# dhaqaalaha (news sources) — RSS Amplifier

Recent posts from the 1 feeds in the RSS Amplifier directory that cover dhaqaalaha.

Page: <https://rssamplifier.com/topics/dhaqaalaha/news>  
Feed: <https://rssamplifier.com/topics/dhaqaalaha/news.md>

---

## [Soomaaliya iyo Shiinaha oo Muqdisho Ka Daah-furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga](https://raxanreeb.com/soomaaliya-iyo-shiinaha-oo-muqdisho-ka-daah-furay-madasha-isku-xirka-ganacsiga/)

_2026-08-25 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Muqdisho (Raxanreeb Online): Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha. Madasha waxaa ka qeyb galay wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, safiirrada Soomaaliya iyo Shiinaha,…

## [DEG-DEG: Deni oo Dhinowda Ka Dhawaaqay Gogol Nabadeed](https://raxanreeb.com/deg-deg-deni-oo-dhinowda-ka-dhawaaqay-gogol-nabadeed/)

_2026-08-25 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Dhinowda, Mudug (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Dhinowda ee gobolka Mudug kaga dhawaaqay gogol nabadeed oo lagu qabanayo magaalada Garoowe, kaas oo looga gol leeyahay in dib loo soo celiyo wada-noolaanshaha iyo isku-xirnaanta bulshada Towfiiq iyo Dhinowda. Madaxweyne Deni ayaa sheegay in gogosha nabadeed ay saldhig u noqon doonto…

## [Puntland oo Shaacisay Qorshe Maalgashi oo $1.78 Bilyan ah](https://raxanreeb.com/puntland-oo-shaacisay-qorshe-maalgashi-oo-1-78-bilyan-ah/)

_2026-08-25 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Garoowe (Raxanreeb Online): Dowladda Puntland ayaa shaacisay Qorshaha Horumarinta Puntland ee 4-aad (2026–2030), kaas oo lagu qorsheeyay in lagu maalgeliyo guud ahaan $1.78 bilyan afarta sano ee soo socota. Qorshahan ayaa diiradda lagu saaraya sidii Puntland loo gaarsiin lahaa dhaqaale kobcaya, shaqo-abuur, adeegyo bulsho oo tayo leh iyo isku-filnaansho, iyadoo bartilmaameedku yahay in la gaaro...…

## [DEG-DEG: Cabdirashiid Janan oo Kenya Ka Dalbaday Xilal iyo Isbeddello Jubbaland ah](https://raxanreeb.com/deg-deg-cabdirashiid-janan-oo-kenya-ka-dalbaday-xilal-iyo-isbeddello-jubbaland-ah/)

_2026-08-25 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Nairobi (Raxanreeb Online): Taliyihii hore ee Sirdoonka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee gobolka Gedo, Cabdirashiid Janan, oo dhawaan u wareegay dhinaca Jubbaland, ayaa la sheegay inuu gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Sida xogaha laga helayo Nairobi ay tilmaamayaan, Janan ayaa Jubbaland ka dalbaday xil Xildhibaan Federaalka ah, xil Wasiir oo ka tirsan Jubbaland iyo dalabyo... The post…

## [Suspected Al-Shabaab Fighters Retreat After Clashing With KDF](https://raxanreeb.com/suspected-al-shabaab-fighters-retreat-after-clashing-with-kdf/)

_2026-08-25 · Mohamed · Raxanreeb Online_

WAJIR — Kenya Defence Forces troops repelled an attack by suspected Al-Shabaab militants near the Kenya–Somalia border on Saturday evening, local officials said. The confrontation occurred on 22 August in Konton, Wajir County, as troops stationed at a nearby military camp conducted a mobile patrol. An unknown number of suspected militants reportedly opened fire on... The post Suspected Al-Shabaab…

## [DEG-DEG: Madaxweyne Deni oo Gaaray Dhinowda, Xiisadna Ka Dhalatay](https://raxanreeb.com/deg-deg-madaxweyne-deni-oo-gaaray-dhinowda-xiisadna-ka-dhalatay/)

_2026-08-25 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Mudug (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa gaaray deegaanka Dhinowda ee bariga Gobolka Mudug, halkaas oo uu ku marayo socdaal la xiriira xaaladda deegaanka iyo bulshada. Dhinowda ayaa kamid ah deegaannada ay si weyn u saameeyeen isbeddelka cimilada iyo bacaadka, iyadoo qaybo badan oo deegaanka ah uu bacaad daboolay, taasoo saameyn ku... The post…

## [UPDATE: Ciidamada Turkiga oo Si Dhow ula Socda Markabka M/V LUTUF](https://raxanreeb.com/update-ciidamada-turkiga-oo-si-dhow-ula-socda-markabka-m-v-lutuf/)

_2026-08-25 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Xeebaha Puntland (Raxanreeb Online): Ciidamada Turkiga ayaa weli si dhow ula socda markabka M/V LUTUF, oo ay kooxo burcad-badeed Soomaali ah ka afduubteen xeebaha Puntland, iyadoo wararku sheegayaan in markabku siday qalab isgaarsiineed iyo agab kale oo loogu talagalay howlaha Turkiga ee Soomaaliya. Sida xogaha la helayo tilmaamayaan, laba markab oo laga leeyahay Turkiga ayaa... The post UPDATE:…

## [Villa Somalia Bows to Court Ruling as Galmudug Heads Back to Polls](https://raxanreeb.com/villa-somalia-bows-to-court-ruling-as-galmudug-heads-back-to-polls/)

_2026-08-25 · Mohamed · Raxanreeb Online_

MOGADISHU—Somalia’s Federal Government has agreed to rerun parliamentary and local council elections in Galmudug after the Supreme Court annulled the results of the regional polls held on 30 July 2026, according to reports. The decision was reportedly made at a high-level meeting chaired by President Hassan Sheikh Mohamud on Monday night. Prime Minister Hamza Abdi... The post Villa Somalia Bows to…

## [Taliyaha CXDS oo Muqdisho Tababar Ugu Soo Xiray Saraakiil Ciidan](https://raxanreeb.com/taliyaha-cxds-oo-muqdisho-tababar-ugu-soo-xiray-saraakiil-ciidan/)

_2026-08-24 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Muqdisho (Raxanreeb Online): Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa magaalada Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Munaasabadda xiritaanka tababarka ayaa lagu soo bandhigay heerka aqooneed iyo xirfadaha ay saraakiishu ka kororsadeen muddadii uu tababarku socday. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka…

## [WAR: Duqayn Lagu Beegsaday Koox Looga Shakisanyahay inay Saad u Siday Burcad-badeedda](https://raxanreeb.com/war-duqayn-lagu-beegsaday-koox-looga-shakisanyahay-inay-saad-u-siday-burcad-badeedda/)

_2026-08-24 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Xeebaha Puntland (Raxanreeb Online): Duqayn laga fuliyay deegaan xeebeed ayaa lagu beegsaday koox la sheegay inay saad iyo sahay u siday burcad-badeed Soomaali ah oo afduubtay markab kusoo wajahnaa Soomaaliya. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in ku dhowaad 10 qof ay ku dhinteen duqaynta, taas oo noqonaysa mid kamid ah weerarradii ugu khasaaraha badnaa ee... The post WAR: Duqayn Lagu Beegsaday…

## [Persona-led AI publishing (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/iCDFIkPAMaNq)

_2026-08-24 · **Sponsored**_

Generate drafts, schedule subdomain publishing, and keep human review where needed.

## [SOMALIA: Local Forces Eliminate Senior Al-Shabaab Commander in Middle Shabelle](https://raxanreeb.com/somalia-local-forces-eliminate-senior-al-shabaab-commander-in-middle-shabelle/)

_2026-08-22 · Mohamed · Raxanreeb Online_

MOGADISHU — Local defense forces in the Wargaadhi area of the Middle Shabelle region have killed a senior Al-Shabaab operative during a targeted raid in the village of Tawakal. The deceased commander, 57-year-old Abdullahi Mohamud Odowaa, known by the alias Faadhuud, managed the militant group’s financial extortion network, overseeing forced revenue collection under the guise... The post SOMALIA:…

## [Wasiir Fiqi iyo Xoghayaha Guud ee IMCTC oo Muqdisho Ka Daah-furay Hindisaha “Saxafiga Nabadda” SAWIRO](https://raxanreeb.com/wasiir-fiqi-iyo-xoghayaha-guud-ee-imctc-oo-muqdisho-ka-daah-furay-hindisaha-saxafiga-nabadda-sawiro/)

_2026-08-22 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Muqdisho (Raxanreeb Online): Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Milatari ee Dalalka Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC), Sarreeye Gaas Maxamed Bin Saciid Al-Mageedi, ayaa si rasmi ah Muqdisho uga daah-furay hindisaha “Saxafiga Nabadda” oo uu hirgelinayo Isbahaysiga. Hindisahan ayaa diiradda lagu saarayo…

## [DEG-DEG: Puntland oo Cambaareysay Duqeymaha Xeebaha Nugaal](https://raxanreeb.com/deg-deg-puntland-oo-cambaareysay-duqeymaha-xeebaha-nugaal/)

_2026-08-22 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Garoowe (Raxanreeb Online): Dowladda Puntland ayaa cambaareysay duqeymo lagu soo warramay in maraakiib dagaal oo caalami ah ay ka geysteen xeebaha gobolka Nugaal, kuwaas oo lagu beegsaday kalluumeysato iyo hanti ay leeyihiin dadka deegaanka. Puntland ayaa sheegtay in duqeymihii ka dhacay deegaanka Garmaal 18-ka iyo 20-ka Agoosto 2026 ay sababeen khasaare soo gaaray dad rayid... The post DEG-DEG:…

## [DEG-DEG: Markab Calanka Kamaruun Ku Jira oo Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya](https://raxanreeb.com/deg-deg-markab-calanka-kamaruun-ku-jira-oo-lagu-afduubtay-xeebaha-soomaaliya/)

_2026-08-22 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Xeebaha Soomaaliya (Raxanreeb Online): Markab ganacsi oo ku gooshayay calanka Kamaruun, balse ay leedahay shirkad laga leeyahay Türkiye, ayaa lagu afduubtay biyaha Soomaaliya, iyadoo la sheegay inuu xambaarsanaa qalab isgaarsiineed iyo qalab ciidan oo casri ah. Xogaha hordhaca ah ayaa sheegaya in xilliga markabka la afduubtay ay saarnaayeen 10 qof, oo kala ahaa lix Hindi... The post DEG-DEG:…

## [DEG-DEG: Aadan Madoobe oo Baydhabo Gaaray, Digniin Adagna Diray](https://raxanreeb.com/deg-deg-aadan-madoobe-oo-baydhabo-gaaray-digniin-adagna-diray/)

_2026-08-22 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Baydhabo (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uu ka hadlay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee ka taagan magaalada iyo nawaaxigeeda. Aadan Madoobe oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Koonfur Galbeed ay si adag isaga difaaci doonaan... The post…

## [DEG-DEG: Ciidamo Taabacsan Laftagareen oo Ku Qulqulaya Duleedka Baydhabo](https://raxanreeb.com/deg-deg-ciidamo-taabacsan-laftagareen-oo-ku-qulqulaya-duleedka-baydhabo/)

_2026-08-22 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Baydhabo (Raxanreeb Online): Wararka laga helayo gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamo tiro badan oo la sheegay inay ka amar qaataan Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ay ku qulqulayaan furimaha dagaalka ee duleedka magaalada Baydhabo. Ciidamadan ayaa la sheegay inay si gaar ah u hubeysan yihiin, waxaana wararku tilmaamayaan inay kasoo dhaqaaqeen degmada... The…

## [QM: Saddexdii Soomaali ah Mid Ayaa Wajahaya Cunto-yaraan](https://raxanreeb.com/qm-saddexdii-soomaali-ah-mid-ayaa-wajahaya-cunto-yaraan/)

_2026-08-22 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Muqdisho (Raxanreeb Online): Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in xaaladda bani’aadantinimo ee Soomaaliya ay sii xumaanayso, iyadoo qiyaastii saddexdii qof ee Soomaali ah mid ka mid ah uu wajahayo cunto-yaraan. Warbixinta ayaa kusoo beegmaysa xilli ay si weyn hoos ugu dhaceen kaalmihii caalamiga ahaa ee Soomaaliya, iyadoo la sheegay in taageeradii dibadda ay hoos u dhacday... The post QM: Saddexdii…

## [DEG-DEG: Hindiya oo Xaqiijisay Badqabka 22 Badmaax oo Saaran Maraakiib Puntland Lagu Hayo](https://raxanreeb.com/deg-deg-hindiya-oo-xaqiijisay-badqabka-22-badmaax-oo-saaran-maraakiib-puntland-lagu-hayo/)

_2026-08-22 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Puntland (Raxanreeb Online): Dowladda Hindiya ayaa sheegtay in ay badqabaan 22 badmaax oo Hindi ah oo saaran laba markab oo lagu soo warramay in burcad-badeed Soomaali ah ay u soo jiideen xeebaha Puntland. Maraakiibta ayaa kala ah MV Lutuf, oo ku gooshaya calanka Kamaruun, iyo MT Siba, oo ku diiwaangashan calanka Eritrea. Labada markab ayaa... The post DEG-DEG: Hindiya oo Xaqiijisay Badqabka 22…

## [Farmaajo iyo Sheekh Shariif oo Kulan Yeeshay](https://raxanreeb.com/farmaajo-iyo-sheekh-shariif-oo-kulan-yeeshay/)

_2026-08-21 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Muqdisho (Raxanreeb Online): Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kulan yeeshay. Labada masuul ayaa kulankooda kaga wada hadlay xaaladda siyaasadeed iyo guud ahaan xaaladda Soomaaliya, iyadoo la filayo in ay is-weydaarsadeen aragtiyo ku saabsan marxaladda uu dalku ku jiro. Kulankan ayaa kusoo beegmaya xilli…

## [DEG-DEG: Ciidamada PMPF oo La Wareegay Xerada Bardadheere](https://raxanreeb.com/deg-deg-ciidamada-pmpf-oo-la-wareegay-xerada-bardadheere/)

_2026-08-21 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Puntland (Raxanreeb Online): Ciidamada PMPF ayaa la wareegay xerada Bardadheere, oo la sheegay inay ku taallo deegaan ay degaan reer Bicidyahan. Wararka laga helayo deegaanka ayaa sheegaya in tallaabadan ay qeyb ka tahay qorshe la xiriira dib-u-habeyn iyo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ka socda deegaannada Puntland. Xogaha hordhaca ah ayaa sidoo kale tilmaamaya in Madaxweyne Siciid... The post DEG-DEG:…

## [Refer a Friend, Earn Rewards (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/xlq8TzLOfWFT)

_2026-08-21 · **Sponsored**_

Earn rewards when a friend signs up for the Graphite Business Card

## [Cirro: Somaliland Waxay Doonaysaa Door Istiraatiiji ah oo La Mid ah Jabuuti](https://raxanreeb.com/cirro-somaliland-waxay-doonaysaa-door-istiraatiiji-ah-oo-la-mid-ah-jabuuti/)

_2026-08-21 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Hargeysa (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa sheegay in Somaliland ay doonayso inay yeelato door istiraatiiji ah oo gobolka ah, gaar ahaan dhinacyada amniga iyo ilaalinta marin-biyoodka Badda Cas. Cirro oo la hadlay wargeyska The Economist ayaa sheegay in Somaliland ay diyaar u tahay inay oggolaato in dalal shisheeye ay saldhigyo millatari...…

## [DEG-DEG: Shaqaale Turki ah oo ka tirsan SADAT oo lagu arkay Soomaaliya](https://raxanreeb.com/deg-deg-shaqaale-turki-ah-oo-ka-tirsan-sadat-oo-lagu-arkay-soomaaliya/)

_2026-08-21 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Shabeellaha Dhexe (Raxanreeb Online): Xog laga helayo ilo amni ayaa sheegaysa in xubno la sheegay inay ka tirsan yihiin shirkadda amniga gaarka loo leeyahay ee Turkiga SADAT lagu arkay qaybo ka mid ah koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe. Sida ay sheegayaan ilaha, xubnahan ayaa lagu arkay deegaano ka tirsan koonfurta dalka, waxaana lagu... The post DEG-DEG: Shaqaale Turki ah…

## [Deni oo Kormeeray Hawlaha Biyo-saarka Magaalada Gaalkacyo](https://raxanreeb.com/deni-oo-kormeeray-hawlaha-biyo-saarka-magaalada-gaalkacyo/)

_2026-08-21 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Gaalkacyo, 21 Agoosto 2026 (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kormeeray goobaha ay biyuhu fariistaan ee bartamaha magaalada Gaalkacyo, halkaas oo ay ka socdaan hawlo lagu baneynayo dhulka iyo dumista dhismayaal si loo sameeyo marin-biyoodyo cusub. Goobaha shaqadu ka socoto ayaa horey loo calaamadeeyay kaddib markii injineerro ay baaritaanno ku…

## [DEG-DEG: Ciidamo Sheegtay inay Ka Tirsan Yihiin Waqooyi Bari oo La Wareegay Milxo](https://raxanreeb.com/deg-deg-ciidamo-sheegtay-inay-ka-tirsan-yihiin-waqooyi-bari-oo-la-wareegay-milxo/)

_2026-08-21 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Sanaag (Raxanreeb Online): Ciidamo sheegay inay ka tirsan yihiin Dowladda Waqooyi Bari ayaa la wareegay deegaanka Milxo ee gobolka Sanaag, oo kamid ah goobaha dahabka laga qodo ee gobolka. Ciidamadan ayaa la sheegay inay yihiin ciidamo kasoo jeeda deegaanka Milxo, kuwaas oo sheegay in laga bilaabo hadda arrimaha magaalada, amniga shacabka iyo khayraadka dahabka lagala... The post DEG-DEG: Ciidamo…

## [DFS oo Caddeysay Mowqifkeeda ku Aaddan Qubrus](https://raxanreeb.com/dfs-oo-caddeysay-mowqifkeeda-ku-aaddan-qubrus/)

_2026-08-21 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Muqdisho (Raxanreeb Online): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u caddeysay inay aqoonsan tahay madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Qubrus, iyadoo sheegtay in mowqifka rasmiga ah ee Soomaaliya uu yahay mid waafaqsan xeerarka caalamiga ah iyo qaraarrada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa…

## [Kalluumeysatada Garmaal oo Ka Cabtay Duqeymo Lagu Burburiyay Doonyo](https://raxanreeb.com/kalluumeysatada-garmaal-oo-ka-cabtay-duqeymo-lagu-burburiyay-doonyo/)

_2026-08-21 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Nugaal (Raxanreeb Online): Kalluumeysatada deegaanka Garmaal ee gobolka Nugaal ayaa sheegay inay habeenkii xalay la kulmeen duqeymo lagu burburiyay doonyo ay ku xiranayeen xeebta. Kalluumeysatada ayaa sheegay in dhacdadan ay timid kaddib weerarro hore oo lagu beegsaday doonyo kale, kuwaas oo sababay dhimasho iyo burbur. Waxay sheegeen in xaaladda amni ee xeebaha ay keentay inay... The post…

## [Burcad-badeed Soomaali ah oo Qabsaday Markab Lala Xiriirinayo Iiraan iyo Xuutiyiinta](https://raxanreeb.com/burcad-badeed-soomaali-ah-oo-qabsaday-markab-lala-xiriirinayo-iiraan-iyo-xuutiyiinta/)

_2026-08-21 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Puntland (Raxanreeb Online): Warbixin lagu daabacay The New York Times ayaa lagu sheegay in burcad-badeed Soomaali ah ay gacanta ku dhigeen markab shidaal oo dhawaan lagu afduubtay xeebaha Yemen, kaas oo la sheegay inuu ku rarnaa shidaal ama xamuul lala xiriirinayo Iiraan iyo Xuutiyiinta Yemen. Markabka ayaa lagu soo warramay inuu ku safrayay calanka Eritrea,... The post Burcad-badeed Soomaali ah…

## [Xiisadda Türkiye iyo Israa’iil: Soomaaliya ma noqon kartaa goobta xigta ee loollanka?](https://raxanreeb.com/xiisadda-turkiye-iyo-israaiil-soomaaliya-ma-noqon-kartaa-goobta-xigta-ee-loollanka/)

_2026-08-21 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Xiisadda u dhexeysa Türkiye iyo Israa’iil ayaa maalmahan si weyn u sii xoogeysatay. Dowladda Türkiye waxay hadda codsatay in Interpol ay soo saarto Red Notice oo ku saabsan Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, iyadoo arrintan la xiriirisay dacwad ka socota maxkamad ku taalla Istanbul oo ku saabsan weerarkii lagu qabtay maraakiib gargaar oo u socday... The post Xiisadda Türkiye iyo…

## [Masar oo Itoobiya Digniin Adag Ka Soo Saartay Biyo-xireennada Nile](https://raxanreeb.com/masar-oo-itoobiya-digniin-adag-ka-soo-saartay-biyo-xireennada-nile/)

_2026-08-20 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Qaahira (Raxanreeb Online): Dowladda Masar ayaa digniin adag ka soo saartay qorshayaasha Itoobiya ay ku dhisayso biyo-xireenno dheeraad ah oo laga sameeyo Webiga Nile, gaar ahaan qaybta Buluugga ah ee Nile. Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Badr Abdelatty, ayaa sheegay in dalkiisu uu difaacan doono xuquuqdiisa biyaha Nile, isla markaana uusan oggolaan doonin tallaabooyin uu sheegay... The post…

## [DEG-DEG: Doorashada Hirshabeelle oo Dib u Dhacday](https://raxanreeb.com/deg-deg-doorashada-hirshabeelle-oo-dib-u-dhacday/)

_2026-08-20 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Jowhar (Raxanreeb Online): Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay doorashada Golaha Wakiillada Hirshabeelle, taas oo markii hore qorshuhu ahaa in la qabto 20-ka Agoosto 2026. Sida ku cad warqad uu guddigu soo saaray 19-ka Agoosto 2026, dib-u-dhaca ayaa yimid kaddib markii guddigu qiimeeyay xaaladda diyaar-garowga doorashada...…

## [Marketplace for AI-Powered Professionals (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/ZJuKK4OCEMpG)

_2026-08-20 · **Sponsored**_

Find professionals who use ChatGPT, Copilot, and Claude to deliver work faster.

## [Soomaaliya iyo Pakistan oo Ka Wada Hadlaya Xoojinta Difaaca iyo Ciidanka Cirka+SAWIRO](https://raxanreeb.com/soomaaliya-iyo-pakistan-oo-ka-wada-hadlaya-xoojinta-difaaca-iyo-ciidanka-cirka/)

_2026-08-20 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Muqdisho (Raxanreeb Online): Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Pakistan ayaa sii wada wada-hadallada ku saabsan iskaashiga difaaca, heshiisyada milatari iyo kordhinta awoodda Ciidanka Cirka Soomaaliya. Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Pakistan u fadhiya Soomaaliya, Marwo Aqsa Nawaz, iyadoo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga difaaca ee…

## [RW Xamsa: Dhaqaalaha Soomaaliya Wuu Soo Kabanayaa — Ganacsatada Bakaaraha Maxay Ka Tiri?](https://raxanreeb.com/rw-xamsa-dhaqaalaha-soomaaliya-wuu-soo-kabanayaa-ganacsatada-bakaaraha-maxay-ka-tiri/)

_2026-08-20 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Muqdisho (Raxanreeb Online): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dhaqaalaha dalka uu si weyn u soo kabanayo, isla markaana Soomaaliya ay ku socoto waddadii ay ku gaari lahayd isku-filnaansho dhaqaale oo ay kaga maarmi karto kaalmooyinka shisheeye. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in horumarka dhaqaale uu muujinayo adkeysiga iyo kartida bulshada...…

## [Wasaaradda Maaliyadda: Dhaqaalaha Soomaaliya oo Kordhay 3.1%](https://raxanreeb.com/wasaaradda-maaliyadda-dhaqaalaha-soomaaliya-oo-kordhay-3-1/)

_2026-08-20 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Muqdisho (Raxanreeb Online): Warbixin ay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya maanta soo bandhigtay, taas oo lagu horgeeyay Golaha Wasiirrada, ayaa lagu sheegay in dhaqaalaha dalka uu kordhay 3.1%. Kororkan ayaa si gaar ah loogu cabbiray GDP-ga (Wax-soo-saarka Guud ee Dalka), oo ah halbeegga lagu qiimeeyo wax-soo-saarka iyo dhaqdhaqaaqa guud ee dhaqaalaha dalka. Wasaaradda Maaliyadda ayaa…

## [Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed oo Lafta-gareen Ku Eedeeyay Qaraxyadii Baydhabo](https://raxanreeb.com/wasiirka-amniga-koonfur-galbeed-oo-lafta-gareen-ku-eedeeyay-qaraxyadii-baydhabo/)

_2026-08-20 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Baydhabo (Raxanreeb Online): Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed, Isaaq Korsaar, ayaa ku eedeeyay madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, inuu mas’uul ka yahay 11 qarax oo ka dhacay magaalada Baydhabo. Wasiirka ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ka codsaday inay waaranka soo qabashada ka jarto Lafta-gareen, isla markaana ay Kenya kala shaqeyso in gacanta lagu...…

## [Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo Ka Shiray Howlaha Sharci-dejinta](https://raxanreeb.com/guddiga-joogtada-golaha-shacabka-oo-ka-shiray-howlaha-sharci-dejinta/)

_2026-08-20 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Muqdisho (Raxanreeb Online): Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda toddobaadlaha ah ku yeeshay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa. Kulanka waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka, Cabdullaahi Cumar…

## [DEGDEG: Madaxa Sirdoonka Ecuador iyo 6 Qof oo Kale oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed oo Kenya Ka Dhacay+SAWIRO](https://raxanreeb.com/degdeg-madaxa-sirdoonka-ecuador-iyo-6-qof-oo-kale-oo-ku-dhintay-shil-diyaaradeed-oo-kenya-ka-dhacaysawiro/)

_2026-08-20 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Kenya (Raxanreeb Online): Madaxa Xarunta Sirdoonka Qaranka Ecuador, Michele Sensi-Contugi Ycaza, ayaa ku geeriyooday shil diyaaradeed oo ka dhacay gobolka Samburu ee waqooyiga Kenya. Shilka ayaa dhacay 19-kii Agoosto 2026, kaddib markii diyaarad nooca helicopter-ka ah ay ku burburtay deegaanka u dhow Mount Ololokwe, xilli ay ku guda jirtay safar dalxiis. Wararka la xaqiijiyay ayaa... The post…

## [Deni oo Kulan La Qaatay Saraakiisha Ciidanka Puntland ee Saaxo](https://raxanreeb.com/deni-oo-kulan-la-qaatay-saraakiisha-ciidanka-puntland-ee-saaxo/)

_2026-08-20 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Gaalkacyo (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Puntland ee magaalada Gaalkacyo kulan kula qaatay qaar kamid ah saraakiisha Ciidanka Dowladda Puntland ee ku sugan degmada Saaxo ee gobolka Mudug. Kulanka waxaa Madaxweynaha ku wehelinayay Taliyaha Qeybta 60-aad ee Ciidanka Daraawiishta Puntland ee Gobolka Mudug, G/Sare Sharmarke…

## [Itoobiya oo $2.2 Bilyan Ku Bixisay Taageerada Lacagteeda Birr](https://raxanreeb.com/itoobiya-oo-2-2-bilyan-ku-bixisay-taageerada-lacagteeda-birr/)

_2026-08-20 · Mohamed · Raxanreeb Online_

Itoobiya (Raxanreeb Online): Dowladda Itoobiya ayaa sannadkan dadaallo xooggan ku bixisay sidii loo xakameyn lahaa hoos-u-dhaca ku yimid qiimaha lacagta dalka, Birr-ka Itoobiya, iyadoo lagu qiyaasay in dowladda ay u adeegsatay ku dhawaad $2.2 bilyan si loo taageero loona xasiliyo lacagta qaranka. Sida ay baahisay Business Insider Africa, Birr-ka ayaa wajahaya cadaadis xooggan oo dhanka... The post…

