Hay’adda Naafada Qaranka oo kaashanaysa Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa maanta ku qabatay hoteelka RA International ee magaalada Muqdisho Munaasabad ballaaran oo lagu xusayay maalinta Naafada Adduunka ee 3-da December 2025. Munaasabadda waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya, safaaradda Ingiriiska, wakiilo ka socday hay’adaha Qaramada…
17 Sebtember 2025, Guddoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka (HNQ), Maxamed Cabdul Jaamac, oo ay wehliyeen xubno ka tirsan guddiga sare iyo shaqaalaha hay’adda, ayaa ka qeyb galay Bandhigga Waxqabadka Hay’adaha Dowladda ee saddexdii sano ee la soo dhaafay (2022–2025), kaas oo lagu qabtay Hotelka Royal ee magaalada Muqdisho.Intii lagu guda jiray booqashada bandhigga, Madaxweynaha Jamhuuriyadda…
Gudoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka Maxamed Cabdul Jaamac ( Dhagaweyne) ayaa maanta ka qayb galay Xaflad qalin jabin ah oo ay hotel Maida ku qabatay Xarunta Naafada Sanca ee magaalada Mogadishu. Xafladan oo ay ku qaĺinjabiyeen arday naafo ah oo soo dhamaystay tababaro ay ku soo barteen xirfado kala duwan, sida harqaamada, cilaan saarka iyo culuumta […]
Guddoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka Maxamed Cabdul Jaamac oo ugu horeyn goobta ka hadlay ayaa u mahad celiyay Hay’adda Qatar Charity oo qalabkan ku deeqday, waxuuna sheegay in qalabkan uu yahay mid muhiim u ah kor u qaadista hamiga dadka ka faa’ideystay, sida inay wax bartaan, shaqeystaan ama ay guryahooda ka baxaan si ay nolol maalmeedkooda […]
Hay’adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta qalabka naafadu isticmaasho sida Wheelchairs, Crutches iyo White Canes (Ulaha dadka aragga la) ugu qaybisay Golaha Murtida iyo Madadaalada ee magaalada Muqdisho. Qalabkan oo ay ku deeqday Hay’adda King Salman Humanitarian Aid and Relief Centre ee Saudi Arabia. Gudoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka Maxamed Abdul Jaamac (Dhagaweyne), ayaa uga…