News source
Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya
Subscribe: .rss .atom .json .md
Live Last read 13 hours ago · last published 2 days ago · next check scheduled
wararka english news oo soomaaliya ee iyo ayaa ka federaalka ku mudane federaalka soomaaliya Latest articles Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), iyo Agaasimaha Guud ee Arrimaha EAC, Maxamed Faatir, oo matalaya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay Kulan Gaar ah oo Golaha Wasiirrada EAC ku yeesheen magaalada Mombasa ee dalka Kenya. […]
Aug 20, 2026 · Mohamed M Hassan
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta, kaas oo lagu qabtay magaalada Tunis ee Jamhuuriyadda Tunisia, inta u dhaxeysay 19–20 Agoosto 2026. Shirka ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin casriyeynta nidaamyada aqoonsiga,…
Aug 20, 2026 · Mohamed M Hassan
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku sameeyay hawlaha ka socda Wasaaradda ee ku aadan diyaarinta Warbixinta Waxqabadka Qaranka ee Xukuumadda (DanQaran) 2022–2026. Intii uu waday kormeerku Xoghayaha Joogtada ah ayaa aad ugu kuurgalay horumarka laga sameeyay diyaarinta warbixinta iyo kaalinta Wasaaradda…
Aug 20, 2026 · Mohamed M Hassan
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka jeediyay Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha oo ka socota magaalada Beijing. Wasiirka ayaa khudbaddiisa ku soo bandhigay horumarka ay Soomaaliya ka sameyneyso la qabsigacasriyeynta warbaahinta, caqabadaha…
Aug 20, 2026 · Abdirahman Gacaltooyo
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku yeeshay, iyagoo diiradda saaray xoojinta xiriirka laba-geesoodka ah iyo isbeddelada amni ee ka dhacaya gobolka Geeska Afrika, wuxuuna dhiggiisa uga mahadceliyay taageerada joogtada ah ee dowladda Masar ay la garab taagan tahay Soomaaliya,…
Aug 19, 2026 · Abdirahman Gacaltooyo
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, H.E. Ahmed Mohammed Almowallad, waxaana ugu horreyn safiirka uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka ugu hambalyeeyey doorashadiisii xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka…
Aug 19, 2026 · Abdirahman Gacaltooyo
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday Soomaaliya, Dr. Adarsh Swaika. Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka iyo Danjiraha Magacaaban ayaa ka wada hadlay xiriirka soojireenka ah ee labada dal ee Soomaaliya iyo Hindiya iyo horumarinta iskaashiga ee dhinacyada ganacsigao, waxbarashada,…
Aug 18, 2026 · Mohamed M Hassan
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci Lr. 48 ee 19 Janaayo 2026. Sharcigan ayaa loogu talagalay in lagu ilaaliyo xuquuqda, karaamada iyo danta ugu wanaagsan ee carruurta la kulma nidaamka cadaaladda, iyadoo loo sameeyay habraacyo gaar ah oo khuseeya qabashada, haynta, […]
Aug 18, 2026 · Mohamed M Hassan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga iyo wafdigiisa ayaa tilmaamay in farriinta safarkiisa Galmudug uu xambaarsanaa ay ahayd xoojinta nabadda iyo midnimada dadka Soomaaliyeed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa bulshada la wadaagay warbixin ku saabsan horumarka iyo guulaha laga gaaray…
Aug 18, 2026 · Mohamed M Hassan
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the copies of credentials of four newly appointed Ambassadors to Somalia: H.E. Dr. Madou Diallo of the Republic of Mali, H.E. Danlami Ibrahim of the Federal Republic of Nigeria, H.E. Aqsa Nawaz of the Islamic Republic […]
Aug 18, 2026 · Mohamed M Hassan
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa booqday xarunta Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beene-Beene). Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda u soo bandhigay…
Aug 18, 2026 · Mohamed M Hassan
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee JFS Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ka guddoomay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar safiir oo cusub oo loo soo magacaabay Soomaaliya. Safiirrada cusub ee loo soo magacaabay Soomaaliaya ayaa kala ah Safiirka Jamhuuriyadda Mali Mudane Dr. Madou Diallo., Mudane Danlami Ibrahim oo ka socda Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria, Marwo […]
Aug 18, 2026 · Mohamed M Hassan
Gaalkacyo, Agoosto, 18, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay Dugsiga Farsamada Gacanta, Prof. Cadow ee magaalada Gaalkacyo. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa warbixin ka dhageystay maamulka dugsiga, isaga oo soo indha-indheeyay fasallada, goobaha tababarka, xafiisyada maamulka, guryaha deegaanka iyo qeybaha kala duwan ee xarunta,…
Aug 18, 2026 · Fardowso Xasan
← Prev ✦ Random Next → Visit ↗ Feed Kagi ↗