%90%8b%f0%9d%90%83%f0%9d%90%87%f0%9d%90%88%f0%9d%90%81%f0%9d%90%80%f0%9d%90%80%f0%9d%90%8d%f0%9d%90%8d%f0%9d%90%80%f0%9d%90%83%f0%9d%90%80-%f0%9d%90%8b%f0%9d%90%80-2/)

_2026-03-04 · Media Department · AQALKA SARE_

Kulanka maanta oo ahaa kulankii 24-aad ee kalfadhiga 7-aad ee fadhiyada wadajirka ah, waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay wehelinayaan Guddoomiye Ku-xigeenka \[…\] The post 𝐗𝐈𝐋𝐃𝐇𝐈𝐁𝐀𝐀𝐍𝐍𝐀𝐃𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐀𝐌𝐇𝐔𝐔𝐑𝐈𝐘𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐅𝐄𝐃𝐄𝐑𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀 𝐎𝐎 𝐂𝐎𝐃…

## [Save with community-voted codes (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/hxObyHDCriBo)

_2026-03-04 · **Sponsored**_

Search thousands of community-verified coupon codes — 100% free, no account needed.

## [𝐗𝐈𝐋𝐃𝐇𝐈𝐁𝐀𝐀𝐍𝐍𝐀𝐃𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐀𝐊𝐇𝐑𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐊𝐎𝐎𝐖𝐀𝐀𝐃 𝐌𝐀𝐑𝐒𝐈𝐈𝐘𝐄𝐘 𝐖𝐀𝐑𝐁𝐈𝐗𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐗𝐈𝐒𝐀𝐀𝐁-𝐗𝐈𝐃𝐇𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐍𝐀𝐃 𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃𝐊𝐀 𝟐𝟎𝟐𝟒-𝐊𝐀](https://senate.gov.so/%f0%9d%90%97%f0%9d%90%88%f0%9d%90%8b%f0%9d%90%83%f0%9d%90%87%f0%9d%90%88%f0%9d%90%81%f0%9d%90%80%f0%9d%90%80%f0%9d%90%8d%f0%9d%90%8d%f0%9d%90%80%f0%9d%90%83%f0%9d%90%80-%f0%9d%90%8b%f0%9d%90%80/)

_2025-10-08 · Media Department · AQALKA SARE_

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka labaad kalfadhiga todobaad ee \[…\] The post 𝐗𝐈𝐋𝐃𝐇𝐈𝐁𝐀𝐀𝐍𝐍𝐀𝐃𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐀𝐊𝐇𝐑𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐊𝐎𝐎𝐖𝐀𝐀𝐃 𝐌𝐀𝐑𝐒𝐈𝐈𝐘𝐄𝐘 𝐖𝐀𝐑𝐁𝐈𝐗𝐈𝐍𝐓𝐀…

