# ayaa (blogs) — RSS Amplifier

Recent posts from the 11 feeds in the RSS Amplifier directory that cover ayaa.

Page: <https://rssamplifier.com/topics/ayaa/blogs>  
Feed: <https://rssamplifier.com/topics/ayaa/blogs.md>

---

## [Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay xuska 15 guurada dib u curashada xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga](https://sntv.so/2026/08/21/madaxweynaha-jfs-oo-ka-qaybgalay-xuska-15-guurada-dib-u-curashada-xiriirka-soomaaliya-iyo-turkiga/)

_2026-08-21 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad casho sharaf ah oo lagu xusayay 15-sano guuradii dib u curashada xiriirka diblomaasiyadeed iyo saaxiibtinimada Soomaaliya iyo Türkiye. Munaasabadda ayaa lagu soo bandhigay muhiimadda booqashadii taariikhiga ahayd ee Madaxweynaha Türkiye, Recep Tayyip Erdoğan, uu Muqdisho ku yimid 19-kii…

## [Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho Kulan kula Qaatay Duqa Muqdisho](https://sntv.so/2026/08/20/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-muqdisho-kulan-kula-qaatay-duqa-muqdisho/)

_2026-08-20 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab). Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka ugu hambalyeeyey doorashadiisii xilka…

## [Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Beijing Kaga Hadlay Horumarinta iyo Casriyeynta Warbaahinta](https://sntv.so/2026/08/20/wasiirka-warfaafinta-soomaaliya-oo-beijing-kaga-hadlay-horumarinta-iyo-casriyeynta-warbaahinta/)

_2026-08-20 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka jeediyay Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha oo ka socota magaalada Beijing. Wasiirka ayaa khudbaddiisa ku soo bandhigay horumarka ay Soomaaliya ka sameyneyso la qabsiga casriyeynta warbaahinta, caqabadaha…

## [𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐂𝐮𝐥𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝.](https://sntv.so/2026/08/20/%f0%9d%90%86%f0%9d%90%ae%f0%9d%90%9d%f0%9d%90%9d%f0%9d%90%a8%f0%9d%90%a8%f0%9d%90%a6%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%b2%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%a1%f0%9d%90%9a-%f0%9d%90%87%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%b2-2/)

_2026-08-20 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha Sare ee Culimada Soomaaliyeed, Sheekh Aadan Abuukar Cusmaan (Sheekh Suufi Yare), iyo xubno ka tirsan Culimada Soomaaliyeed. Kulanka waxaa diiradda lagu saaray xaaladda bani’aadannimo ee dalka, iyo sidii Culimadu kaalin muuqata uga qaadan lahaayeen…

## [Soomaaliya oo ka tacsiyeysay dhul gariir ka dhcay dalka Indonesia](https://sntv.so/2026/08/20/soomaaliya-oo-ka-tacsiyeysay-dhul-gariir-ka-dhcay-dalka-indonesia/)

_2026-08-20 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi murugo leh u dirtay dadkii ay eheladooda ku waxyeelloobeen dhulgariirkii xoogganaa ee ku dhuftay jasiiradda Flores ee Jamhuuriyadda Indonesia. War Saxaafaeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS ayaa lagu sheegay in ay dowladdu aad ugu murugooneyso mashaqada ka dhacday Indonesia “ Iyadoo ku hadlaysa magaca Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed,…

## [Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS oo Xubin ka Noqday Kooxda Caalamiga ah ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa iyo Dhaqista Lacagaha](https://sntv.so/2026/08/20/xafiiska-hantidhowrka-guud-ee-jfs-oo-xubin-ka-noqday-kooxda-caalamiga-ah-ee-la-dagaallanka-musuqmaasuqa-iyo-dhaqista-lacagaha/)

_2026-08-20 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS (XHGS) ayaa si rasmi ah uga mid noqday Koox-hawleedka La-dagaallanka Musuqmaasuqa iyo Dhaqista Lacagaha (WGFACML) ee Ururka Caalamiga ah ee Hay’adaha Hantidhowrka Sare (INTOSAI). Arrintan ayaa timid kadib kulankii 19-aad ee Kooxda, oo saddexdii maalmood ee ugu dambeeyay (18–20 August 2026) ka socday magaalada Arusha ee dalka Tanzania. Xafiiska Hantidhowrka \[…\]

## [𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐱𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛-𝐱𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐢𝐬𝐚𝐚𝐧𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟓](https://sntv.so/2026/08/20/%f0%9d%90%92%f0%9d%90%a1%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%ab%f0%9d%90%a4%f0%9d%90%9a-%f0%9d%90%86%f0%9d%90%a8%f0%9d%90%a5%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%a1%f0%9d%90%9a-%f0%9d%90%96%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%ac%f0%9d%90%a2-2/)

_2026-08-20 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo manta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo la xiriira dhaqaalaha, amniga iyo difaaca dalka. Kulanka Golaha oo uu shir-guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan amniga dalka…

## [NIRA oo ka qaybgashay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Dad-dhigista ee Jaamacadda Carabta](https://sntv.so/2026/08/20/nira-oo-ka-qaybgashay-shirka-sagaalaad-ee-maareeyayaasha-jinsiyadda-iyo-dad-dhigista-ee-jaamacadda-carabta/)

_2026-08-20 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Maareeye Kuxigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) Cabdiraxmaan Siciid Axmed ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Dad-dhigista ee Jaamacadda Carabta, oo lagu qabtay magaalada Tunis, Jamhuuriyadda Tunisia – 19-20 Agoosto 2026. Shirka waxaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin casriyeynta nidaamyada aqoonsiga, astaamaha farsamo iyo kuwa amni…

## [Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka oo ka dooday hawlaha Golaha iyo hindise-sharciyeedyada horyaalla](https://sntv.so/2026/08/20/guddiga-joogtada-ee-golaha-shacabka-oo-ka-dooday-hawlaha-golaha-iyo-hindise-sharciyeedyada-horyaalla/)

_2026-08-20 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa todobaadlaha ah ku yeeshay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane…

## [Daraasad: Dhallinyarada &#8220;Gen Z&#8221; waxay AI ula dhaqmaan sida saaxiib](https://radiohimilo.so/daraasad-gen-z-waxay-ai-ula-dhaqmaan-sida-saaxiib/)

_2026-08-20 · Himilo Radio · Radio Himilo_

Himilo – Cilmi baaris ay samaysay shirkadda Kaspersky, oo ay ka qayb galeen 7,200 qof, ayaa muujisay in in ka badan rubuc ka mid ah jiilka Gen Z ay sirdoonka macmalka ah (AI) ula macaamilaan sida saaxiib, iyagoo u adeegsada taageero shucuureed iyo arrimo gaar ah. Qiyaastii 27% ka mid ah Gen Z waxay sheegeen \[…\]

## [Home of the Agentic Pull Request (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/uZgVZDKEcJ1Z)

_2026-08-20 · **Sponsored**_

CLI-first, TUI-ready toolkits and a moshscript installer — join the waitlist

## [Soomaaliya iyo Türkiye oo xusay 15-guuradii booqashadii Erdoğan uu ku yimid Muqdisho](https://sntv.so/2026/08/19/soomaaliya-iyo-turkiye-oo-xusay-15-guuradii-booqashadii-erdogan-uu-ku-yimid-muqdisho/)

_2026-08-19 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Turkiga Fatxudiin Cali Maxamed, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 15-guuradii ka soo wareegtay booqashadii taariikhiga ahayd ee Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan uu ku tagay magaalada Muqdisho bishii Agoosto 2011. Munaasabadda, oo ay soo qabanqaabisay hay’adda cilmi-baarista ee ORSAM, ayaa si heer sare ah loo soo agaasimay, waxaana looga \[…\]

## [Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta shir-guddoomiyay kulanka labaad ee Kalfadhiga 8-aad ee Guddiga Joogtada Aqalka Sare](https://sntv.so/2026/08/19/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-maanta-shir-guddoomiyay-kulanka-labaad-ee-kalfadhiga-8-aad-ee-guddiga-joogtada-aqalka-sare/)

_2026-08-19 · Leyla Aden · Somali National Television &#8211; sntv.so_

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka labaad ee Kalfadhiga 8-aad ee Guddiga Joogtada Aqalka Sare. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta ajandayaasha mudnaanta u leh fadhiyada Golaha, qaabaynta hadal-qoraallada fadhiyada Guddiga iyo xoojinta hannaanka isla-xisaabtanka iyo gudashada waajibaadka…

## [𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐃𝐃𝐄𝐗𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄 𝐊𝐀𝐋𝐅𝐀𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀 𝟖-𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄.](https://senate.gov.so/%f0%9d%90%8a%f0%9d%90%94%f0%9d%90%8b%f0%9d%90%80%f0%9d%90%8d%f0%9d%90%8a%f0%9d%90%80-%f0%9d%90%92%f0%9d%90%80%f0%9d%90%83%f0%9d%90%83%f0%9d%90%84%f0%9d%90%97%f0%9d%90%80%f0%9d%90%80%f0%9d%90%83/)

_2026-08-19 · Media Department · AQALKA SARE_

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu wehelinayo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka labaad \[…\] The post 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐃𝐃𝐄𝐗𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄 𝐊𝐀𝐋𝐅𝐀𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀 𝟖-𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄. first…

## [Buug la xaday 40 sano ka hor oo dib loogu celiyay dukaankii, iyadoo raalli-gelin iyo $100 lagu lifaaqay](https://radiohimilo.so/buug-la-xaday-40-sano-ka-hor-oo-dib-loogu-celiyay-dukaankii-iyadoo-raalli-gelin-iyo-100-lagu-lifaaqay/)

_2026-08-18 · Himilo Radio · Radio Himilo_

Himilo – Dukaan buugaagta lagu iibiyo oo ku yaalla California ayaa dhawaan helay xirmo ay ku jireen buug la xaday 40 sano ka hor, qoraal raalli-gelin ah iyo $100. Dukaanka Booklegger ee magaalada Old Town Eureka ayaa sheegay in shaqaaluhu markii ay fureen xirmada ay ka heleen buugga The Unstrung Harp ee uu qoray Edward \[…\]

## [Qoysas beeraley ah oo ka soo qaxaya colaadaha ka soo cusboonaaday gobolka Sh/hoose ayaa ku soo qulqulaya xeryaha barakacayaasha Muqdisho](https://onkodradio.com/qoysas-beeraley-ah-oo-ka-soo-qaxaya-colaadaha-ka-soo-cusboonaaday-gobolka-sh-hoose-ayaa-ku-soo-qulqulaya-xeryaha-barakacayaasha-muqdisho/)

_2026-08-17 · Website Editor · Onkod Media Network &#8211; Shabakadda Warbaahinta Onkod_

Muqdisho – Qoysas oo u tiro badan oo beeraley ah ayaa soo buux dhaafiyay xeryaha barakacayaasha magaalada Muqdisho, iyagoo halkaas ay ku heysato xaalad bani’aadanimo. Qoysaskan ayaa ka soo barakacay colaadaha ka soo cusboonaaday qeybo kala duwan ee ka tirsan gobolkaas, taasoo ka bilaabay muran ka dhashay lahaansho dhul beereedyo. Dagaalada u dhexeeya dowladda Soomaaliya \[…\]

## [Casharka Tafsiirka Maay 66aad](https://radiohimilo.so/casharka-tafsiirka-maay-66aad/)

_2026-08-15 · Himilo Radio · Radio Himilo_

[Listen](https://radiohimilo.so/wp-content/uploads/2026/08/Casharka-Tafsiirka-Maay-66aad.mp3)

## [𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐊𝐇𝐀𝐘𝐑𝐀𝐀𝐃𝐊𝐀 𝐐𝐀𝐑𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐄𝐄 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐒𝐔&#8217;𝐀𝐀𝐋𝐎 𝐖𝐀𝐘𝐃𝐈𝐈𝐍 𝐀𝐇 𝐋𝐀 𝐘𝐄𝐄𝐒𝐇𝐀𝐘 𝐖𝐀𝐒𝐈𝐈𝐑𝐊𝐀 𝐖𝐀𝐒𝐀𝐀𝐑𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐁𝐀𝐓𝐑𝐎𝐎𝐋𝐊𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐀𝐂𝐃𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐗𝐅𝐒.](https://senate.gov.so/%f0%9d%90%86%f0%9d%90%94%f0%9d%90%83%f0%9d%90%83%f0%9d%90%88%f0%9d%90%86%f0%9d%90%80-%f0%9d%90%8a%f0%9d%90%87%f0%9d%90%80%f0%9d%90%98%f0%9d%90%91%f0%9d%90%80%f0%9d%90%80%f0%9d%90%83%f0%9d%90%8a-3/)

_2026-08-15 · Media Department · AQALKA SARE_

Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo gudanaya waajibaadkooda shaqo ee ku qeexan Dastuurka Dalka, ayaa maanta xafiiskooda ku qaabilay Wasiirka \[…\] The post 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐊𝐇𝐀𝐘𝐑𝐀𝐀𝐃𝐊𝐀 𝐐𝐀𝐑𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐄𝐄 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐒𝐔’𝐀𝐀𝐋𝐎 𝐖𝐀𝐘𝐃𝐈𝐈𝐍 𝐀𝐇 𝐋𝐀…

## [Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada](https://radiohimilo.so/maalinta-caalamiga-ah-ee-dhallinyarada/)

_2026-08-13 · Himilo Radio · Radio Himilo_

Himilo – Maalinta caalamiga ah ee dhalinyarada ayaa la xusaa sanad walba 12 Agoosto. Munaasabadan gaarka ah ayaa lagu xusayaa kartida, waxqabadka, iyo wax ku biirinta dhalinyarada aduunka. Maalintani maaha kaliya in la muujiyo dhibaatooyinka soo wajaha dhallinyaradu laakiin sidoo kale waxay ku saabsan tahay u dabbaaldegga doorkooda la-hawlgalayaasha lama huraanka ah ee dhisidda mustaqbal \[…\]

## [Hadal-jeedinta Mudane Xamsa Cabdi Barre, R/W JFS, Shirweynaha 2-aad ee Qaran ee Maalgashiga Nidaamka Beeraha & Cunnada Soomaaliya — NAFIS 2026, 11 Agoosto 2026, Hotel Jazeera, Muqdisho](https://opm.gov.so/news/blog-1)

_2026-08-12 · Office of the Prime Minister of Somalia — News_

Beeruhu Waa Mustaqbalka Dhaqaalaha Soomaaliya

## [Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay wafdi ka socda Dowladda Qatar](https://opm.gov.so/news/13)

_2026-08-12 · Office of the Prime Minister of Somalia — News_

Ra’iisul Wasaare Xamsa

## [Non-custodial Crypto Payments & Escrow (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/V8BayPSJSBvu)

_2026-08-12 · **Sponsored**_

Accept multi-chain crypto with trustless escrow, instant confirmations, and no KYC

## [𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮 𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐈𝐬𝐭𝐚𝐫𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐝𝐡𝐞𝐱𝐠𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐆𝐞𝐞𝐬𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚](https://opm.gov.so/news/12)

_2026-08-12 · Office of the Prime Minister of Somalia — News_

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮 𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚

## [𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐮𝐛𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐁𝐞𝐞𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐍𝐢𝐝𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐜𝐮𝐧𝐭𝐚𝐝𝐚 𝐮𝐮 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐮 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐞𝐞𝐧𝐧𝐚](https://opm.gov.so/news/11)

_2026-08-11 · Office of the Prime Minister of Somalia — News_

RW Xamsa

## [𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐄 𝐂𝐀𝐁𝐃𝐈 𝐗𝐀𝐀𝐒𝐇𝐈 𝐎𝐎 𝐔 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐄𝐄𝐘𝐄𝐘 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐂𝐔𝐒𝐔𝐁 𝐄𝐄 𝐆𝐎𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐒𝐇𝐀𝐂𝐀𝐁𝐊𝐀.](https://senate.gov.so/%f0%9d%90%86%f0%9d%90%94%f0%9d%90%83%f0%9d%90%83%f0%9d%90%8e%f0%9d%90%8e%f0%9d%90%8c%f0%9d%90%88%f0%9d%90%98%f0%9d%90%84-%f0%9d%90%82%f0%9d%90%80%f0%9d%90%81%f0%9d%90%83%f0%9d%90%88-%f0%9d%90%97-10/)

_2026-08-10 · Media Department · AQALKA SARE_

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ugu hambalyeeyey Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo maanta loo doortay doortay Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka \[…\] The post 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐄 𝐂𝐀𝐁𝐃𝐈 𝐗𝐀𝐀𝐒𝐇𝐈 𝐎𝐎 𝐔 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐄𝐄𝐘𝐄𝐘 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐂𝐔𝐒𝐔𝐁 𝐄𝐄 𝐆𝐎𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐒𝐇𝐀𝐂𝐀𝐁𝐊𝐀.…

## [Arday muddo saddex toddobaad ah loo carbinaayo suuqa shaqada](https://radiohimilo.so/arday-muddo-saddex-toddobaad-ah-loo-carbinaayo-suuqa-shaqada/)

_2026-08-10 · Himilo Radio · Radio Himilo_

## [𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐀𝐍𝐒𝐈𝐗𝐈𝐘𝐀𝐘 𝐀𝐉𝐀𝐍𝐃𝐀𝐘𝐀𝐀𝐒𝐇𝐀 𝐆𝐎𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐄𝐄 𝐊𝐀𝐋𝐅𝐀𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀 𝐒𝐈𝐃𝐄𝐄𝐃𝐀𝐀𝐃](https://senate.gov.so/%f0%9d%90%86%f0%9d%90%94%f0%9d%90%83%f0%9d%90%83%f0%9d%90%88%f0%9d%90%86%f0%9d%90%80-%f0%9d%90%89%f0%9d%90%8e%f0%9d%90%8e%f0%9d%90%86%f0%9d%90%93%f0%9d%90%80%f0%9d%90%83%f0%9d%90%80-%f0%9d%90%80-11/)

_2026-08-10 · Media Department · AQALKA SARE_

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehelliyaan Guddoomiye ku xigeenka koowaad Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Guddoomiye ku xigeenka labaad Mudane Cabdullaahi Cali \[…\] The post 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐀𝐍𝐒𝐈𝐗𝐈𝐘𝐀𝐘 𝐀𝐉𝐀𝐍𝐃𝐀𝐘𝐀𝐀𝐒𝐇𝐀 𝐆𝐎𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐄𝐄…

## [Nigeria: 1,500 lammaane oo aroos wadareed loogu qabtay gobolka Kano](https://radiohimilo.so/nigeria-1500-lammaane-oo-aroos-wadareed-loogu-qabtay-gobolka-kano/)

_2026-08-09 · Himilo Radio · Radio Himilo_

Himilo – Magaalada Kano ee waqooyiga Nayjeeriya waxaa lagu qabtay aroos wadareed ay ku midoobeen 1,500 lammaane, iyadoo maamulka gobolka uu sheegay in munaasabadda loogu talagalay in lagu caawiyo qoysaska danyarta ah ee aan awoodin kharashaadka guurka, isla markaana lagu xoojiyo xasilloonida bulshada. Munaasabadda oo socotay laba maalmood ayaa waxaa maalgeliyay barnaamijka daryeelka bulshada ee…

## [𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛 𝐭𝐢𝐫𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝-𝐠𝐮𝐮𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢 𝐁𝐚𝐫𝐢](https://opm.gov.so/news/blog)

_2026-08-08 · Office of the Prime Minister of Somalia — News_

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛 𝐭𝐢𝐫𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝-𝐠𝐮𝐮𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢 𝐁𝐚𝐫𝐢

## [Wiil 18 jir ah oo noqday borofisarkii jaamacadeed ee ugu da’da yaraa dunida](https://radiohimilo.so/wiil-18-jir-ah-oo-noqday-borofisarkii-jaamacadeed-ee-ugu-dada-yaraa-dunida/)

_2026-08-08 · Himilo Radio · Radio Himilo_

Himilo – Nathan Thomas, oo hadda 21 jir ah, ayaa Guinness World Records ku mutay inuu noqday borofisarkii jaamacadeed ee ragga ugu da’da yaraa abid, kaddib markii uu waxbarid ka bilaabay Miami Dade College ee gobolka Florida bishii Agoosto 2023, isagoo jiray 18 sano iyo 346 maalmood. Thomas oo ahaa ilmo hibadiisu sareyso dhinaca injineernimada \[…\]

## [Casharka Tafsiirka Maay 65aad](https://radiohimilo.so/casharka-tafsiirka-maay-65aad/)

_2026-08-08 · Himilo Radio · Radio Himilo_

[Listen](https://radiohimilo.so/wp-content/uploads/2026/08/Casharka-Tafsiirka-Maay-65aad.mp3)

## [Xukuumadda iyo maamul goboleedyada oo ka wada hadlay horumarinta dhaqaalaha buluugga ah](https://onkodradio.com/xukuumadda-iyo-maamul-goboleedyada-oo-ka-wada-hadlay-horumarinta-dhaqaalaha-buluugga-ah/)

_2026-08-08 · Website Admin · Onkod Media Network &#8211; Shabakadda Warbaahinta Onkod_

Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS , mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirrada Dekedaha ee maamul goboleedyada. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta iyo isku-duwidda siyaasadaha dekedaha iyo gaadiidka badda, dardargelinta horumarinta kaabeyaasha badda, kobcinta ganacsiga iyo gaadiidka badda iyo mideynta dadaallada lagu…

## [Install Manifest V3 Extension (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/4CJt0h1Ze3TH)

_2026-08-08 · **Sponsored**_

Get this Manifest V3 extension from the official TronBrowser Store listing.

## [Shaqaale caafimaad oo ka mudaharaaday mushahar la&#8217;aan, iyadoo Ebola ku sii fidayo Bariga Congo](https://radiohimilo.so/shaqaale-caafimaad-oo-ka-mudaharaaday-mushahar-laaan-iyadoo-ebola-ku-sii-fidayo-bariga-congo/)

_2026-08-06 · Himilo Radio · Radio Himilo_

Himilo – Daraasiin ka mid ah shaqaalaha caafimaadka ee ka qeyb qaadanaya la tacaalidda cudurka Ebola ee bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo ayaa Khamiistii mudaharaad ka dhigay magaalada Bunia ee gobolka Ituri, iyagoo ka cabanaya mushahar iyo gunnooyin aan la siin tan iyo markii cudurka lagu dhawaaqay bartamihii bishii May. Mudaharaadka ayaa saameeyay xarumo caafimaad oo \[…\]

## [Jaamacadda Muqdisho oo ku dhawaad 90 qareen maamuustay](https://radiohimilo.so/jaamacadda-muqdisho-oo-ku-dhawaad-90-qareen-maamuustay/)

_2026-08-05 · Himilo Radio · Radio Himilo_

## [𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐅𝐞𝐝𝐞𝐫𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐊𝐚𝐥𝐟𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐢𝐝𝐞𝐞𝐝𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐚𝐚𝐫𝐥𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐅𝐒.](https://senate.gov.so/%f0%9d%90%8c%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%9d%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%b1%f0%9d%90%b0%f0%9d%90%9e%f0%9d%90%b2%f0%9d%90%a7%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%a1%f0%9d%90%9a-%f0%9d%90%89%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%a6%f0%9d%90%a1/)

_2026-08-01 · Media Department · AQALKA SARE_

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga Sideedaad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Fadhiga furitaanka waxaa si wadajir ah u guddoomiyay \[…\] The post 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐅𝐞𝐝𝐞𝐫𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲…

## [Jaaliyadda Karanle ee Finland oo guddoomiye u dooratay mudane Cumar Cabdi Colow-Muuqaallo](https://onkodradio.com/jaaliyadda-karanle-ee-finland-oo-guddoomiye-u-dooratay-mudane-cumar-cabdi-colow-muuqaallo/)

_2026-07-31 · Website Editor · Onkod Media Network &#8211; Shabakadda Warbaahinta Onkod_

Shirweyaha Karanle oo ay ka soo qaybgaleen qaybaha kala duwan ee bulshada Beelweynte Karanle ee Finland ayaa ka dhacay magaalada Helsinki, caasimadda Finland. Shirweynaha ayaa waxaa lagu lafaguray muhiimadda ay leedahay midnimada Karanlaha deggan Finland iyo iska warqabka, is caawinta Jaaliyadda Karanle ee Finland. Waxaa sidoo kale Shirweynaha lagu doortay Guddoomiye iyo Guddi la shaqeeya, \[…\]

## [Jaamacadda Ummadda oo Baydhabo ku soo Gebogebaysay Ban bax Aqooneed loo Qabtay Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed](https://snu.edu.so/jaamacadda-ummadda-oo-baydhabo-ku-soo-gebogebaysay-ban-bax-aqooneed-loo-qabtay-golaha-wasiirrada-koonfur-galbeed/)

_2026-07-28 · Mohamed Sudi · Somali National University_

Baydhabo, 28-07-2026 :- Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, iyadoo kaashanaysa Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa magaalada Baydhabo ku soo gebogebaysay Ban bax Aqooneed socday muddo saddex maalmood ah (25- 27 Luulyo 2026), kaas oo loo qabtay Golaha Wasiirrada cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Dugsiga Tababarka Shaqaalaha Dowladda ee Jaamacadda Ummadda…

## [𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐅𝐄𝐃𝐄𝐑𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀 𝐎𝐎 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐃𝐎𝐎𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐅𝐀𝐊𝐀𝐍𝐐𝐀𝐘𝐍 𝐊𝐀 𝐘𝐄𝐄𝐒𝐇𝐀𝐘 𝐐𝐎𝐑𝐒𝐇𝐄-𝐇𝐎𝐖𝐋𝐄𝐄𝐃𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐆𝐎𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐄𝐄 𝐊𝐀𝐋𝐅𝐀𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀 𝟖𝐀𝐀𝐃.](https://senate.gov.so/%f0%9d%90%86%f0%9d%90%94%f0%9d%90%83%f0%9d%90%83%f0%9d%90%88%f0%9d%90%86%f0%9d%90%80-%f0%9d%90%89%f0%9d%90%8e%f0%9d%90%8e%f0%9d%90%86%f0%9d%90%93%f0%9d%90%80%f0%9d%90%83%f0%9d%90%80-%f0%9d%90%80-10/)

_2026-07-25 · Media Department · AQALKA SARE_

Kusimaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ee Aqalka Sare oo ajandihiisu ahaa ka doodista \[…\] The post 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐅𝐄𝐃𝐄𝐑𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀 𝐎𝐎 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐃𝐎𝐎𝐃…

## [Xafladda Qalin jebinta Dufcadda 1 aad ee masterka Dacwada &#038; Garsoorka iyo soo dhawaynta Dufcadda 2 aad.](https://snu.edu.so/xafladda-qalin-jebinta-dufcadda-1-aad-ee-masterka-dacwada-garsoorka-iyo-soo-dhawaynta-dufcadda-2-aad/)

_2026-07-21 · Mohamed Sudi · Somali National University_

Muqdisho, 20 Luulyo 2026: Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa maanta qabatay Xafladda Qalin-jabinta Dufcaddii 1-aad ee Barnaamijka Master-ka ee Dacwada iyo Garsoorka, iyadoo isla munaasabaddaas lagu soo dhaweeyay Dufcaddii 2-aad ee ku soo biirtay barnaamijka. Munaasabadda waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin heer qaran ah, culimo, aqoonyahanno, maamulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, marti…

## [𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐍𝐊𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐆𝐎&#8217;𝐀𝐀𝐌𝐄𝐘𝐄𝐘 𝐅𝐔𝐑𝐈𝐓𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐊𝐀𝐋𝐅𝐀𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀 𝟖-𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐀𝐌𝐇𝐔𝐔𝐑𝐈𝐘𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐅𝐄𝐃𝐄𝐑𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀.](https://senate.gov.so/%f0%9d%90%86%f0%9d%90%94%f0%9d%90%83%f0%9d%90%83%f0%9d%90%8e%f0%9d%90%8e%f0%9d%90%8d%f0%9d%90%8a%f0%9d%90%80-%f0%9d%90%8b%f0%9d%90%80%f0%9d%90%81%f0%9d%90%80%f0%9d%90%83%f0%9d%90%80-%f0%9d%90%80-7/)

_2026-07-19 · Media Department · AQALKA SARE_

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay kulamo wadatashi ah ka yeesheen furitaanka kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana waxay go’aamiyeen in kalfadhiga 8aad ee \[…\] The post 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐍𝐊𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐆𝐎’𝐀𝐀𝐌𝐄𝐘𝐄𝐘 𝐅𝐔𝐑𝐈𝐓𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐊𝐀𝐋𝐅𝐀𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀 𝟖-𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄…

## [Jaamacadda Ummadda oo Daahfurtay Xarunta Garaadka Gacmeedka (Somali National Artificial Intelligence Center)](https://snu.edu.so/jaamacadda-ummadda-oo-daahfurtay-xarunta-garaadka-gacmeedka-somali-national-artificial-intelligence-center/)

_2026-07-15 · Mohamed Sudi · Somali National University_

Muqdisho, Soomaaliya: Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaadka Gacmeedka (Somali National Artificial Intelligence Center – SNAIC), munaasabad lagu qabtay Xarunta KM4 ee Jaamacadda. Xarunta waxaa si rasmi ah xarigga uga jaray Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, isagoo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay xaruntaani u leedahay…

## [Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Guddoomiyay Qalin-jabinta Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS)](https://onkodradio.com/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-guddoomiyay-qalin-jabinta-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyeed-cxds/)

_2026-07-10 · Website Admin · Onkod Media Network &#8211; Shabakadda Warbaahinta Onkod_

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyay munaasabadda qalin-jabinta saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) oo si guul leh u soo dhammaystay tababarkooda ciidan ee magaalada Muqdisho. Intii ay munaasabaddu socotay, Madaxweynaha ayaa kormeeray Gaardiska Sharafta, wuxuuna daawaday dhoollatus ciidan oo ay soo bandhigeen…

## [Taliyaha ciidanka Dhulka oo Muqdisho kusoo dhaweeyay dhiggiisa dalka Turkiga](https://onkodradio.com/taliyaha-ciidanka-dhulka-oo-muqdisho-kusoo-dhaweeyay-dhiggiisa-dalka-turkiga/)

_2026-07-10 · Website Admin · Onkod Media Network &#8211; Shabakadda Warbaahinta Onkod_

Muqdisho-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, habraaca iyo sharafta ciidamada ayaa lagu maamuusay soo dhaweynta Taliyaha iyo wafdigiisa. Booqashadan ayaa muujinaysa xiriirka qotada dheer ee…

## [Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Lagu Horumarinayo Tayada Shaqaalaha](https://snu.edu.so/jaamacadda-ummadda-soomaaliyeed-oo-qabatay-kulan-lagu-horumarinayo-tayada-shaqaalaha/)

_2026-07-10 · Mohamed Sudi · Somali National University_

Muqdisho, 02 Luulyo 2026 – Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa qabatay kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen maamulka sare ee Jaamacadda, macallimiinta, agaasimeyaasha, hormuudyada iyo guud ahaan shaqaalaha Jaamacadda. Kulanka ayaa ka qabsoomay Hoolka Shariif Saalax ee xarunta dhexe ee Jaamacadda. Kulanka ayaa lagu falanqeeyay sidii loo horumarin lahaa tayada shaqaalaha iyo waxqabadka Jaamacadda,…

## [deegaanka Masagawaay ee Gobolka Galgaduud laga Hirgelinayo saldhig Boliis](https://onkodradio.com/deegaanka-masagawaay-ee-gobolka-galgaduud-laga-hirgelinayo-saldhig-boliis/)

_2026-07-08 · Website Admin · Onkod Media Network &#8211; Shabakadda Warbaahinta Onkod_

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa deegaanka Masagawaay ee Gobolka Galgaduud ka dhagax dhigay saldhig Boliis oo dhawaan laga hirgelinayo deegaankaas. Dhagax dhigga xaruntan Amni ayaa meesha ka saaraysa baahidii ay dadka deegaankaasi u qabeen helidda adeegga dowliga ah ,si meesha looga saaro caqabadihii dhinaca garsoorka iyo amniga la xiriiray oo…

## [Fariin:Wadajir ayaan u sugaynaa amniga iyo xasiloonida bulshada.](https://police.pl.so/fariinwadajir-ayaan-u-sugaynaa-amniga-iyo-xasiloonida-bulshada/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=fariinwadajir-ayaan-u-sugaynaa-amniga-iyo-xasiloonida-bulshada)

_2026-07-08 · Police Media · Puntland State Police_

Ciidanka Booliska Puntland wuxuu ku wargelinayaa shacabka sharafta leh in qof kasta oo arka ama maqla cid looga shakisan yahay inay xiriir la leedahay kooxahaas naf-la-caariga ah, ay si degdeg ah ula soo xiriiraan ciidanka booliska Dowladda Puntland iyagoo wacaya lambarka gaaban ee 999,

## [TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND OO MAGACAABAY TALIYAHA HOWL-GALINTA GOBOLKA NUGAAL.](https://police.pl.so/taliyaha-ciidanka-booliska-puntland-oo-magacaabay-taliyaha-howl-galinta-gobolka-nugaal/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=taliyaha-ciidanka-booliska-puntland-oo-magacaabay-taliyaha-howl-galinta-gobolka-nugaal)

_2026-07-08 · Police Media · Puntland State Police_

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, S/Guuto Mumin Abdi Shire,ayaa magacaabay Taliyaha Howlgalinta gobolka Nugaal Warqad ka soo baxday Xafiiska Hoggaanka Ciidanka Booliska Puntland, oo tirsigeedu yahay HCB/X/07/2216/26, kuna taariikheysan 07/7/2026, ayaa lagu shaaciyey magacaabistan. Taliyaha Ciidanka Booliska, isagoo tixraacaya danta shaqada, baahida amni iyo hufnaanta howlaha ciidanka, wuxuu 1,…

## [Garoowe – Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Mumin Cabdi Shire, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka Horumarinta Hoggaanka Dambi-baarista (CID) Puntland.](https://police.pl.so/aroowe-taliyaha-ciidanka-booliska-puntland-sarreeye-guuto-mumin-cabdi-shire-ayaa-maanta-si-rasmi-ah-u-furay-shirka-horumarinta-hoggaanka-dambi-baarista-cid-puntland/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=aroowe-taliyaha-ciidanka-booliska-puntland-sarreeye-guuto-mumin-cabdi-shire-ayaa-maanta-si-rasmi-ah-u-furay-shirka-horumarinta-hoggaanka-dambi-baarista-cid-puntland)

_2026-07-07 · Police Media · Puntland State Police_

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Mumin Cabdi Shire, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka Horumarinta Hoggaanka Dambi-baarista (CID) Puntland. Shirka waxaa ka qayb galay Hoggaanka CID Puntland, G/sare Maxamuud Cabdi Xakiim Hogaanka Howlaha G/sare Cabdirisaaq Darwiish,Hoggaan Ku-xigeenka 2-aad ee CID, G/sare Abshir Xuseen Siciid madaxda waaxyaha Hoggaanka , iyo Taliyeyaasha…

## [Taliye Ku-xigeenka 2-aad ee Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Cabdiqaadir Jaamac Dirir, ayaa maanta si rasmi ah u furay tababarka Dufcadda 12-aad ee Feyr-celinta Ciidanka Booliska Puntland.](https://police.pl.so/taliye-ku-xigeenka-2-aad-ee-ciidanka-booliska-puntland-sarreeye-guuto-cabdiqaadir-jaamac-dirir-ayaa-maanta-si-rasmi-ah-u-furay-tababarka-dufcadda-12-aad-ee-feyr-celinta-ciidanka-booliska-puntland/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=taliye-ku-xigeenka-2-aad-ee-ciidanka-booliska-puntland-sarreeye-guuto-cabdiqaadir-jaamac-dirir-ayaa-maanta-si-rasmi-ah-u-furay-tababarka-dufcadda-12-aad-ee-feyr-celinta-ciidanka-booliska-puntland)

_2026-07-07 · Police Media · Puntland State Police_

Godod June 26, 2026: Taliye Ku-xigeenka 2-aad ee Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Cabdiqaadir Jaamac Dirir, ayaa maanta si rasmi ah u furay tababarka Dufcadda 12-aad ee Feyr-celinta Ciidanka Booliska Puntland. Mas’uuliyiintii ka qayb-gashay munaasabadda ayaa markii ay gaadheen Dugsiga Tababarka ee Godod waxaa si diirran ugu soo dhaweeyey Taliyaha Dugsiga Tababarka, G/Sare Cabdi Aadan \[…\]

## [Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Muumin Cabdi Shire, ayaa guddoomiyay shirkii Khamiislaha ahaa ee Taliska Ciidanka Booliska,](https://police.pl.so/aliyaha-ciidanka-booliska-puntland-sarreeye-guuto-muumin-cabdi-shire-ayaa-guddoomiyay-shirkii-khamiislaha-ahaa-ee-taliska-ciidanka-booliska/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=aliyaha-ciidanka-booliska-puntland-sarreeye-guuto-muumin-cabdi-shire-ayaa-guddoomiyay-shirkii-khamiislaha-ahaa-ee-taliska-ciidanka-booliska)

_2026-07-07 · Police Media · Puntland State Police_

Garowe:- Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Muumin Cabdi Shire, ayaa guddoomiyay shirkii Khamiislaha ahaa ee Taliska Ciidanka Booliska, kaas oo ay warbixino ku soo bandhigeen hoggaannada iyo laamaha kala duwan ee ciidanka. Shirka waxaa ka qayb galay Taliye kuxigeenka 1aad ee Booliska Puntland Sarreeye Caydiid Axmed Nuur,Hogaanada waxaana diiradda lagu saaray xaaladda amniga…

## [TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND OO MAGACAABAY TALIYAHA GUUTADA BIRMADKA BOOLISKA DPL ,TALIYAHA URURKA 1AAD IYO TALIYAHA URURKA 2AAD.](https://police.pl.so/taliyaha-ciidanka-booliska-puntland-oo-magacaabay-taliyaha-guutada-birmadka-booliska-dpl-taliyaha-ururka-1aad-iyo-taliyaha-ururka-2aad/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=taliyaha-ciidanka-booliska-puntland-oo-magacaabay-taliyaha-guutada-birmadka-booliska-dpl-taliyaha-ururka-1aad-iyo-taliyaha-ururka-2aad)

_2026-07-07 · Police Media · Puntland State Police_

Garoowe, 04 July 2026:Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire,ayaa magacaabay Taliyaha Guutada Birmadka booliska DPL,Taliyaha ururka 1aad iyo Taliyaha Ururka 2aad. Warqad ka soo baxday Xafiiska Hoggaanka Ciidanka Booliska Puntland, oo tirsigeedu yahay HCB/X/04/2213/26, kuna taariikheysan 04/7/2026, ayaa lagu shaaciyey magacaabistan. Taliyaha Ciidanka Booliska, isagoo…

## [Saraakiil katirsan Booliska Puntland oo kormeeray Dekadda Magaalada Boosaaso.](https://police.pl.so/saraakiil-katirsan-booliska-puntland-oo-kormeeray-dekadda-magaalada-boosaaso/?utm_source=rss&#038;utm_medium=rss&#038;utm_campaign=saraakiil-katirsan-booliska-puntland-oo-kormeeray-dekadda-magaalada-boosaaso)

_2026-07-07 · Police Media · Puntland State Police_

Hoggaanka Ilaalinta Canshuuraha Dowladda Puntland, G/Sare Cabdiwaaxid Cabdalle Warsame, Kaaliyaha Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland G/Sare Axmed Cabdi Sugulle, iyo Taliyaha CID-da Gobolka Bari Dhamme Maxamed Siciid Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay Dekedda magaalada Boosaaso. Kormeerka oo ujeedkiisu ahaa u kuurgalidda habsami u socodka shaqada dekedda, ayaa waxaa masuuliyiinta ku soo…

