Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa maanta lagu qabtay soojeedin ku saabsan kala duwanaanta luqadda ay ku leedahay isu furnaanta ilbaxnimada iyo isdhexgalka dhaqamada, waxaa soo jeedinayay bare sare Xasan Maxamuud Fiidoow. Qaar kamid ah agaasime waaxeedyada Akademiyada iyo hawlwadeenada Akademiyada ayaa ka qeybgalay soojeedintan uu sameeynayay bare sare Xasan Maxamuud Fiidoow.…
“رئيس أكاديمية العلوم والثقافة الصومالية يعلن عن تعيينات جديدة ضمن خطط التطوير الداخلي” مقديشو – 28 يناير 2025 . قام رئيس أكاديمية العلوم والثقافة والآداب بجمهورية الصومال الفيدرالية ، السيد إسماعيل يوسف عثمان، بتعديل هيكلي داخل الأكاديمية بتغيير بعض مديري الأقسام وتعيين آخرين في مواقع مختلفة. وفي بيانٍ صادر عن الأكاديمية اليوم 28 يناير […]
Agaasimaha Maamulka Iyo Maaliyadda Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo maanta soo xeray tababar la siinayay Guddiga Af Soomaaliga ee Akademiyada. Muqdisho 27 jannaayo 2025; Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Cabdifitaax Axmed Abuubakar ayaa maanta soo xeray tababar la siinayay Guddiga Af Soomaaliga ee Akademiyada. Tababarkan oo ku saabsanaa Cilmi-afeedka guddiga Af Soomaaliga…
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo kulan lagu dardargelinayo hawlaha Akademiyada la qaatay hawlwadeenada. Muqdisho 20 Jannaayo 2025; Guddoomiyaha Akademiyada Mudane Ismail Yusuf Osman ayaa kulan lagu dardargelinayo hawlaha Akademiyada la qaatay hawlwadeenada. Guddoomiye ismaaciil ayaa tilmaamay in xarunta Akademiyada hadda ay ka socoto shaqa adag oo la rabo dhammaan in ay…