# federaalka soomaaliya (news sources) — RSS Amplifier

Recent posts from the 3 feeds in the RSS Amplifier directory that cover federaalka soomaaliya.

Page: <https://rssamplifier.com/topics/federaalka-soomaaliya/news>  
Feed: <https://rssamplifier.com/topics/federaalka-soomaaliya/news.md>

---

## [Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr](https://radiomuqdisho.so/agaasimaha-laanta-afrika-ee-xarunta-boqor-salmaan-oo-booqday-xarunta-daryeelka-agoonta-ee-ummu-badr/)

_2026-08-27 · Fardowso Xasan · Radio Muqdisho_

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr ee degmada Afgooye gobolka shabeelade hoose Ujeeddada booqashadan ayaa ahayd qiimeynta halka uu marayo mashruuca dayactirka iyo taageerada xarumaha daryeelka agoonta, iyo sidoo kale awood-siinta dhaqaale ee qoysaskooda. Mashruucan…

## [Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirrada ee XFS ?](https://raxanreeb.com/maxaa-looga-hadlay-kulanka-golaha-wasiirrada-ee-xfs-4/)

_2026-08-27 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Muqdisho (Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagaga hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan sugidda amniga iyo la-dagaallanka Kooxda Al-shabaab. Kulanka Golaha oo uu Shir guddoomiyey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac, ayaa lagu ansixiyey labo heshiis oo dowladdu la…

## [Soomaaliya oo daneyneysa kordhinta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮6](https://sntv.so/2026/08/27/soomaaliya-oo-daneyneysa-kordhinta-qoondada-xujeyda-xajka-%f0%9d%9f%ad%f0%9d%9f%b0%f0%9d%9f%b0%f0%9d%9f%b4%f0%9d%97%9b-%f0%9d%9f%ae%f0%9d%9f%ac%f0%9d%9f%ae6/)

_2026-08-27 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay kulanka diyaar-garowga xilliga Xajka 1448H, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray qorsheyaasha iyo diyaar-garowga hore ee xilliga Xajka 1448H, iyadoo laga…

## [Five Kenyan Herders Freed After Abduction Near Somalia Border](https://raxanreeb.com/five-kenyan-herders-freed-after-abduction-near-somalia-border/)

_2026-08-27 · Mohamed · Raxanreeb Online_

MANDERA — Five Kenyan pastoralists abducted near the Somalia border by gunmen suspected of links to Al-Shabaab have been released following negotiations led by traditional elders from both sides of the frontier, Kenyan authorities said. The men, all residents of Alungu in Mandera County, were freed on Monday evening after local peace elders coordinated with... The post Five Kenyan Herders Freed…

## [AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING](https://radiomuqdisho.so/africas-frontline-fight-against-fgm-needs-funding/)

_2026-08-27 · Mohamed M Hassan · Radio Muqdisho_

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is whether the world will fund them. This Sunday in Nairobi, survivors and African women leaders will take centre stage at Fashion for Change, a platform for challenging stigma, empowering women, and amplifying the movement to \[…\]

## [Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮](https://radiomuqdisho.so/soomaaliya-oo-daneyneysa-kordhlnta-qoondada-xujeyda-xajka-%f0%9d%9f%ad%f0%9d%9f%b0%f0%9d%9f%b0%f0%9d%9f%b4%f0%9d%97%9b-%f0%9d%9f%ae%f0%9d%9f%ac%f0%9d%9f%ae/)

_2026-08-26 · Mohamed M Hassan · Radio Muqdisho_

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay kulanka diyaar-garowga xilliga Xajka 1448H, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray qorsheyaasha iyo diyaar-garowga hore ee xilliga Xajka 1448H, iyadoo…

## [Somali Prime Minister Embarks on Official Visit to Qatar](https://raxanreeb.com/somali-prime-minister-embarks-on-official-visit-to-qatar/)

_2026-08-26 · Mohamed · Raxanreeb Online_

MOGADISHU — Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Hamza Abdi Barre, has departed for Qatar following an official invitation from the Qatari government. The visit aims to strengthen the longstanding relations and strategic cooperation between Somalia and Qatar, with particular emphasis on economic cooperation, investment and social development. During his stay in Qatar,... The post…

## [Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda](https://radiomuqdisho.so/wasiirka-warfaafinta-oo-muqdisho-ku-soo-xiray-tababarka-wariyayaasha-nabadda/)

_2026-08-26 · Mohamed M Hassan · Radio Muqdisho_

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar afar maalmood socday oo qeyb ka ahaa Hindisaha Istaraatiijiga ah ee “Wariyayaasha Nabadda”, kaas oo uu soo qabanqaabiyey Isbahaysiga Ciidamada Dalalka Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC). Munaasabadda xiritaanka waxaa…

## [Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi](https://radiomuqdisho.so/maareeyaha-dekedda-muqdisho-oo-qaabilay-dr-axmed-fiqi-elmi/)

_2026-08-26 · Mohamed M Hassan · Radio Muqdisho_

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan ayaa diiradda lagu saaray fursadaha iskaashi ee dhinacyada tababarka xirfadeed, saadka dekedaha iyo horumarinta xirfadaha. Intii uu kulanku socday waxaa lagu soo bandhigay Mashruuca FORLIS – Tababar iyo iskaashi ku saabsan saadka dekedaha iyo adeegyada \[…\]

## [UK iyo Soomaaliya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal](https://raxanreeb.com/uk-iyo-soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dal/)

_2026-08-26 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Muqdisho (Raxanreeb Online): Wasiiradda UK u qaabilsan Horumarinta iyo Afrika, Kirsty McNeill, ayaa shalay kulan la yeelatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, xilli ay booqasho ku joogtay magaalada Muqdisho. Kulanka oo ka dhacay Villa Soomaaliya ayaa looga hadlay fursadaha lagu xoojin karo iskaashiga iyo xiriirka istiraatiijiga ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo…

## [Fast, secure international transfers (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/vo1jBEumonwv)

_2026-08-26 · **Sponsored**_

Bank transfer, cash pickup, mobile wallet — low fees and real-time tracking

## [Gaalkacyo: Shir Amni oo Looga Hadlay Khilaafka Beelaha](https://raxanreeb.com/gaalkacyo-shir-amni-oo-looga-hadlay-khilaafka-beelaha/)

_2026-08-26 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Gaalkacyo (Raxanreeb Online): Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug, G/sare Maxamuud Muuse Bille Fardafuul, ayaa maanta ka qeyb galay shir amni oo uu shir-guddoominayay Taliyaha Guud ee Ciidanka Daraawiishta/Difaaca Puntland, Gen. Aadan Cabdi Xaashi. Shirka oo lagu qabtay Hoolka Shirarka Taliska Qaybta Booliska Gobolka Mudug ayaa waxaa ka qeyb galay madaxda heer gobol iyo heer degmo... The post…

## [Ciidanka Booliska Mudug oo Hawlgal Ka Fuliyay Bacaadweyn](https://raxanreeb.com/ciidanka-booliska-mudug-oo-hawlgal-ka-fuliyay-bacaadweyn/)

_2026-08-26 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Mudug (Raxanreeb Online): Ciidanka Booliska Gobolka Mudug ayaa hawlgal ka dhan ah xaalufinta deegaanka iyo jarista dhirta ka sameeyay deegaanka Bacaadweyn, gaar ahaan degsiimadda Margaaga. Hawlgalka ayaa yimid kaddib markii la helay dhir la jaray oo dhulka hoostiisa lagu aasay, taasoo la sheegay inay qeyb ka ahayd falal lagu waxyeelleynayo deegaanka. Hawlgalka waxaa iska kaashaday... The post…

## [DEG-DEG: DFS oo Mushaharka Ka Jartay 300 Askari oo NISA ah](https://raxanreeb.com/deg-deg-dfs-oo-mushaharka-ka-jartay-300-askari-oo-nisa-ah/)

_2026-08-26 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Gedo (Raxanreeb Online): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay mushaharka ka jartay ku dhowaad 300 askari oo ka tirsan NISA, kuwaas oo ku kala sugan Beledxaawo, Luuq, Garbahaarey iyo Baardheere ee gobolka Gedo. Ciidamadan ayaa la sheegay inay ku biireen hay’adda NISA xilligii dowladdii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana hadda soo baxaya warar sheegaya... The post…

## [DEG-DEG: AUSSOM oo Baaritaan Ka Bilowday Baydhabo](https://raxanreeb.com/deg-deg-aussom-oo-baaritaan-ka-bilowday-baydhabo/)

_2026-08-26 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Baydhabo (Raxanreeb Online): Sida ay sheegayaan ilo xog-ogaal ah, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa AUSSOM u gudbisay warqad ku saabsan eedeymo la xiriira ciidamada maamulka Koonfur Galbeed ee uu hoggaamiyo Cabdicasiis Laftagareen iyo xiriirro lala xiriirinayo kooxda Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in kaddib markii AUSSOM ay heshay warqadda, ay khubaro baaritaan u dirtay magaalada Baydhabo,…

## [DEG-DEG: Dagaal Beeleedyo ka Dhacay Deegaanno Ku Dhow Lughaye](https://raxanreeb.com/deg-deg-dagaal-beeleedyo-ka-dhacay-deegaanno-ku-dhow-lughaye/)

_2026-08-26 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Lughaye (Raxanreeb Online): Dagaallo u dhexeeya maleeshiyaad beeleed ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno ku dhow degmada Lughaye ee gobolka Awdal, iyadoo xaaladdu ay dhalisay xiisad amni oo saameysay dadka deegaanka. Wararka laga helayo gobolka ayaa sheegaya in xiisadda ay saameyn ku yeelatay isku-socodka dadka, gaadiidka iyo ganacsiga ee deegaannada ku xeeran Lughaye, iyadoo... The…

## [𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐟𝐚𝐫 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐮𝐠𝐮 𝐚𝐦𝐛𝐚𝐛𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐭𝐚𝐫](https://radiomuqdisho.so/%f0%9d%90%91%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%ac%f0%9d%90%ae%f0%9d%90%a5-%f0%9d%90%96%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%ac%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%ab%f0%9d%90%9e-%f0%9d%90%97-15/)

_2026-08-26 · Mohamed M Hassan · Radio Muqdisho_

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay Dowladda aan walaalaha nahay ee Qatar. Booqashada Ra’iisul Wasaaraha ayaa daarran xoojinta xiriirka iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya Qatar iyo Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, maalgashiga,…

## [Cabdiraxmaan Cabdishakuur: “Xasan Sheekh Waa Imtixaan”](https://raxanreeb.com/cabdiraxmaan-cabdishakuur-xasan-sheekh-waa-imtixaan/)

_2026-08-26 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Muqdisho (Raxanreeb Online): Siyaasiga mucaaradka ah Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, isagoo sheegay in isaga iyo siyaasiyiin kale ay ka daaleen waxa uu ku tilmaamay xaaladda siyaasadeed ee dalka. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa yiri: “Annaga xitaa waan daalnay, runtii. Waxaan jeclaan lahayn in nalaga soo gabagabeeyo waxaan beenta ah....…

## [Qunsulka Safaaradda Soomaliya ee Talyaaniga oo ka warbixiyay Khasaaraha dooni ku qalibantay xeebaha Talyaaniga](https://radiomuqdisho.so/qunsulka-safaaradda-soomaliya-ee-talyaaniga-oo-ka-warbixiyay-khasaaraha-dooni-ku-qalibantay-xeebaha-talyaaniga/)

_2026-08-26 · Mohamed M Hassan · Radio Muqdisho_

Doontaan oo ay saarnaayeen 55 Muhaajiriin ah oo u badnaa Soomaali oo ay ku jireen Mudaaniin u dhashay dalka Masar ayaa 16 bishaan August 2026 dooni ka soo qaaday Xeebaha Liibiya, iyadoo doontu kula qalibantay Xeebaha Talyaaniga. Ciidamada ilaalada Xeebaha Midawga Yurub ayaa ku baxay doonta markii ay soo gaartay Xeebaha dawliga ah, iyagoo soo \[…\]

## [Hay’adda Qaxootiga Qaranka oo Nairobi ku qabatay shir looga hadlayay wax u qabashada dadka dalka dib loogu soo celiyo.](https://radiomuqdisho.so/hayadda-qaxootiga-qaranka-oo-nairobi-ku-qabatay-shir-looga-hadlayay-wax-u-qabashada-dadka-dalka-dib-loogu-soo-celiyo/)

_2026-08-26 · Mohamed M Hassan · Radio Muqdisho_

Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka qabsoomay kulan lagu daah-furayay mashruuca CAPSOM II, kaas oo diiradda lagu saaray kor u qaadista tayada howl-wadeenada Hay’adda iyo xoojinta hanaanka maamulka dadka dalka lagusoo celinaayo ee Soomaaliyeed, si looga mira dhaliyo ujeedka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aadan soocelin kudhisan badqab, iyo sharaf. Barnaamijkan lagu taagerayo \[…\]

## [Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo kormeeray Xarunta Machadka Tababarrada Beladweyne](https://radiomuqdisho.so/agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-waxbarashada-oo-kormeeray-xarunta-machadka-tababarrada-beladweyne/)

_2026-08-26 · Mohamed M Hassan · Radio Muqdisho_

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Hirshabeelle, Mudane Nuur Xasan Muuse (Jaake), ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Machadka Tababarrada Hirshabeelle ee magaalada Beledweyne. Agaasimaha ayaa halkaasi kula kulmay Macallimiinta Qaranka ee sanadkii 2024 ku soo baxay qaadashada barnaamijka macallimiinta, kuwaas oo tababar uga socda xarunta, isla markaana…

## [Zero-Persistence E2EE (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/0YsF1KHNwuJu)

_2026-08-26 · **Sponsored**_

End-to-end encryption with client-side WebCrypto and volatile memory.

## [Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka](https://sntv.so/2026/08/26/madaxweynaha-jfs-oo-qaabilay-guddoomiyaha-guddiga-madaxa-bannaan-ee-xuquuqul-insaanka-qaranka/)

_2026-08-26 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qaasim Axmed. Guddoomiyaha ayaa Madaxweynaha warbixin ka siisay halka uu marayo dhismaha iyo hawlgelinta Guddiga, waxqabadkii lixdii bilood ee la soo dhaafay, iyo dadaallada lagu dhisayo hay’ad qaran…

## [Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)](https://sntv.so/2026/08/26/muqdisho-mar-dambe-ma-mudna-sumcad-dilka-dambe-warbixin/)

_2026-08-26 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo baxa cariga Boqortooyada Ingriiska ayaa warbixin uu ka qoray Muqdisho cinwaan uga dhigay: “Mogadishu no longer deserves its deadly reputation”. Waxaa la joogaa waqtigii sawirka Caalamku ka haysto Muqdisho is beddeli lahaa, Warbixintu waxay tilmaamaysaa isbeddel weyn oo dhinaca amniga ah, iyagoo u sababeeyay. 1. Kaamirooyinka \[…\]

## [Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)](https://sntv.so/2026/08/26/soomaaliya-iyo-shiinaha-oo-bilaabay-madasha-ganacsiga-ee-muqdishomaqaal/)

_2026-08-26 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Madashu waxay iskugu keenaysaa mas’uuliyiinta dowladda, maal-gashadayaasha Shiinaha iyo hoggaamiyeyaasha ganacsiga Soomaaliyeed si ay uga wada hadlaan fursadaha ka jira qaybaha sida kaabayaasha, Ganacsiga, Beeraha, tamarta iyo Tiknoolajiyada. Masuuliyiinta Soomaalida ayaa muujiyay fursadaha sii kordhaya ee maalgashi ee dalka waxayna ku baaqeen iskaashi xooggan oo lala yeesho shirkadaha Shiinaha,…

## [Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare](https://sntv.so/2026/08/26/guddiga-madaxa-banaan-ee-doorashooyinka-oo-aqbalay-goaankii-maxkamadda-sare/)

_2026-08-26 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo fulinaya awoodihiisa Dastuuriga ah, kuna dhaqmaya sharciga doorashooyinka Qaranka, sharciga dhisidda Guddiga iyo sharciga Ururada iyo Xisbiyada, habraacyada, xeernidaamiyayaasha iyo tilmaamaha sharciga waxa uu u taagan yahay mabaadiidda hirgalinta doorashooyinka Xor iyo xalaal ah, hufan oo ay muwaadiniinta si siman uga qaybgalaan.…

## [Soomaaliya iyo Shiinaha oo Muqdisho Ka Daah-furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga](https://raxanreeb.com/soomaaliya-iyo-shiinaha-oo-muqdisho-ka-daah-furay-madasha-isku-xirka-ganacsiga/)

_2026-08-25 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Muqdisho (Raxanreeb Online): Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha. Madasha waxaa ka qeyb galay wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, safiirrada Soomaaliya iyo Shiinaha,…

## [DEG-DEG: Deni oo Dhinowda Ka Dhawaaqay Gogol Nabadeed](https://raxanreeb.com/deg-deg-deni-oo-dhinowda-ka-dhawaaqay-gogol-nabadeed/)

_2026-08-25 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Dhinowda, Mudug (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Dhinowda ee gobolka Mudug kaga dhawaaqay gogol nabadeed oo lagu qabanayo magaalada Garoowe, kaas oo looga gol leeyahay in dib loo soo celiyo wada-noolaanshaha iyo isku-xirnaanta bulshada Towfiiq iyo Dhinowda. Madaxweyne Deni ayaa sheegay in gogosha nabadeed ay saldhig u noqon doonto…

## [Puntland oo Shaacisay Qorshe Maalgashi oo $1.78 Bilyan ah](https://raxanreeb.com/puntland-oo-shaacisay-qorshe-maalgashi-oo-1-78-bilyan-ah/)

_2026-08-25 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Garoowe (Raxanreeb Online): Dowladda Puntland ayaa shaacisay Qorshaha Horumarinta Puntland ee 4-aad (2026–2030), kaas oo lagu qorsheeyay in lagu maalgeliyo guud ahaan $1.78 bilyan afarta sano ee soo socota. Qorshahan ayaa diiradda lagu saaraya sidii Puntland loo gaarsiin lahaa dhaqaale kobcaya, shaqo-abuur, adeegyo bulsho oo tayo leh iyo isku-filnaansho, iyadoo bartilmaameedku yahay in la gaaro...…

## [𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮 𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐅𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐮-𝐗𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚](https://radiomuqdisho.so/%f0%9d%90%91%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%ac%f0%9d%90%ae%f0%9d%90%a5-%f0%9d%90%96%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%ac%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%ab%f0%9d%90%9e-%f0%9d%90%8a-3/)

_2026-08-25 · Mohamed M Hassan · Radio Muqdisho_

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, taas oo ka furantay caasimadda Muqdisho. Madasha ayaa waxaa ka soo qayb-galay wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha…

## [DEG-DEG: Cabdirashiid Janan oo Kenya Ka Dalbaday Xilal iyo Isbeddello Jubbaland ah](https://raxanreeb.com/deg-deg-cabdirashiid-janan-oo-kenya-ka-dalbaday-xilal-iyo-isbeddello-jubbaland-ah/)

_2026-08-25 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Nairobi (Raxanreeb Online): Taliyihii hore ee Sirdoonka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee gobolka Gedo, Cabdirashiid Janan, oo dhawaan u wareegay dhinaca Jubbaland, ayaa la sheegay inuu gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Sida xogaha laga helayo Nairobi ay tilmaamayaan, Janan ayaa Jubbaland ka dalbaday xil Xildhibaan Federaalka ah, xil Wasiir oo ka tirsan Jubbaland iyo dalabyo... The post…

## [Suspected Al-Shabaab Fighters Retreat After Clashing With KDF](https://raxanreeb.com/suspected-al-shabaab-fighters-retreat-after-clashing-with-kdf/)

_2026-08-25 · Mohamed · Raxanreeb Online_

WAJIR — Kenya Defence Forces troops repelled an attack by suspected Al-Shabaab militants near the Kenya–Somalia border on Saturday evening, local officials said. The confrontation occurred on 22 August in Konton, Wajir County, as troops stationed at a nearby military camp conducted a mobile patrol. An unknown number of suspected militants reportedly opened fire on... The post Suspected Al-Shabaab…

## [Point a Domain, Start a Pit (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/x7Q0mS2fVaUY)

_2026-08-25 · **Sponsored**_

Point any domain to a blacked-out, poison-green coming-soon page with an email waitlist.

## [DEG-DEG: Madaxweyne Deni oo Gaaray Dhinowda, Xiisadna Ka Dhalatay](https://raxanreeb.com/deg-deg-madaxweyne-deni-oo-gaaray-dhinowda-xiisadna-ka-dhalatay/)

_2026-08-25 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Mudug (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa gaaray deegaanka Dhinowda ee bariga Gobolka Mudug, halkaas oo uu ku marayo socdaal la xiriira xaaladda deegaanka iyo bulshada. Dhinowda ayaa kamid ah deegaannada ay si weyn u saameeyeen isbeddelka cimilada iyo bacaadka, iyadoo qaybo badan oo deegaanka ah uu bacaad daboolay, taasoo saameyn ku... The post…

## [UPDATE: Ciidamada Turkiga oo Si Dhow ula Socda Markabka M/V LUTUF](https://raxanreeb.com/update-ciidamada-turkiga-oo-si-dhow-ula-socda-markabka-m-v-lutuf/)

_2026-08-25 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Xeebaha Puntland (Raxanreeb Online): Ciidamada Turkiga ayaa weli si dhow ula socda markabka M/V LUTUF, oo ay kooxo burcad-badeed Soomaali ah ka afduubteen xeebaha Puntland, iyadoo wararku sheegayaan in markabku siday qalab isgaarsiineed iyo agab kale oo loogu talagalay howlaha Turkiga ee Soomaaliya. Sida xogaha la helayo tilmaamayaan, laba markab oo laga leeyahay Turkiga ayaa... The post UPDATE:…

## [Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo wadahadal la yeeshay Safiirka Turkiye ee Soomaaliya](https://sntv.so/2026/08/25/guddoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-wadahadal-la-yeeshay-safiirka-turkiye-ee-soomaaliya/)

_2026-08-25 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Guddoomiye Dr. Muungaab ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka Türkiye taageerada aan liicin ee ay u fidiyaan Soomaaliya, isagoo adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii xoojinta iskaashiga iyo wadashaqeynta labada dal, si loo dardargeliyo dadaallada horumarineed iyo adeegyada muhiimka u ah bulshada Gobolka Banaadir. Danjire Ferhat Alkan ayaa dhankiisa muujiyay sida ay Türkiye uga go’an tahay \[…\]

## [Wafdi Gaanacsato Shiine ah oo soo gaaray Muqdisho(SAWIRO)](https://sntv.so/2026/08/25/wafdi-gaanacsato-shiine-ah-oo-soo-gaaray-muqdishosawiro/)

_2026-08-25 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Wafdi ganacsi oo Shiinaha ka socda ayaa maanta soo gaaray Muqdisho si ay uga qeybqaataan Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha oo berri furmi doona. Wafdiga waxaa Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha, Marwo Danjire Hodan Osman Abdi, iyadoo ay goob-joog ka ahaayeen masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Ganacsiga \[…\]

## [Villa Somalia Bows to Court Ruling as Galmudug Heads Back to Polls](https://raxanreeb.com/villa-somalia-bows-to-court-ruling-as-galmudug-heads-back-to-polls/)

_2026-08-25 · Mohamed · Raxanreeb Online_

MOGADISHU—Somalia’s Federal Government has agreed to rerun parliamentary and local council elections in Galmudug after the Supreme Court annulled the results of the regional polls held on 30 July 2026, according to reports. The decision was reportedly made at a high-level meeting chaired by President Hassan Sheikh Mohamud on Monday night. Prime Minister Hamza Abdi... The post Villa Somalia Bows to…

## [Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo soo dhaweysay Ku-xigeenka Danjiraha Safaaradda Mareykanka ee dalka Soomaaliya](https://sntv.so/2026/08/25/safaaradda-soomaaliya-ee-kenya-oo-soo-dhaweysay-ku-xigeenka-danjiraha-safaaradda-mareykanka-ee-dalka-soomaaliya/)

_2026-08-25 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay booqasho ay ku timid Ruth Anne Steven Klitz oo ah Ku-xigeenka, isla markqana ah ku-simaha Danjiraha Safaaradda Mareykanka ee dalka Soomaaliya. Intii uu kulanku socday, labada dhinac ayaa ka wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga ka \[…\]

## [Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens](https://radiomuqdisho.so/danjiraha-jfs-ee-dalka-kenya-oo-xarunta-safaaradda-ku-qaabilay-ruth-anne-stevens/)

_2026-08-25 · Fardowso Xasan · Radio Muqdisho_

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth Anne Stevens Klitz, oo ah Ku-xigeenka iyo Ku-simaha Danjiraha Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya. Intii uu kulanku socday, labada dhinac ayaa ka wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka, iyo arrimo kale oo…

## [Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho](https://radiomuqdisho.so/shirweynaha-ganacsiga-ee-soomaaliya-iyo-shiinaha-oo-ka-furmay-muqdisho/)

_2026-08-25 · Fardowso Xasan · Radio Muqdisho_

Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, ganacsato Soomaaliyeed iyo wafdi ganacsi oo ka socda Shiinaha. Shirweynaha ayaa diiradda lagu saaraya xoojinta xiriirka ganacsi iyo dhaqaale ee Soomaaliya iyo Shiinaha, kobcinta fursadaha maalgashi iyo sidii loo abuuri…

## [Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya](https://radiomuqdisho.so/safaaradda-soomaaliya-ee-kenya-oo-lagu-soo-dhaweeyay-wiilka-cusub-ee-dalka-mayerkanka-ee-soomaaliya/)

_2026-08-24 · Mohamed M Hassan · Radio Muqdisho_

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay booqasho ay ku timid Ruth Anne Steven Klitz oo ah Ku-xigeenka Madaxa Ergada isla markqana ah ku-simaha Danjiraha Safaaradda Mareykanka ee dalka Soomaaliya Intii uu kulanku socday, labada dhinac ayaa ka wada hadlay xiriirka iyo \[…\]

## [Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka](https://radiomuqdisho.so/guddoomiyaha-golaha-shacabka-bjfs-oo-dhiirigeliyay-ardayda-kaalimaha-hore-ka-galayimtixaanka/)

_2026-08-24 · Mohamed M Hassan · Radio Muqdisho_

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah kula qaatay ardaydii kaalmaha ugu horreeya ka galay imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyada sare ee dalka, waxaana kulanka ka qeyb galay wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda…

## [Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah](https://sntv.so/2026/08/24/wasiiru-dowlaha-qoyska-oo-muqdisho-ka-daahfuray-mashruuc-lagu-taageerayo-carruurta-agoonta-ah/)

_2026-08-24 · Fardowso Xasan Nuur · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo baahiyaha aasaasiga ah, dayactirka iyo dib-u-habaynta xarumaha daryeelka agoonta, iyo awood-siinta dhaqaale ee qoysaska agoonta. Mashruucan waxaa iska kaashanaya Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Howlaha Bani’aadantinimada iyo…

## [Taliyaha CXDS oo Muqdisho Tababar Ugu Soo Xiray Saraakiil Ciidan](https://raxanreeb.com/taliyaha-cxds-oo-muqdisho-tababar-ugu-soo-xiray-saraakiil-ciidan/)

_2026-08-24 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Muqdisho (Raxanreeb Online): Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa magaalada Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Munaasabadda xiritaanka tababarka ayaa lagu soo bandhigay heerka aqooneed iyo xirfadaha ay saraakiishu ka kororsadeen muddadii uu tababarku socday. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka…

## [WAR: Duqayn Lagu Beegsaday Koox Looga Shakisanyahay inay Saad u Siday Burcad-badeedda](https://raxanreeb.com/war-duqayn-lagu-beegsaday-koox-looga-shakisanyahay-inay-saad-u-siday-burcad-badeedda/)

_2026-08-24 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Xeebaha Puntland (Raxanreeb Online): Duqayn laga fuliyay deegaan xeebeed ayaa lagu beegsaday koox la sheegay inay saad iyo sahay u siday burcad-badeed Soomaali ah oo afduubtay markab kusoo wajahnaa Soomaaliya. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in ku dhowaad 10 qof ay ku dhinteen duqaynta, taas oo noqonaysa mid kamid ah weerarradii ugu khasaaraha badnaa ee... The post WAR: Duqayn Lagu Beegsaday…

## [Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa](https://sntv.so/2026/08/24/guddiga-maaliyadda-ee-bfs-oo-kulan-ku-yeeshay-xarunta-guddoonka-ee-villa-hargeysa/)

_2026-08-24 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga, Xildhibaan Maxamed Haaruun Cabdillaahi. Intii uu kulanku socday, xubnaha Guddiga…

## [Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug](https://sntv.so/2026/08/24/maxkamadda-sare-oo-laashay-natiijada-doorashadii-golaha-wakiillada-iyo-goleyaasha-deegaanka-galmudug/)

_2026-08-24 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii doorashadii isku-sidkan ee Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ee Dowlad Goboleedka Galmudug, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf Axmed. Maxkamaddu, kaddib markii ay dhageysatay dhinacyada dacwadda isla markaana ay qiimeysay doodaha iyo caddeymaha la hor keenay, waxay go’aamisay in…

## [𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐢𝐢 𝐊𝐨𝐨𝐰𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐚𝐪-𝐀𝐛𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚](https://sntv.so/2026/08/24/%f0%9d%90%91%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%ac%f0%9d%90%ae%f0%9d%90%a5-%f0%9d%90%96%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%ac%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%ab%f0%9d%90%9e-%f0%9d%90%97-15/)

_2026-08-24 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maalinkii shalay shir-guddoomiyay kulankii koowaad ee Guddiga Qaran ee Horumarinta Xirfadaha iyo Shaqo-abuurka, kaas oo diiradda lagu saaray dardargelinta hawlaha mudnaanta u leh guddiga iyo sidii loo gaari lahaa natiijooyin wax-ku-ool ah oo horseeda horumarinta xirfadaha iyo abuurista fursado shaqo oo waara oo ay…

## [Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho](https://sntv.so/2026/08/23/tababar-heer-sare-ah-oo-la-xiriira-baarista-dambiyada-oo-lagu-qabtay-muqdisho/)

_2026-08-23 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada iyo goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray saraakiil iyo ciidamo ka kala tirsan Booliska Soomaaliyeed iyo Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Tababarkan oo socday muddo hal sano ah ayaa ciidamada lagu barayay farsamooyinka casriga ah ee baarista dambiyada, baaritaanka goobaha ay dambiyadu ka \[…\]

## [Hoggaamiye Aadan Madoobe oo guddoomiyey shirka amniga ee deegaannada Koonfur Galbeed](https://sntv.so/2026/08/23/hoggaamiye-aadan-madoobe-oo-guddoomiyey-shirka-amniga-ee-deegaannada-koonfur-galbeed/)

_2026-08-23 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey shirka amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray adkaynta amniga guud ee deegaannada Koonfur Galbeed iyo xoojinta dadaallada looga hortagayo falalka guracan ee Khawaarijta Al-Shabaab ay ku dhibaateeyaan shacabka. Shirka ayaa si gaar ah looga hadlay xaaladda amni ee deegaannada…

## [Tababarka Hindisaha Istaraatiijiga ah ee Wariyayaasha Nabadda oo ka socda Muqdisho](https://radiomuqdisho.so/tababarka-hindisaha-istaraatiijiga-ee-wariyayaasha-nabadda-oo-ka-socda-muqdisho/)

_2026-08-23 · Shamis Hassan Harun · Radio Muqdisho_

RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC), Sarreeye Gaas Maxamed bin Saciid Al-Moghidi, iyo Agaasimaha Guud ee Difaaca ee Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Abuukar, ayaa maanta magaalada Muqdisho si wadajir ah uga furay tababar qeyb ka ah Hindisaha Istaraatiijiga ah ee “Wariyayaasha Nabadda”. Tababarka…

## [Ciidamada Deegaanka oo Deegaanka Tawakal ku dilay Horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab](https://radiomuqdisho.so/ciidamada-deegaanka-oo-deegaanka-tawakal-ku-dilay-horjooge-sare-oo-ka-tirsanaa-al-shabaab/)

_2026-08-23 · Shamis Hassan Harun · Radio Muqdisho_

RADIO MUQDISHO:-Laba ka tirsan ciidamada Macawisleyda deegaanka Wargaadhi, ayaa21-ka Agoosto 2026 deegaanka Tawakal oo qiyaastii shan kiiloomitir u jira Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ku khaarijiyay horjooge muddo dheer ka tirsanaa maleeshiyaadka Khawaarijta. Horjoogahan oo lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Maxamuud Odawaa, kuna magacdheeraa (Faadhuud), ayaa 57 jir ahaa. Wuxuu kooxda…

