# ayaa maanta (blogs) — RSS Amplifier

Recent posts from the 1 feeds in the RSS Amplifier directory that cover ayaa maanta.

Page: <https://rssamplifier.com/topics/ayaa-maanta/blogs>  
Feed: <https://rssamplifier.com/topics/ayaa-maanta/blogs.md>

---

## [Hay’adda Naafada Qaranka oo kaashanaysa Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa maanta ku qabatay hoteelka RA International ee magaalada Muqdisho Munaasabad ballaaran oo lagu xusayay maalinta Naafada Adduunka ee 3-da December 2025](https://nda.gov.so/hayadda-naafada-qaranka-oo-kaashanaysa-wasaaradda-qoyska-iyo-horumarinta-xuquuqul-insaanka-ayaa-maanta-ku-qabatay-hoteelka-ra-international-ee-magaalada-muqdisho-munaasabad-ballaaran-oo-lagu/)

_2025-12-06 · admin · National Disability Agency NDA_

Hay’adda Naafada Qaranka oo kaashanaysa Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa maanta ku qabatay hoteelka RA International ee magaalada Muqdisho Munaasabad ballaaran oo lagu xusayay maalinta Naafada Adduunka ee 3-da December 2025. Munaasabadda waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya, safaaradda Ingiriiska, wakiilo ka socday hay’adaha Qaramada…

## [17 Sebtember 2025, Guddoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka (HNQ), Maxamed Cabdul Jaamac, oo ay wehliyeen xubno ka tirsan guddiga sare iyo shaqaalaha hay’adda, ayaa ka qeyb galay Bandhigga Waxqabadka Hay’adaha Dowladda ee saddexdii sano ee la soo dhaafay (2022–2025),](https://nda.gov.so/17-sebtember-2025-guddoomiyaha-hayadda-naafada-qaranka-hnq-maxamed-cabdul-jaamac-oo-ay-wehliyeen-xubno-ka-tirsan-guddiga-sare-iyo-shaqaalaha-hayadda-ayaa-ka-qeyb-galay-bandhigg/)

_2025-09-17 · admin · National Disability Agency NDA_

17 Sebtember 2025, Guddoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka (HNQ), Maxamed Cabdul Jaamac, oo ay wehliyeen xubno ka tirsan guddiga sare iyo shaqaalaha hay’adda, ayaa ka qeyb galay Bandhigga Waxqabadka Hay’adaha Dowladda ee saddexdii sano ee la soo dhaafay (2022–2025), kaas oo lagu qabtay Hotelka Royal ee magaalada Muqdisho.Intii lagu guda jiray booqashada bandhigga, Madaxweynaha Jamhuuriyadda…

## [Gudoomiyaha Hay&#8217;adda Naafada Qaranka Maxamed Cabdul Jaamac ( Dhagaweyne) ayaa maanta ka qayb galay Xaflad qalin jabin ah oo ay hotel Maida ku qabatay Xarunta Naafada Sanca ee magaalada Mogadishu.](https://nda.gov.so/gudoomiyaha-hayadda-naafada-qaranka-maxamed-cabdul-jaamac-dhagaweyne-ayaa-maanta-ka-qayb-galay-xaflad-qalin-jabin-ah-oo-ay-hotel-maida-ku-qabatay-xarunta-naafada-sanca-ee-magaalada-mogadishu/)

_2025-06-22 · admin · National Disability Agency NDA_

Gudoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka Maxamed Cabdul Jaamac ( Dhagaweyne) ayaa maanta ka qayb galay Xaflad qalin jabin ah oo ay hotel Maida ku qabatay Xarunta Naafada Sanca ee magaalada Mogadishu. Xafladan oo ay ku qaĺinjabiyeen arday naafo ah oo soo dhamaystay tababaro ay ku soo barteen xirfado kala duwan, sida harqaamada, cilaan saarka iyo culuumta \[…\]

## [Hay’adda Naafada Qaranka ayaa maanta 30 kuraasta curyaamiinta oo Elektaroonig ah ugu qeybisay ciidamadii Xoogga dalka Soomaaliyeed ee dagaalkii 1977-dii ee ku jira Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho. Ugu horeyn waxaa goobta ka hadlay Cali C/laahi Salaad oo ka mid ah Gudiga Sare ee Hay’adda Naafada Qaranka oo u mahad celiyay Hay’adda Qatar Charity oo qalabkan ugu deeqday dadka naafada ah ee Soomaaliyeed, wuxuuna kula dar daarmay dadkii qalabkan la gudoonsiiyay inay u adeegsadaan horumarkooda oo ah ujeedadii loo siiyay.](https://nda.gov.so/hayadda-naafada-qaranka-ayaa-maanta-30-kuraasta-curyaamiinta-oo-elektaroonig-ah-ugu-qeybisay-ciidamadii-xoogga-dalka-soomaaliyeed-ee-dagaalkii-1977-dii-ee-ku-jira-isbitaalka-martiini-ee-magaa/)

_2025-04-30 · admin · National Disability Agency NDA_

## [Guddoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan muhiim ah Hotelka Peace ee magaalada Muqdisho kula yeeshay Muhammad Jahangir oo ah u qeybsanaha Hay’adda Humanity Inclusion (HI) ee Koonfurta Soomaaliya. Kulanka waxaa sidoo kale ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka kala socotay Hay’adda Naafada Qaranka iyo Humanity Inclusion, waxaana looga hadlay sidii la isaga kaashan lahaa horumarinta arimaha naafada Soomaaliya, waana la isku afgartay dhammaan qodobbadii looga hadlay kulanka.](https://nda.gov.so/guddoomiyaha-hayadda-naafada-qaranka-maxamed-jaamac-ayaa-maanta-kulan-muhiim-ah-hotelka-peace-ee-magaalada-muqdisho-kula-yeeshay-muhammad-jahangir-oo-ah-u-qeybsanaha-hayadda-humanit/)

_2025-04-27 · admin · National Disability Agency NDA_

## [Hay’adda Naafada Qaranka, ayaa maanta dad naafo ah ugu qaybisay 100 gawaarida naafadu ku socdaan ah Jaamacadda Gaheyr ee degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir.](https://nda.gov.so/hayadda-naafada-qaranka-ayaa-maanta-dad-naafo-ah-ugu-qaybisay-100-gawaarida-naafadu-ku-socdaan-ah-jaamacadda-gaheyr-ee-degmada-xamar-jajab-ee-gobolka-banaadir/)

_2025-04-23 · admin · National Disability Agency NDA_

Guddoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka Maxamed Cabdul Jaamac oo ugu horeyn goobta ka hadlay ayaa u mahad celiyay Hay’adda Qatar Charity oo qalabkan ku deeqday, waxuuna sheegay in qalabkan uu yahay mid muhiim u ah kor u qaadista hamiga dadka ka faa’ideystay, sida inay wax bartaan, shaqeystaan ​​ama ay guryahooda ka baxaan si ay nolol maalmeedkooda \[…\]

## [Guddoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed, Maxamed Cabdul Jaamac, ayaa maanta ka qeyb galay shirka xuquuqul insaanka.](https://nda.gov.so/guddoomiyaha-hayadda-naafada-qaranka-soomaaliyeed-maxamed-cabdul-jaamac-ayaa-maanta-ka-qeyb-galay-shirka-xuquuqul-insaanka/)

_2025-04-14 · admin · National Disability Agency NDA_

Guddoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed, Maxamed Cabdul Jaamac, ayaa maanta ka qeyb galay shirka xuquuqul insaanka oo ay Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ku qabatay Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa socon doona muddo saddex maalmood ah. Guddoomiya oo ka qayb galay dood cilmiyeed intii uu shirka joogay, ayaa ka hadlay arrimaha la \[…\]

## [Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Naafada Qaranka ayaa ka qayb galaya shirwaynaha caalamiga ah ee naafada 2025 ee hadda ka socda Berlin, Germany.](https://nda.gov.so/guddoomiyaha-hayadda-naafada-qaranka-ayaa-ka-qayb-galaya-shirwaynaha-caalamiga-ah-ee-naafada-2025-ee-hadda-ka-socda-berlin-germany/)

_2025-04-02 · admin · National Disability Agency NDA_

Guddoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka ayaa ka qayb galaya shirwaynaha caalamiga ah ee naafada 2025 ee hadda ka socda Berlin, Germany. Shirkan oo saddexdii sanaba mar la qabto ayaa furmay maanta oo Arbaco ah 2-da April, wuxuuna socon doonaa muddo labo maalmood ah. Shirwaynaha caalamiga ah ee naafada 2025 waxaa si wadajir ah u martigeliyay Dowladda \[…\]

## [Hay’adda Naafada Qaranka oo kaashanaysa Wasaaradda Haweenka, Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Jubaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku soo gebagebeysay qaybinta agabka naafada oo ka koobnaa 550 oo isugu jiray 250 wheelchair, 150 usha dadka araga la&#8217; iyo 150 ulaha socdka, oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Kismaayo.](https://nda.gov.so/hayadda-naafada-qaranka-oo-kaashanaysa-wasaaradda-haweenka-qoyska-iyo-horumarinta-xuquuqul-insaanka-ee-jubaland-ayaa-maanta-magaalada-kismaayo-ku-soo-gebagebeysay-qaybinta-agabka-naafada-oo/)

_2025-03-25 · admin · National Disability Agency NDA_

## [Real SIMs for AI Agents (Sponsored)](https://crawlproof.com/a/pAZkYDrw4ezQ)

_2025-03-25 · **Sponsored**_

Pass 2FA and verifications with real carrier numbers via our API.

## [Hay’adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta qalabka naafadu isticmaasho sida Wheelchairs, Crutches iyo White Canes (Ulaha dadka aragga la) ugu qaybisay Golaha Murtida iyo Madadaalada ee magaalada Muqdisho.](https://nda.gov.so/hayadda-naafada-qaranka-soomaaliyeed-ayaa-maanta-qalabka-naafadu-isticmaasho-sida-wheelchairs-crutches-iyo-white-canes-ulaha-dadka-aragga-la-ugu-qaybisay-golaha-murtida-iyo-madadaalada-ee/)

_2025-03-02 · admin · National Disability Agency NDA_

Hay’adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta qalabka naafadu isticmaasho sida Wheelchairs, Crutches iyo White Canes (Ulaha dadka aragga la) ugu qaybisay Golaha Murtida iyo Madadaalada ee magaalada Muqdisho. Qalabkan oo ay ku deeqday Hay’adda King Salman Humanitarian Aid and Relief Centre ee Saudi Arabia. Gudoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka Maxamed Abdul Jaamac (Dhagaweyne), ayaa uga…

