Muqdisho (Raxanreeb Online): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dhaqaalaha dalka uu si weyn u soo kabanayo, isla markaana Soomaaliya ay ku socoto waddadii ay ku gaari lahayd isku-filnaansho dhaqaale oo ay kaga maarmi karto kaalmooyinka shisheeye. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in horumarka dhaqaale uu muujinayo adkeysiga iyo kartida bulshada...…
Baydhabo (Raxanreeb Online): Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed, Isaaq Korsaar, ayaa ku eedeeyay madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, inuu mas’uul ka yahay 11 qarax oo ka dhacay magaalada Baydhabo. Wasiirka ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ka codsaday inay waaranka soo qabashada ka jarto Lafta-gareen, isla markaana ay Kenya kala shaqeyso in gacanta lagu...…
Kenya (Raxanreeb Online): Madaxa Xarunta Sirdoonka Qaranka Ecuador, Michele Sensi-Contugi Ycaza, ayaa ku geeriyooday shil diyaaradeed oo ka dhacay gobolka Samburu ee waqooyiga Kenya. Shilka ayaa dhacay 19-kii Agoosto 2026, kaddib markii diyaarad nooca helicopter-ka ah ay ku burburtay deegaanka u dhow Mount Ololokwe, xilli ay ku guda jirtay safar dalxiis. Wararka la xaqiijiyay ayaa... The post…
Itoobiya (Raxanreeb Online): Dowladda Itoobiya ayaa sannadkan dadaallo xooggan ku bixisay sidii loo xakameyn lahaa hoos-u-dhaca ku yimid qiimaha lacagta dalka, Birr-ka Itoobiya, iyadoo lagu qiyaasay in dowladda ay u adeegsatay ku dhawaad $2.2 bilyan si loo taageero loona xasiliyo lacagta qaranka. Sida ay baahisay Business Insider Africa, Birr-ka ayaa wajahaya cadaadis xooggan oo dhanka... The post…