Blog
Somali National University Somali National University
Subscribe: .rss .atom .json .md
Live Last read 3 hours ago · last published 24 days ago · next check scheduled
news oo ummadda jaamacadda jaamacadda ummadda ee lagu iyo soomaaliyeed jaamacadda ummadda soomaaliyeed ummadda soomaaliyeed ayaa Latest posts Baydhabo, 28-07-2026 :- Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, iyadoo kaashanaysa Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa magaalada Baydhabo ku soo gebogebaysay Ban bax Aqooneed socday muddo saddex maalmood ah (25- 27 Luulyo 2026), kaas oo loo qabtay Golaha Wasiirrada cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Dugsiga Tababarka Shaqaalaha Dowladda ee Jaamacadda Ummadda…
Jul 28, 2026 · Mohamed Sudi
Muqdisho, 20 Luulyo 2026: Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa maanta qabatay Xafladda Qalin-jabinta Dufcaddii 1-aad ee Barnaamijka Master-ka ee Dacwada iyo Garsoorka, iyadoo isla munaasabaddaas lagu soo dhaweeyay Dufcaddii 2-aad ee ku soo biirtay barnaamijka. Munaasabadda waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin heer qaran ah, culimo, aqoonyahanno, maamulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, marti…
Jul 21, 2026 · Mohamed Sudi
Muqdisho, Soomaaliya: Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaadka Gacmeedka (Somali National Artificial Intelligence Center – SNAIC), munaasabad lagu qabtay Xarunta KM4 ee Jaamacadda. Xarunta waxaa si rasmi ah xarigga uga jaray Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, isagoo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay xaruntaani u leedahay…
Jul 15, 2026 · Mohamed Sudi
Muqdisho, 02 Luulyo 2026 – Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa qabatay kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen maamulka sare ee Jaamacadda, macallimiinta, agaasimeyaasha, hormuudyada iyo guud ahaan shaqaalaha Jaamacadda. Kulanka ayaa ka qabsoomay Hoolka Shariif Saalax ee xarunta dhexe ee Jaamacadda. Kulanka ayaa lagu falanqeeyay sidii loo horumarin lahaa tayada shaqaalaha iyo waxqabadka Jaamacadda,…
Jul 10, 2026 · Mohamed Sudi
Guddoomiye Ku-xigeenka Cilmi baarista iyo Hal abuurka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Dr. Cali Cawil Axmed, ayaa shir guddoomiyay kulan wadatashi ah oo lagu falanqeeyay diyaarinta Istaraatiijiyadda Cilmi baarista iyo Hal abuurka Jaamacadda ee sannadaha 2026 – 2030. Kulanka waxaa diiradda lagu saaray dejinta ajande mideysan oo hagaya cilmi baarista, hal abuurka, curinta iyo ganacsiga (innovation…
Jun 29, 2026 · Mohamed Sudi
Guddoomiye Ku xigeenka Qorshaynta iyo Horumarinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Fu’aad Mire Xasan, ayaa daahfuray wejiga ugu dambeeya ee Tababarka Tababarayaasha Barnaamijka Maamulka Dadweynaha Talyaaniga iyo Soomaaliya (PAIS) ee waaxyaha Caafimaadka iyo Caddaaladda. Tababarkan oo socon doona muddo afar maalmood ah ayaa lagu soo gabagabeynayaa wajigisa koowaad ee barnaamijka tababarka…
Jun 22, 2026 · Mohamed Sudi
Muqdisho, 14 Juun 2026 :- Waxaa magaalada Muqdisho, gaar ahaan Hotel Jazeera, lagu qabtay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya (AI Somalia Summit 2026), kaas oo isu keenay masuuliyiin dowladeed, aqoonyahanno, cilmi-baarayaal, khubaro tiknoolajiyadeed, hal abuurayaal, ganacsato iyo arday ka kala yimid gudaha iyo dibadda dalka. Shirweynaha oo ay si wadajir ah u qabanqaabiyeen AI […]
Jun 16, 2026 · Mohamed Sudi
Kigali, Ruwaanda:- Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) iyo Jaamacadda Ruwaanda (University of Rwanda) ayaa kala saxiixday heshiis is afgarad (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga dhinacyada waxbarashada sare, cilmi baarista iyo horumarinta awoodaha aqooneed. Heshiiska waxaa kala saxiixday Prof. Dr. Fuad Mire Hassan, Gudoomiye ku-xigeenka Qorshaynta iyo Horumarinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed,…
Jun 13, 2026 · Mohamed Sudi
Muqdisho, Soomaaliya :- Madasha Ummadda ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saaray arrimaha tahriibka, caqabadaha horyaalla dhalinyarada Soomaaliyeed iyo sidii loo xoojin lahaa doorkooda horumarinta bulshada iyo dhismaha mustaqbalka dalka. Madasha waxaa ka qaybgalay masuuliyiin dowladeed, aqoonyahanno, culimo, khubaro amni, cilmi-baarayaal iyo dhalinyaro, kuwaas oo…
Jun 11, 2026 · Mohamed Sudi
Muqdisho, 24 May 2026 :- Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS), gaar ahaan Kulliyadda Culuumta Bulshada, ayaa maanta martigelisay kulan-cilmiyeed muhiim ah oo uu jeediyay Danjiraha Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya, Mudane Wang Yu, kaas oo diiradda lagu saaray kobcinta wacyiga bulshada iyo muhiimadda ay leedahay ilaalinta wadajirka ummadda. Kulanka ayaa waxaa ka qayb galay maamulka Jaamacadda,…
May 24, 2026 · Mohamed Sudi
← Prev ✦ Random Next → Visit ↗ Feed Kagi ↗