Waxaa si nabad ah ku soo idlaaday Todobaadka Bandhig Cilmiyeedka ardayda Jaamacadda Modern
https://must.edu.so/wp-content/uploads/2026/06/VID-20260615-WA0010.mp4
Ever to be the best
Live Last read · last published · next check
Saves to your Watch queue, to pick up on another day or another device.

Maanta oo ay taariikhdu tahay –, waxaa si guul leh u soo idlaaday Imtixaanka Kama Dambaysta ah ee Semesterka 2aad ee sanad-dugsiyeedka –. Maamulka, Macallimiinta iyo dhammaan bahda Jaamacadda Modern […]
https://must.edu.so/wp-content/uploads/2026/06/VID-20260615-WA0010.mp4


Wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Jaamacadda Modern Faraca Galkacyo ayaa booqashada ku tagay Dugsiyada sare ee ku kala yaalla Magaalooyinka Ceelguula, Wisil iyo Ceeldibir.



Masuuliyiin ka socotay Mashruuca Rajja kaaba oo ay hogaaminaysay Maareeyaha Mashruuca Marwo Aisho ayaa Booqasho ku yimid Jaamacadda Modern. Masuuliyiinta ayaa indha indhayn ku sameeyay qaybaha kala duwan ee Jaamacada […]



Ardayda barata culuumta caafimaadka gaar ahaan sanadka 1aad ayaa sameeyay baraatiko la xariirta xirfadaha asaasiga ah ee la xariira culuumta caaafimaadka.