RSS Amplifier

Blog

Guddiga Qaran ee Dib u Heshiisiinta

Guddiga Qaran ee Dib u Heshiisiinta

nirc.gov.soSource feed ↗10 posts

Live Last read · last published · next check

Latest posts

Baaq Nabadeed

Guddiga Madaxa Banaan ee Dib u Heshiisiinta Qaranka waxuu ugu baaqayaa dhamaan Wax-garadka Aqoonyahanka iyo Maamulka Galmudug ba in Xal waraa lagu soo dabaalo Colaadaha Qabiil ee ka taagan Deegano kamida Goboladda Mudug iyo Galgaduud, gaar ahaan Colaadaha Aanooyinka Qabiil ee wayadaan danbe kasoo cusboonaaday Deeganadaas. Guddigu waxuu Sama jeclayaasha Soomaaliyeed ugu baaqayaa laga shaqeeyo […]

Hanbalyadda Maalinta Shaqaalaha Aduunka 1-da May 2023

Gudoomiyaha Guddiga Madax banan ee dib u heshiisiinta Qaranka Mudane ISmaaciil Macalin Muuse iyo dhamaan Xubnaha Fulinta Guddiga waxeey Hambalyo udirayaan Guddiga Qaran ee Shaqaalaha Rayidka iyo dhamaan shaqalaha weynaha Soomaliyeed waxayna ugu hambalyeeynayaan Maalinta Shaqaalaha aduunka ee 01/MAY. Waxaan idin leenahay hambalyo sanad guuro wacan dhamaan Guddiga iyo Shaqaalaha Guddiga Qaran ee…

Hanbalyo iyo Bogaadin Afmeerida Colaadii Wagardhac iyo Sacad

Guddiga Madaxa banaan ee Dib u Heshiisiinta Qaranka waxuu bogaadinayaa Gunaanadka Gogosha Nabadeed ee lagu soo gunaanaday Colaada Beelaha Walaalaha ah ee Wagardhac iyo Sacad taas oo 6dii Bishaan lagu soo gabagabeeyay Afur wadajir ah oo loogu sameeyay Muqdisho. Gudoomiyaha guddiga waxuu mahad celin balaaran iyo bogaadibna u dirayaa Sama Jeclayaasha Soomaaliyeed, Odeyaasha labada dhinac […]

Hanbalyo iyo Bogaadin Afmeerida Colaadii Wagardhac iyo Sacad

Guddiga Madaxa banaan ee Dib u Heshiisiinta Qaranka waxuu bogaadinayaa Gunaanadka Gogosha Nabadeed ee lagu soo gunaanaday Colaada Beelaha Walaalaha ah ee Wagardhac iyo Sacad taas oo 6dii Bishaan lagu soo gabagabeeyay Afur wadajir ah oo loogu sameeyay Muqdisho. Gudoomiyaha guddiga waxuu mahad celin balaaran iyo bogaadibna u dirayaa Sama Jeclayaasha Soomaaliyeed, Odeyaasha labada dhinac […]

Guddiga Shaqaalaha Rayidka ayaa kormeeray Shaqaalaha Guddiga Dib u Heshiisiinta Qaranka

Guddiga Shaqaalaha Rayidka, Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada iyo Xubno ka socday Xafiiska Raisul Wasaaraha oo waday waayadaan Kormeer aay ku samenayaan Shaqa Galka iyo Hubinta shaqaalaha ayaa kormeer ku sameeyay Shaqaalaha Guddiga Dib u heshiisinta Qaranka Maalintiii Sabtida 11 Marso 2023. Dhamaan Shaqaalaha Guddiga oo ka kooban 11 Shaqaale ayaa maray Kormeerka waxaana hor […]

KULAN GUDDIGU LA YEESHAY WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA FEDERALKA IYO DIB U HESHIISIINTA

Xubno kamida Guddiga Dib u heshiisinta Qaranka oo uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Guddiga ayaa Kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi, kulan ka ayaa looga hadlay sidii loo dardar galin lahaa Howlaha dib u heshiisinta Dalka ayna iskaaga gacan siin lahaayeen Guddiga iyo wasaaradda. Kulankan ayaa ahaa midkii kowaad […]

Guddiga oo hortagay Golaha Aqalka Sare

19/01/2023 Guddiga Madaxa Banaan Ee Dib U Heshiisiinta Qaranka ayaa kulan kula qaatay Xarunta Aqalka Sarre Guddiga Arimaha Gudaha, Dib U Heshiisiinta Iyo Xiriirka Dowlad Goboleedyada Ee Aqalka Sare. Ajandaha kulanka oo ahaa isbarasho iyo su,aalo laga waydiiyey GDQ shaqadiisa, Ugu horayn waxaa kulan ka furtay Senator. Deeqa Xasan Xuseen oo ah Guddoomiyaha Guddiga Dib […]

Guddiga oo ka qeyb-galay Dib u Heshiisiin Beelo ku dagaalamay Cadale

Maalinimadii Kahmiista 15 Decemmber Xubno ka tirsan Guddiga Dib u heshiisinta oo uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Guddiga ayaa safar shaqo u aaday Magaalada Caddale, ujeedada Safarka ayaa ahaa in Guddiga kaalintiisa ka qaato howlo dib u heshiisiinta oo laga dhex waday Qabiilo deegaanka ku dagaalamay kuwaas oo arintooda ay cadadle u fadhiyeen Imaamka Ugaaska iyo Odeyaasha […]

DHIBAATADA SOOMAALIYA DIB U EEGID IYO FALANQEYN

11/07/2019 Dr. Cabdiraxman M Cabdullahi Badiyow oo ah la taliyaha Ra,isul-wasaraha dhinaca Nabadeynta iyo dib u heshiisiinta ayaa ugu qabtay Hoygooda Guddiga madaxa banaan ee dib u heshiisiinta Qaranka Dood ku saabsan DHIBAATADA SOOMAALIYA, DIB U EEGID IYO FALANQEYN. waxaa kulanka goob joog ahaa dhamaan xubnaha Guddiga iyo Shaqalahaba waxaan hadalka furay Xoghayaha Gudiga waxuuna […]

TACSI

Gudoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee Dib u heshiisinta Qaranka Ismaaciil Macalin Muuse, dhamaan Xubnaha Guddiga iyo Shaqaalaha Guddiga waxeey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Marxuum Caaqil Xersi Xaaji Gaboobe oo ka mid ahaa Xubnaha ugu firfircoon Guddiga Dib u heshiisinta oo Maanta oo taarikhdu tahay 06 Jun 2019 ku […]