RSS Amplifier

Blog

AQALKA SARE

The Senate of Somali Federal Parliament

senate.gov.soSource feed ↗10 posts

Live Last read · last published · next check

Written by

Latest posts

𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐃𝐃𝐄𝐗𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄 𝐊𝐀𝐋𝐅𝐀𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀 𝟖-𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu wehelinayo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka labaad […] The post 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐃𝐃𝐄𝐗𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄 𝐊𝐀𝐋𝐅𝐀𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀 𝟖-𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄. first…

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐊𝐇𝐀𝐘𝐑𝐀𝐀𝐃𝐊𝐀 𝐐𝐀𝐑𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐄𝐄 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐒𝐔’𝐀𝐀𝐋𝐎 𝐖𝐀𝐘𝐃𝐈𝐈𝐍 𝐀𝐇 𝐋𝐀 𝐘𝐄𝐄𝐒𝐇𝐀𝐘 𝐖𝐀𝐒𝐈𝐈𝐑𝐊𝐀 𝐖𝐀𝐒𝐀𝐀𝐑𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐁𝐀𝐓𝐑𝐎𝐎𝐋𝐊𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐀𝐂𝐃𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐗𝐅𝐒.

Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo gudanaya waajibaadkooda shaqo ee ku qeexan Dastuurka Dalka, ayaa maanta xafiiskooda ku qaabilay Wasiirka […] The post 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐊𝐇𝐀𝐘𝐑𝐀𝐀𝐃𝐊𝐀 𝐐𝐀𝐑𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐄𝐄 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍 𝐒𝐔’𝐀𝐀𝐋𝐎 𝐖𝐀𝐘𝐃𝐈𝐈𝐍 𝐀𝐇 𝐋𝐀…

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐄 𝐂𝐀𝐁𝐃𝐈 𝐗𝐀𝐀𝐒𝐇𝐈 𝐎𝐎 𝐔 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐄𝐄𝐘𝐄𝐘 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐂𝐔𝐒𝐔𝐁 𝐄𝐄 𝐆𝐎𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐒𝐇𝐀𝐂𝐀𝐁𝐊𝐀.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ugu hambalyeeyey Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo maanta loo doortay doortay Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka […] The post 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐄 𝐂𝐀𝐁𝐃𝐈 𝐗𝐀𝐀𝐒𝐇𝐈 𝐎𝐎 𝐔 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐄𝐄𝐘𝐄𝐘 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐂𝐔𝐒𝐔𝐁 𝐄𝐄 𝐆𝐎𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐒𝐇𝐀𝐂𝐀𝐁𝐊𝐀.…

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐀𝐍𝐒𝐈𝐗𝐈𝐘𝐀𝐘 𝐀𝐉𝐀𝐍𝐃𝐀𝐘𝐀𝐀𝐒𝐇𝐀 𝐆𝐎𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐄𝐄 𝐊𝐀𝐋𝐅𝐀𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀 𝐒𝐈𝐃𝐄𝐄𝐃𝐀𝐀𝐃

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehelliyaan Guddoomiye ku xigeenka koowaad Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Guddoomiye ku xigeenka labaad Mudane Cabdullaahi Cali […] The post 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐎 𝐀𝐍𝐒𝐈𝐗𝐈𝐘𝐀𝐘 𝐀𝐉𝐀𝐍𝐃𝐀𝐘𝐀𝐀𝐒𝐇𝐀 𝐆𝐎𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐄𝐄…

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐅𝐞𝐝𝐞𝐫𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐊𝐚𝐥𝐟𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐢𝐝𝐞𝐞𝐝𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐚𝐚𝐫𝐥𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐅𝐒.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga Sideedaad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Fadhiga furitaanka waxaa si wadajir ah u guddoomiyay […] The post 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐅𝐞𝐝𝐞𝐫𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲…

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐅𝐄𝐃𝐄𝐑𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀 𝐎𝐎 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐃𝐎𝐎𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐅𝐀𝐊𝐀𝐍𝐐𝐀𝐘𝐍 𝐊𝐀 𝐘𝐄𝐄𝐒𝐇𝐀𝐘 𝐐𝐎𝐑𝐒𝐇𝐄-𝐇𝐎𝐖𝐋𝐄𝐄𝐃𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐆𝐎𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐄𝐄 𝐊𝐀𝐋𝐅𝐀𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀 𝟖𝐀𝐀𝐃.

Kusimaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ee Aqalka Sare oo ajandihiisu ahaa ka doodista […] The post 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐓𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐅𝐄𝐃𝐄𝐑𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀 𝐎𝐎 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐃𝐎𝐎𝐃…

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐍𝐊𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐆𝐎’𝐀𝐀𝐌𝐄𝐘𝐄𝐘 𝐅𝐔𝐑𝐈𝐓𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐊𝐀𝐋𝐅𝐀𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀 𝟖-𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐀𝐌𝐇𝐔𝐔𝐑𝐈𝐘𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐅𝐄𝐃𝐄𝐑𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀.

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay kulamo wadatashi ah ka yeesheen furitaanka kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana waxay go’aamiyeen in kalfadhiga 8aad ee […] The post 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐍𝐊𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐆𝐎’𝐀𝐀𝐌𝐄𝐘𝐄𝐘 𝐅𝐔𝐑𝐈𝐓𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐊𝐀𝐋𝐅𝐀𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀 𝟖-𝐀𝐀𝐃 𝐄𝐄…

𝗚𝗨𝗗𝗗𝗢𝗢𝗡𝗞𝗔 𝗟𝗔𝗕𝗔𝗗𝗔 𝗔𝗤𝗔𝗟 𝗘𝗘 𝗕𝗔𝗔𝗥𝗟𝗔𝗠𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗝𝗔𝗠𝗛𝗨𝗨𝗥𝗜𝗬𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗙𝗘𝗗𝗘𝗥𝗔𝗔𝗟𝗞𝗔 𝗦𝗢𝗢𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗬𝗔 𝗢𝗢 𝗠𝗔𝗔𝗡𝗧𝗔 𝗬𝗘𝗘𝗦𝗛𝗔𝗬 𝗞𝗨𝗟𝗔𝗡 𝗟𝗔𝗚𝗨 𝗗𝗔𝗥𝗗𝗔𝗥 𝗚𝗔𝗟𝗜𝗡𝗔𝗔𝗬𝗢 𝗙𝗨𝗥𝗜𝗧𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗞𝗔𝗟𝗙𝗔𝗗𝗛𝗜𝗚𝗔 𝟴-𝗔𝗔𝗗 𝗘𝗘 𝗕𝗔𝗔𝗥𝗟𝗔𝗠𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝟭𝟭-𝗔𝗔𝗗.

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (BJFS). Kulanka ayaa diiradda lagu saaray ka-tashiga […] The post 𝗚𝗨𝗗𝗗𝗢𝗢𝗡𝗞𝗔 𝗟𝗔𝗕𝗔𝗗𝗔 𝗔𝗤𝗔𝗟 𝗘𝗘 𝗕𝗔𝗔𝗥𝗟𝗔𝗠𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗝𝗔𝗠𝗛𝗨𝗨𝗥𝗜𝗬𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗙𝗘𝗗𝗘𝗥𝗔𝗔𝗟𝗞𝗔 𝗦𝗢𝗢𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗬𝗔 𝗢𝗢…

𝐗𝐈𝐋𝐃𝐇𝐈𝐁𝐀𝐀𝐍𝐍𝐀𝐃𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐀𝐌𝐇𝐔𝐔𝐑𝐈𝐘𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐅𝐄𝐃𝐄𝐑𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀 𝐎𝐎 𝐂𝐎𝐃 𝐀𝐐𝐋𝐀𝐁𝐈𝐘𝐀𝐃 𝐀𝐇 𝐊𝐔 𝐀𝐍𝐒𝐈𝐗𝐈𝐘𝐄𝐘 𝐃𝐀𝐒𝐓𝐔𝐔𝐑𝐊𝐀.

Kulanka maanta oo ahaa kulankii 24-aad ee kalfadhiga 7-aad ee fadhiyada wadajirka ah, waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay wehelinayaan Guddoomiye Ku-xigeenka […] The post 𝐗𝐈𝐋𝐃𝐇𝐈𝐁𝐀𝐀𝐍𝐍𝐀𝐃𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐄𝐄 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐉𝐀𝐌𝐇𝐔𝐔𝐑𝐈𝐘𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐅𝐄𝐃𝐄𝐑𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀 𝐎𝐎 𝐂𝐎𝐃…

𝐗𝐈𝐋𝐃𝐇𝐈𝐁𝐀𝐀𝐍𝐍𝐀𝐃𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐀𝐊𝐇𝐑𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐊𝐎𝐎𝐖𝐀𝐀𝐃 𝐌𝐀𝐑𝐒𝐈𝐈𝐘𝐄𝐘 𝐖𝐀𝐑𝐁𝐈𝐗𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐗𝐈𝐒𝐀𝐀𝐁-𝐗𝐈𝐃𝐇𝐊𝐀 𝐒𝐀𝐍𝐀𝐃 𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃𝐊𝐀 𝟐𝟎𝟐𝟒-𝐊𝐀

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka labaad kalfadhiga todobaad ee […] The post 𝐗𝐈𝐋𝐃𝐇𝐈𝐁𝐀𝐀𝐍𝐍𝐀𝐃𝐀 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐀𝐐𝐀𝐋 𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐀𝐊𝐇𝐑𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐊𝐎𝐎𝐖𝐀𝐀𝐃 𝐌𝐀𝐑𝐒𝐈𝐈𝐘𝐄𝐘 𝐖𝐀𝐑𝐁𝐈𝐗𝐈𝐍𝐓𝐀…