# dib (blogs) — RSS Amplifier

Recent posts from the 1 feeds in the RSS Amplifier directory that cover dib.

Page: <https://rssamplifier.com/topics/dib/blogs>  
Feed: <https://rssamplifier.com/topics/dib/blogs.md>

---

## [Baaq Nabadeed](https://nirc.gov.so/baaq-nabadeed/)

_2025-10-18 · admin · Guddiga Qaran ee Dib u Heshiisiinta_

Guddiga Madaxa Banaan ee Dib u Heshiisiinta Qaranka waxuu ugu baaqayaa dhamaan Wax-garadka Aqoonyahanka iyo Maamulka Galmudug ba in Xal waraa lagu soo dabaalo Colaadaha Qabiil ee ka taagan Deegano kamida Goboladda Mudug iyo Galgaduud, gaar ahaan Colaadaha Aanooyinka Qabiil ee wayadaan danbe kasoo cusboonaaday Deeganadaas. Guddigu waxuu Sama jeclayaasha Soomaaliyeed ugu baaqayaa laga shaqeeyo \[…\]

