RSS Amplifier

News source

Puntland Post

News from Somalia, Puntland, Somaliland

puntlandpost.netSource feed ↗10 articles

Overdue Last read · last published · next check
Last read 4 hours ago, longer than this feed's 2 hours schedule.

Written by

Latest articles

Burcad-badeed markab ku qabsatay Gacanka Cadmeed

Koox burcad-badeed ah ayaa maanta markab kuwa shidaalka qaada ah ku qabsaday Gacanka Cadmeed, sida ay shaacisay hay’adda ciidanka badda… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay saraakiisha ciidanka degmada Saaxo

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo weli ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah saraakiisha… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 3% uu kordhay dhaqaalaha dalka

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, islamarkaana uu shir-guddoomiyay Ra’iisulWasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu… Sii akhri

UAE-funded mercenary ‘ran covert operation’ against British activist in London

Sitting near the bar at the Bulgari hotel in Knightsbridge, Abraham Golan made short work of a succession of espressos.… Sii akhri

Sida Deni uga badbaadi karo in mar kale lagu guuro

“Cabashiyo caloolyow ciil kaama bi’iyaan, talo cayn-wareegtana la iskuma canaantee, caqli iyo hubsiimaa cirib looga aayaa” — ereyadii Cabdillaahi Cabdi Cilmi… Sii akhri

Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay 7 safiir

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada warqadaha aqoonsiga danjirenimo kaga guddoomay safiirro cusub oo ka… Sii akhri

Ciidan ka tirsanaa Somaliland oo u goostay Waqooyi Bari

Ciidan ka tirsanaa maamulka Somaliland oo ku sugnaa deegaanka Yubbe ee goboka Sanaag ayaa maanta u wareegay maamulka Waqooyi Bari.… Sii akhri

Gaadiid lagu gubay Shabeellaha Hoose

In ka badan shan gaari oo kuwa xamuulka qaado ah ayaa lagu gubay waddada u dhaxaysa degmooyinka Wanlaweyn iyo Afgooye… Sii akhri

Maxay ahaayeen ragga lagu beegsaday duqeynta Garmaal?

Faahfaahinta dheeraad aha ayaa ka soo baxaysa duqeyn maanta gelinkii dambe ka dhacday deegaan xeebeedka Garmaal ee degmada Dangorayo ee… Sii akhri

Duqeyn ka dhacday deegaanka Garmaal ee gobolka Nugaal

Duqeyn maanta gelinkii dambe ka dhacday deegaan xeebeedka Garmaal degmada Dangorayo ee gobol Nugaal ayaa lagu dilay afar nin, halka… Sii akhri